Home » Archives by category » Taariikhaha (Page 4)

Waa kuma Brahmanandam (Leeleefow Ama Isbatoore isku dhuuq) Wax Ka Ogoow jilaagan.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ninka soomaalida ay utaqaano leeleefow ama isbatoore isku dhuuq magaciisa dhabtaah waa brahmanandam. Brahmanandam kanneganti wuxuu dhashtay koowdii febraayo 1956. Waa atoore jilaa ah waliba dhanka shactirada, kaaso lagu yaqaano inta badan filimda koonfur hindiya ee soomaalida sanadadan dambe aadka uxiiseeyaan. Waa mid kamida jilayaalka ugu shactirada badan ee ebid…

Taariikh Nololeedka Quruxleyda Bollywood-ka Juhi Chawla Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Quruxleyda Bollywood-ka Juhi Chawla Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

    Juhi Chawla waxay maanta u dabaal dagtay sanad guuradeedii 50-aad sidaa darteed anagoo tixgalineyno maqaamka sare oo ay xidigtan fanka ka gaartay waxaan gar waaqsanay inay muhiim tahay inaan idinla wadaagno taariikh nololeedkeeda. Juhi Chawla mudo 31-sano ku dhow ayay Bollywood-ka ka tirsan tahay waxayna soo martay marxalado…

Taariikh Nonoleedka Halyeygii Feerka Adduunka Maxamed Cali Kalaay Wax Ka Ogow!

Taariikh Nonoleedka Halyeygii Feerka Adduunka Maxamed Cali Kalaay Wax Ka Ogow!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maxamed Cali waa feeryahan caan ah oo u dhashay dalka maraykan. Maxamed Cali oo dadka soomaaliyeed u yaqaanaan magaca “Maxamed Cali Kalaay” ayaa taariiikhdu markay aheyd 17.January 1942 ku dhashay magaalada Louisville ee gobolka Kentucky oo ku yaal Koonfurta Mareykanka. Kalaay oo ka dhashay qoys heysta Diinta Masiixiga ayaa waxay…

Kusoo Dhowaada Taariikh Nololeedka Super Star Ajith Kumar Oo Kooban Wax Ka Ogow Xidiga Reer Tamilka Ah (+Sawiro)

Kusoo Dhowaada Taariikh Nololeedka Super Star Ajith Kumar Oo Kooban Wax Ka Ogow Xidiga Reer Tamilka Ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Ajith Kumar waa xidig caan ah maanta inta badana kasoo muuqda aflaamta Koofur Hindiya qaasatan kuwa Tamilka ah hadaba Ajith wuxuu dhashtay sanadka markuu ahaa 1971 bishii May 1 waxaana loo yaqana inta badan Ajith inkasto taagerayashiisa ay ugu yeeraan Thala. sanadka markuu ahaa 1990 ayuu filimkiisa ugu…

Taariikh Nololeedka Shah Rukh Khan, siduu ku gaarey heerka maanta, dhibtii soo martey, rikoorada uu dhigay, fashilka qabsadey, hantidiisa, iyo noloshiisa gaarka ah (Oo Update Ah)

Taariikh Nololeedka Shah Rukh Khan, siduu ku gaarey heerka maanta, dhibtii soo martey, rikoorada uu dhigay, fashilka qabsadey, hantidiisa, iyo noloshiisa gaarka ah (Oo Update Ah)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhalasho Wacan King Khan Oo 52-sano Jirsaday Iyo Taariikhdiisa Oo Update Ah: Hordhaca Shah Rukh Khan Macluumaadka Ku Saabsan: Shah Rukh Khan wuxuu ku caan yahay in loogu yeero SRK, waa atoore hindi ah, filim qarash gareeye iyo shaqsi ka qayb qaato barnaamijyada TV-yada ka baxa Inta badan saxaafada waxay…

Taariikh Nololeedka Atirishada Ugu Qurxda Badan Bollywood-ka Aishwarya Rai Bachchan Wax Badan Ka Ogaaw (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Atirishada Ugu Qurxda Badan Bollywood-ka Aishwarya Rai Bachchan Wax Badan Ka Ogaaw (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhalasho Wacan Aishwarya Rai Bachchan Oo Maanta 44-sano jirsatay, fadlan hoos kaga bogo taariikh nololeedkeeda oo Update Ah: Hordhaca Aishwarya Rai Xogta Ku Saabsan: Aishwarya Rai Bachchan waa atirisho Hindi ah sidoo kalena ku guuleesatay abaal marinta gabadha caalamka ugu qurxoon sanadii 1994 (Miss World pageant of 1994). Kadib markii…

Taariikh Nololeedka Bollywood Action Hero Sunny Deol Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Bollywood Action Hero Sunny Deol Min Bilaaw Ilaa Dhamaad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Ajey Singh Deol balse sida guud loo yaqaano Bollywood Action Hero Sunny Deol waa mid kamid ah xidigaha ugu caansan Bollywoodka sido kale wuxuu kujiraa liisla xidigaha taariikh ahaan Fanka India awooda ku qabsadeen xiliyo kala duwan. Sunny Deol Waa curadka halyeyga Bollywoodka ee Dharmendra, waxaana uu ka weyn yahay walaalkiis Bobby Deol…

Taariikh Nololeedka Super Star Ravi Teja “Mass Maharaja” Qaybta 2-aad

Taariikh Nololeedka Super Star Ravi Teja “Mass Maharaja” Qaybta 2-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada qaybta labaad taariikh nololeedka Super Star Ravi Teja “Mass Maharaja” oo shacbiyad balaaran ku leh Koonfur Hindiya gaar ahaan shirkada Tollywood ee dhul weynaha Telugu ka jirto. Hadii Aadan Aqrisanin Qaybta 1-aad Taariikhda Ravi Teja Fadlan RIIX HALKAAN Ravi iyo awoodiia marka ay cirka gashay 2006 – 2011: Sanadii…

Dhalasho Wacan Super Star-ka Bollywood-ka ku Aftirsadaan Amitabh Bachchan iyo Taariikh Nololeedka Qaybta 1-aad

Dhalasho Wacan Super Star-ka Bollywood-ka ku Aftirsadaan Amitabh Bachchan iyo Taariikh Nololeedka Qaybta 1-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Amitabh Harivansh Rai Shrivastava Bachchan wuxuu dhashay 11 October 1942 waa atoore Hindi ah oo haatan da’diisa tahay 75-sano sidoo kalena ah jilaaga ugu magaca dheer ee ebid Bollywood-ka soo maray. Amitabh Bachchan wuxuu magac helay bilawgii 70-kii markii uu sameeyay filimada hirgaleen Zanjeer iyo Deewar waxaana loo bixiyay bilawgii…

Taariikh Nololeedka Filim sameeye Kundan Shah kaasi oo maanta geeriyooday

Taariikh Nololeedka Filim sameeye Kundan Shah kaasi oo maanta geeriyooday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Kundan Shah wuxuu dhashay 19 October 1947 wuxuuna geeriyooday 7 October 2017 wuxuuna ahaa filim sameeye iyo qoraa Hindi ah. Kundan Shah wuxuu caan ku ahaa laguna xasuusan doonaa filimka Comdey Classic ah Jaane Bhi Do Yaaro (1983) iyo musal salkiisii hirgalay Nukkad kaasi oo la daawanayay intii u dhaxeesay 1985 ilaa 1986.…