Home » Archives by category » Tiger Zinda Hai

Filmka Tiger Zinda Hai Iyo Axadiisa Shanaad Ganacsiga Uu Sameyay Gudaha India!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Tiger Zinda Hai ayaa wadartiisa guud maraya ilaa hada ganacsiga uu guda India ka sameyay ku dhawaad 334 Crore waana ganacsi heer sare ah. TZH todobaadkiisa shanaad sedexda maalmod ee ugu horeysay waxuu keenay 4 Crore qayaas ahaan wuxuna sidaas ku noqday filmka Salman Khan sameyay kii lacaga ugu…

Filmka Tiger Zinda Hai Iyo Sabtidiisa Shanaad Ganacsiga Uu Gudaha India Kasameyay!!

Filmka Tiger Zinda Hai Iyo Sabtidiisa Shanaad Ganacsiga Uu Gudaha India Kasameyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka TIger Zinda Hai ayaa sare ukac 65% sameyay marka lala bar bardhigi jimcihiisa shanaad waan arin wanaagsan oo filmkan u muujineysa inuu markale ganacsi wanaagsan sameyn karo todobaadkisa shanaad. TZH sabtidiisa shaanad waxuu keenay 1.25 Crorev (Trade Figure) qayaas ahaan waxuuna ilaa hada wadarta guud gudaha India maraya ganacsigiisa…

Ma Ogtahay Salman Khan Inuu Lahaa Wada Hadalka La Is Dhaafsanaayey filmka Tiger Zinda Hai!!

Ma Ogtahay Salman Khan Inuu Lahaa Wada Hadalka La Is Dhaafsanaayey filmka Tiger Zinda Hai!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa dhex mushaaxaya  guusha filmkiisa TZH kaasi oo ganacsigiisa gudaha India kaliya ilaa hada maraya 330.25 Crore (Trade Figure). Hadaba ma ogtahay akhriste in Sallu ahaa qofka keenay ama sameeyay wada hadalka la is dhaafsanaayey filmkan TZH. Sida la sheegay Salman Khan qaar kamid ah hadalada…

Rasmi: Tiger Zinda Hai iyo Jimcadiisa 5-aad lacagaha uu gudaha Hindiya ka keenay

Rasmi: Tiger Zinda Hai iyo Jimcadiisa 5-aad lacagaha uu gudaha Hindiya ka keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Tiger Zinda Hai  ayaa weli ganacsi wacan sameenayo wuxuuna Jimcadiisa shanaad keenay 70 Lakh sida shabakada BOI soo daabacday taasi oo ka dhigan wadarta guud in ganacsigiisa haatan maraayo 330.25 Crore (Trade Figure). Tiger Zinda Hai  sida looga bartay maal maha sabtiga iyo axada ganacsigiisa sare u kac xoogan ayuu sameyn doonaa sidoo…

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen todobaadka 4-aad iyo TZH oo kaalinta 5-aad ka galay

10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen todobaadka 4-aad iyo TZH oo kaalinta 5-aad ka galay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Tiger Zinda Hai ayaa todobaadkiisa afaraad keenay 10.85 Crore (Trade Figure) qiyaas ahaan sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. TZH ayaa kaalinta 5-aad ka galay filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen todobaadkooda afaraad sida keedka shabakada BOI ku diiwaan gashan. Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo…

Rasmi: Tiger Zinda Hai iyo todobaadkiisa afaraad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: Tiger Zinda Hai iyo todobaadkiisa afaraad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan iyo Katrina Kaif filimkooda Tiger Zinda Hai ayaa ganacsi heer sare ah sameeyay todobaadkiisa afaraad wuxuuna keenay 11 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Mudo afar todobaad ah Tiger Zinda Hai wuxuu soo xareeyay 330 Crore (Trade Figure) wadarta guud welina wuxuu heestaa todobaad kale oo uu ganacsi wacan…

Rasmi: Tiger Zinda Hai oo 100 Crore ($15M) kasoo xareeyay Mumbai iyo hareeraheeda

Rasmi: Tiger Zinda Hai oo 100 Crore ($15M) kasoo xareeyay Mumbai iyo hareeraheeda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai  ayaa si rasmi ah 100 Crore ($15M) kaga soo xareeyay Mumbai iyo hareeraheeda waana filimka ugu horeeyay ee Salman hogaamiye ka yahay kaasi oo Mumbai 100 Crore kasoo xareeyo. TZH ma gaari doono iskoorka Bahubali – The Conclusion oo 186 Crore Mumbai kasoo xareeyay si…

Tiger Zinda Hai Sedex Todobaad gobol walbo lacagta rasmiga ah uu ka keenay iyo halka uu hiigsanayo

Tiger Zinda Hai Sedex Todobaad gobol walbo lacagta rasmiga ah uu ka keenay iyo halka uu hiigsanayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aqristayaasha qiimaha badan ee shabakada Filimside ku xiran waxay naga sugaayeen inaan la wadaagno lacagta filimka Tiger Zinda Hai marka si rasmi ah Boxoffice India u saxdo todobaadkiisa sedexaad iyo gobol walbo lacagaha uu ka keenay. Sidaa darteed xogtii aad naga sugeeseen waan idiin heynaa waxaana kasoo xiganay keedka BOI…

Salman Khan “Iskoorka Dhamaad Malaha Iskoor Walbana Waa La Jabiyaa Oo Iskoor Ka Weyn Ayaa Kadaba Yimaada”

Salman Khan “Iskoorka Dhamaad Malaha Iskoor Walbana Waa La Jabiyaa Oo Iskoor Ka Weyn Ayaa Kadaba Yimaada”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa dhex dabaalanaya guusha weyn ee uu gaaray filmkiisa Tiger Zinda Hai kaasi oo ganacsi adag wali ka dhexsameynaya Box-officeka. TZH ilaa hada ganacsiga uu sameyay mudadi uu tiyaatarada saarnaa gudaha India waa 328 Crore (Trade Figure) qiyaas ahaan. Hadaba xidigaan ayaa kahadlay guusha filmkiisa iyo…

Rasmi: Tiger Zinda Hai mudo 25-maalmood ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: Tiger Zinda Hai mudo 25-maalmood ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai ayaa ganacsi wacan iska wato xitaa hadii maal maha shaqada lagu jiro ama filimo cusub tiyaatarada saaran yihiin. Tiger Zinda Hai ayaa Isniintiisa afaraad keenay 1.25 Crore (Trade Figure) waxaana muuqato in todobaadkiisa afaraad uu filimkaan keeni doono 11 Crore. Tiger Zinda Hai mudo 25-maalmood…

Page 1 of 14123Next ›Last »