Home » Archives by category » Taariikhaha (Page 3)

Taariikh Nololeedka Bollywood Super Hero Hrithik Roshan Iyo Marxaladihii Uu Soo Maray (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hrithik Roshan waa atoore Hindi ah kana tirsan Bollywood-ka wuxuuna ka mid yahay xidigaha ugu awooda badan fanka Hindiya. Hrithik Roshan wuxuu ku guuleestay 6-jeer abaal marinta Filmfare Awards qaybaheeda kala duwan guud ahaana wuxuu heestaa 28-biladood oo caalami ah. Inta badana saxaafada Bollywood-ka iyo mida caalamka waxay Super Star-kan…

Ugu Dambeyn Anushka Sharma Kohli Oo Dib Ugu Soo Laabatay Mumbai (+Sawiro)

Ugu Dambeyn Anushka Sharma Kohli Oo Dib Ugu Soo Laabatay Mumbai (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Anushka Sharma Kohli ayaa ugu dambeyn soo caga dhigatay Mumbai Airport kadib marke mudo ku maqned bisha malabka ayadoo South Africa waqti kula soo qaadaneysay seygeeda Virat Kohli. Anushka ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay Airport-ga kasoo daganeysay waji soo jidasho leh in badan ayena la timid xidigtaan.…

Deepika Padukone Iyo Sida Ay Bollywoodka Kusoo Gashay Kuna Noqotay Atirishada Ugu Awooda Badan(Sawiro+Video)

Deepika Padukone Iyo Sida Ay Bollywoodka Kusoo Gashay Kuna Noqotay Atirishada Ugu Awooda Badan(Sawiro+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan Deepika Padukone heerkii ugu sareeyay ayay Bollywood-ka ka gaartay ganacsi ahaan iyo qaab jiliin sidoo kalena waa boqorada Bollywood-ka ee aan xiligan laga daba hadli karin. Hadaba Deepika Padukone ayaa maanta u dabaal dageyso sanad guuradeedii 32-aad madaama ay xidigtan dhalatay 5 Janaayo 1986 waxayna ku…

Taariikh Nololeedka Super Star-ka Kowaad Ee Bollywood-ka Rajesh Khanna (29 December 1942 – 18 July 2012) Qaybta 1-aad

Taariikh Nololeedka Super Star-ka Kowaad Ee Bollywood-ka Rajesh Khanna (29 December 1942 – 18 July 2012) Qaybta 1-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star-ka kowaa ee Bollywood-ka Rajesh Khanna wuxuu geeriyooday 5-sano ka hor asigoo fanka heerkii ugu sareesay ka gaaray sidoo kalena maqaam ahaan weli loo dhawaan karin darajada uu fanka ka gaaray. Rajesh Khanna magaciisa rasmiga waa Jatin Khanna wuxuu dhashay 29 December 1942 wuxuuna geeriyooday 18 July 2012 asigoo 69-jir…

Taariikh Nololeedka Atooraha Ugu Shacbiyada Balaaran Gudaha Hindiya Salman Khan Xaqiiqo Iyo Xan Wixii Laga Qoreyba Oo Update Ah (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Atooraha Ugu Shacbiyada Balaaran Gudaha Hindiya Salman Khan Xaqiiqo Iyo Xan Wixii Laga Qoreyba Oo Update Ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulanti wanaagsan akhristayaashena kuna soo dhawaada barnaamijkii taariikha xidigaha caanka ah waxaana maanta madasha iska leh Mega Star Salman Khan kaaso maanta u dabaal dagaya dhalashadiisa 52aad oona ah atooraha ugu shacbiyada balaaran gudaha Hindiya sidoo kalena guusha saaxiib la ah weliba filimkiisa Blockbuster waxaan ahayna ma noqdo dhawaanahan inta…

Taariikh Nololeedka Super Star Anil Kapoor Min Bilaaw Ilaa Dhamaad Oo Update Ah (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Super Star Anil Kapoor Min Bilaaw Ilaa Dhamaad Oo Update Ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Anil Kapoor ayaa maanta u dabaal dagaya xafladiisa dhalasho maadama uu dhastay 24 Dec 1956 maantana uu jirsaday 61 sano. Anil Kapoor waa atoore Hindi ah sidoo kalena filimada Qarash gareeyo wuxuuna ka tirsan yahay shirkada ugu weyn ee filimada Hindiya sameyso loona yaqaan Bollywood. Anil Kapoor sidoo…

Taariikh Nololeedka Super Star Govinda Oo Maanta Xaflada Dhalashadisa U Dabaal Dagaya (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Super Star Govinda Oo Maanta Xaflada Dhalashadisa U Dabaal Dagaya (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhalasho Wacan Super Star Govinda oo maanta u dabaal dagaayo dhalashadiisa asigoo jirsaday 54 sano xidigaan wuxuu dhashtay 21 Dec 1963. Govinda aabahiis Arun Kumar Ahuja waxuu ahaa jilaa waxuuna ka soo jeeday Gujranwala oo haatan ka mid ah dalka Pakistan waxuuna haystay diinta Hinduuga hooyadiisna waxa la oran jiray…

Macluumad Kusaabsan Super Star Dharmendra Oo Maanta U Dabaal Dagaya Xaflada Dhalashadiisa!!

Macluumad Kusaabsan Super Star Dharmendra Oo Maanta U Dabaal Dagaya Xaflada Dhalashadiisa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dharmendra – Soomaalida waxey u yaqaanaan Dalaamadar Waxuu Ku dhashay Punjab India 8 December 1935 waana 82 sano jir waqtigaan la joogo Waxuu Jilay inka badan 247 Film waxaa lagu xusaa Boqorka Actionka Hindia. Waxuu dhalay jilayaasha Sunny Deol, Bobby Deol iyo Esha Deol Waxuu hogaaminayay Filimki Sholay ee la…

Taariikh Nololeedka Super Star Shashi Kapoor Oo Dhamestiran Kaaso Maanta Dunida Macsalaameyay (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Super Star Shashi Kapoor Oo Dhamestiran Kaaso Maanta Dunida Macsalaameyay (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Halyey Bollywood Shashi Kapoor wuxuu dhashtay 18 March 1938, waa jilaa howlgab kanoqday jilista filimda iyo waliba soosaarista aflaanta maadama Da’ iyo waxyaabo kale kadaba yimaaden. Wuxuu ahaa filimsameye, filim soosaare iyo waliba jilaa, aabihiis waxaa lagu magacaaba Prithviraj  Kapoor sido kale waxuu ladhashtay labada jilaa ee kala ah Raj…

Dhalasho Wacan Arjun Rampal Oo Maanta Jirsaday 45 Sano Iyo Macluumaad Ku Saabsan Xidigaan (+Sawiro)

Dhalasho Wacan Arjun Rampal Oo Maanta Jirsaday 45 Sano Iyo Macluumaad Ku Saabsan Xidigaan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arjun Rampal wuxuu dhashtay maanta ookale 26 Nov sanadkii 1972 wuxuuna maanta u dabaal dagaayey dhalashadiisa oo wuxuu jirsaday 45 sano. Waa Atoore, filim maalgaliye, qof Modelka ka shaqeyo iyo jilaa  televisiono ka shaqeya. Rampal wuxuu Bollywoodka kusoo galay filimkii Rajiv Rai uu iska lahaa ee Pyaar Ishq Aur Mohabbat ee…