Home » Archives by category » Taariikhaha (Page 2)

Taariikh Nololeedka Mega Power Star Ram Charan Teja Oo Dhameestiran (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama maanta ay tahay dhalashada Mega Power Star Ram Charan Teja waxaan idiin heynaa wax walbo oo aad uga baahan tahay inaad xidigan ka ogaatid. Ram Charan Teja maanta ayuu 33-sano jirsaday waxaana lagu tilmaamaa inuu mustaqbalka noqon doono Super Star-kii ugu saameynta badnaa ee ebid Koonfur Hindiya soo maray…

Taariikh Nololeedka Emran Hashmi Oo Kooban In Badan Wax Ka Baro (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Emran Hashmi Oo Kooban In Badan Wax Ka Baro (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Maanta waxaa 39 jir noqday Atooraha lagu magacaabo Emraan Hashmi oo ay soomaalida ku barteen doorka dhunkashada waana atoore door walba sameyn kara waqtigaan la joogo. 24-kii March 1979-kii ayuu Adduunyada ku soo biiray Emraan waxaana uu ku dhashay magaalada Mumbai ee dalka India ayadoo uu maanta u dabaal…

Dhalasho Wacan Mr.Prefectionist Aamir Khan Iyo Taariikh Nololeedkisa Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Dhalasho Wacan Mr.Prefectionist Aamir Khan Iyo Taariikh Nololeedkisa Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Mega Star Aamir Khan (Mr. Perfectionist) ayaa maanta u dabaal dagayo sanad guuradiisa 53-aad wuxuuna xidigaan dhashay 14-ka Maarso 1965. Hadaba munaasabada dhalashada Aamir Khan awgeed waxaan Update ku sameenay taariikh nololeedkiisa maqaal ka hadlaayo oo aan hada ka hor soo daabacnay. Fadlan hoos kaga bogo macluumaad walbo oo…

Taariikh Nololeedka Jilaaga Soo Jiishada Badan Fardeen Khan Min Bilaaw Ilaa Dhamaad

Taariikh Nololeedka Jilaaga Soo Jiishada Badan Fardeen Khan Min Bilaaw Ilaa Dhamaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhalasho Wacan Fardeen Khan atoore soo jiidasho leh, waxuuna u dabaal dagaya atoorahan sanad guuradiisa 44-aad. Fardeen Khan waa atoore Hindi ah kana tirsan Bollywood-ka wuxuuna dhashay 8 Maarso sanadii 1974 wuxuuna ku dhashay magaalada Mumbia. Xidigan ayaa Bollywood-ka kusoo biiray sanadii 1998 inkastoo uu filimo wacan sameeyay sheeko ahaan…

Taariikh Nololeedka Power Star Sridevi Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Power Star Sridevi Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Sridevi waxay ahed atirisho, Film maalgaliso ayadoo kasoo shaqeysay guud ahaan shirkada kala duwan India aflaamta sameyaan sida Tamil, Telugu. Hindi, Kannada iyo Malayalam, waxayna hanatay inee gaarto darada atirishadii ugu horeysay ee magac “Super Star” loogu yeero. Waxay ku guulesatay abaal marinta Filmfare Awards tiro 5 jeer ah…

Dhalasho Wacan Atooraha Xaragada Badan Jackie Shroff Iyo Macluumad U Gaar Ah Xidigaan!!

Dhalasho Wacan Atooraha Xaragada Badan Jackie Shroff Iyo Macluumad U Gaar Ah Xidigaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxay maanta sanad guuradiisa tahay jilaaga caanka ah ee Jackie Shroff kaaso kamid ah halyeeydii Bollywoodla iyo Super Stars kuwoodi usoo halgameen hormarka Bollywoodka maantana maqaam sare ayuu fanka kajooga rugcadaagan. Fadlan Macluumad Kooban Oo Kusaabsan Jackie Shroff Halkaan Hoose Kaga Bogo: Waxa uu dhashay 1 February-1957haatana waa 61 jir…

Taariikhda Nololeedka Atirishada Sida Waalida Ah Soomaaliya Looga Jecelyahay Preity Zinta Oo Kooban (+Sawiro)

Taariikhda Nololeedka Atirishada Sida Waalida Ah Soomaaliya Looga Jecelyahay Preity Zinta Oo Kooban (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Preity Zinta waa atirisho kamid ah atirishooyinka ugu qaab jiliinka wanaagsan Bollywoodka taariikh ahaan xidigtaan ayaa maanta u dabaal dageysa sanad guurada dhalashadeda sida awged, halkaan hoose kaga bogo taariikhdeda oo kooban. Preity Zinta waxey dhalatay 31 Janaayo 1975, waxayna ku dhalatay deegaanka Simla, India, Aabaheed Durganand Zinta waxuu ka…

Taariikh Nololeedka Quruxleyda Koonfur India Shruti Haasan Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Quruxleyda Koonfur India Shruti Haasan Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaama Shruti Haasan ay u dabaal dageyso sanad guuradeeda 32-aad sidoo kalena xidigtan shacbiyad balaaran ku leedahay gudaha Hindiya waxaan go’aansanay inay idinla wadaagno taariikh nololeedkeeda min bilaaw ilaa dhamaad. Shruti Haasan waa atirisho Hindi ah taasi oo shirkada Bollywood, Telugu iyo Tamil la shaqeyso sidoo kalena xirfad dhanka heesaha…

Dhalasho Wacan Bobby Deol Reer Deol Wiilka Ugu Dheer Iyo Macluumad Ku Saabsan Xidigaan!!

Dhalasho Wacan Bobby Deol Reer Deol Wiilka Ugu Dheer Iyo Macluumad Ku Saabsan Xidigaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha Bobby Deol ayaa maanta u dabaal dagaya sanad guuradiisa dhalasho maadama uu dhashtay maanta oo kale 27 bisha January sanadkii 1969 waxuuna maanta si rasmi ah u jirsaday 49 sano. Bobby Deol waxuu kasoo jeeda qoyska reer Deol kuwaaso kamid ah qoysaska ugu caansan India asal ahaana kasoo jeedan…

Hambalyo Shilpa Shinde Oo Noqotay Guulestaha Showga Big Boss 11 Iyo Taariikh Nololeedkeda Oo Kooban (+Sawiro)

Hambalyo Shilpa Shinde Oo Noqotay Guulestaha Showga Big Boss 11 Iyo Taariikh Nololeedkeda Oo Kooban (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu Dambeyn Shilpa Shinde ayaa noqotay guulestaha barnaamijka Big Boss 11 kaasi oo Tv-yada ka baxa sido kalena Mega Star Salman Khan daadihiyaha ka yahay. Shilpa Shinde waa atirisho Tv-yada ka shaqeysa waxayna dhalatay 28 Aug sanadkii 1977 waana 40 jir mudo fanka ku dhexjirtay. Shilpa waayaheda fanka waxay inta…