Home » Archives by category » Tiger Zinda Hai (Page 13)

Tiger Zinda Hai reer Khaleej Lacagta Ay Heesteen Ayuu Shalay ka Aruursaday marka Kuwait laga reebo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta inuu si waali ah Tiger Zinda Hai gudaha Hindiya kaga furmay aqristayaal waxaa ka horeesay shalay inuu Khaleej-ka ama Gulf-ka siwen filimkaan heerka sare ah u gil gilay. Waa wax waali ah in TZH shalay inuu Gulf-ka ka keenay $900,000 weliba dalka Kuwait waa laga mamnuucay daawashadiisa hadii laga ogolaan lahaa wuxuu…

Tiger Zinda Hai oo si waali ah subaxaan gudaha Hindiya kaga furmay (Housefull Every Place)

Tiger Zinda Hai oo si waali ah subaxaan gudaha Hindiya kaga furmay (Housefull Every Place)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa markale muujiyay inuu yahay atooraha ugu awooda badan Bollywood-ka madaama filimkiisa Tiger Zinda Hai uu subaxaan gudaha Hindiya si waali ah kaga furmay waana filimka ugu bilaabashada wanaagsan aflaanta maalin aan fasax ahayn la daawado (Non Holiday). Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday TZH wuxuu…

Salman iyo Akshay marwalbo waa saaxiibo: Xili Akshay uu ka qayb galay xaflada daawashada TZH

Salman iyo Akshay marwalbo waa saaxiibo: Xili Akshay uu ka qayb galay xaflada daawashada TZH

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan saaxiibadiisa aadka ugu dhow ayuu ku casuumay daawashada filimkiis aweyn Tiger Zinda Hai waxaana soo xaadiray saaxiibkiis Superstar Akshay Kumar. Waxaa la isla dhex maraayay in Akshay iyo Salman isku dhacsan yihiin madaama Salman uu isaga baxay maal galinta filimka Kesari ee Akshay hogaamiye ka yahay…

Duufaanta Tiger Zinda Ha: Baahubali 2 kadib waa filimka tikit-ka hormaris loogu badan la iibsaday!

Duufaanta Tiger Zinda Ha: Baahubali 2 kadib waa filimka tikit-ka hormaris loogu badan la iibsaday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Zind Hai ayaa qaaday talaabo xaqiijin doonto inuu yahay Blockbuster ugu weyn 2017 filimada Bollywood-ka sameeyeen madaama uu noqday filimka labaad ee tikit-yada hormariska (Advance Booking) ugu badan la iibsado kadib Baahubali 2. Guusha ugu weyn waxay tahay TZH inuu Sultan kaga lacag badiyay tikit-yada hormariska loo iibsado si…

Rasmi: Tiger Zinda Hai tiyaatarada la saarayo iyo lacagaha lagu qarash gareeyay oo ay Yash Raj Films shaaca ka qaaday

Rasmi: Tiger Zinda Hai tiyaatarada la saarayo iyo lacagaha lagu qarash gareeyay oo ay Yash Raj Films shaaca ka qaaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkada Yash Raj Films oo maal galineyso filimka weyn Tiger Zinda Hai ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday filimkaan lacagaha lagu qarash gareeyay iyo tiyaatarada la saarayo. Tiger Zinda Hai waxaa Directo ka ah Ali Abbas Zafar halka Mega Star Salman Khan iyo Katrina Kaif hogaamiye ka yihiin waana…

Siduu ku socdaa tikit-ka sida hormariska ah lo iibsanayo daawashada filimka Tiger Zinda Hai

Siduu ku socdaa tikit-ka sida hormariska ah lo iibsanayo daawashada filimka Tiger Zinda Hai

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa ka harsan mudo labo maalmood daawashada filimka weyn Tiger Zinda Hai waana filimka ugu weyn sanadkaan waxaana laso tabinayaa in si xad dhaaf ah loo iibsanayo tikit-yada hormariska ah (Advance Booking). Maalintii Axada ahayd bilawgii todobaadkan gelinka dambe ayaa la bilaabay iibinta tikit-yada hormariska ah waxaana haatan la sheegay…

U Gaar Ah Salman Khan: Kaalintee Ayuu TZH ka gali karaa filimada Salman maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

U Gaar Ah Salman Khan: Kaalintee Ayuu TZH ka gali karaa filimada Salman maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan wuu soo laabtay markaana waxaa u diyaarsan filim awoodiisa sida saxda ah looga faa’iideesan karo waana Tiger Zinda Hai oo Action, xarakaad iyo dareen qiiro badan leh heeso wacana u dheer yihiin. Sidaa darteed waxaa siweyn loogu doodayaa TZH oo Jimcadaan la daawanayo inuu noqon karo…

U Gaar Ah Katrina Kaif: Kaalintee Ayuu TZH ka gali karaa filimada Katrina maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

U Gaar Ah Katrina Kaif: Kaalintee Ayuu TZH ka gali karaa filimada Katrina maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Katrina Kaif wey soo laabatay waxaana Jimcadaan tiyaatarada loo saari doonaa filimka weyn Tiger Zinda Hai oo ay la jileyso Mega Star Salman. Hadaba waxaa laga doodayaa TZH kaalinta uu ka gali karo 10-ka filim ee Katrina sameesay kuwooda maalinta kowaad lacagaha ugu badan soo xareeyeen. Dooda waxay haatan u…

Maqaal Boxoffice India: Tiger Zinda Hai gobol walbo iskoorka yaalo wuu jebin karaa laakiin hal iskoor Golmaal Again makala wareegi karaa?

Maqaal Boxoffice India: Tiger Zinda Hai gobol walbo iskoorka yaalo wuu jebin karaa laakiin hal iskoor Golmaal Again makala wareegi karaa?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa bilaawday soo daabicida maqaalada ay kaga hadleyso filimka Hindiya ugu weyn sanadkaan Tiger Zinda Hai oo Jimcadaan tiyaatarada la saari doono. Boxoffice India maqaalkeeda ugu dambeeyay waxay diirada ku saaray filimka Tiger Zinda Hai inuu iskoor walbo ganacsi ahaan ka sameyn karo balse iskoor ay adkaan…

Maqaal: Maxaa sababi karo Tiger Zinda Hai inuu noqdo Blockbuster iskooro taariikh ah sameeyo

Maqaal: Maxaa sababi karo Tiger Zinda Hai inuu noqdo Blockbuster iskooro taariikh ah sameeyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa bilaabatay qiimeynta iyo ka hadlida filimka weyn Tiger Zinda Hai oo Jimcadaan tiyaatarada la saari doono (22 Dec 2017) waxaana hogaamiye ka ah Mega Star Salman Khan. Hadaba aqristayaasheena qiimaha badan waxaan diyaar idiin la nahay warbixin walbo oo TZH laga soo daabaco inaan idinla wadaagno. Markaana waxaan idiin…