Home » Archives by category » Tiger Zinda Hai (Page 15)

Shirkadda Yash Raj Films oo ka hadashay wararka sheegaya in dib loo dhigay waqtiga la daawan doono filimka Tiger Zinda Hai

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guddiga faafreeba aflaanta shirkadda Bollywood Film Industry ee Central Board of Film Certification (CBFC), ayaa tallaabo ka qaaday filimka muranka bartanka ka galay ee Padmavati, iyagoo amray in illaa iyo amar dambe dib loo dhigo daawashada filimkaan. Wixii intaas ka dambeeyey, warbaahinta India ayaa bilaabay warar xan ah oo sheegaya…

Sawir laga qabtay Salman Khan iyo Katrina Kaif oo si gooni ah u sheekeysanaya intii ay duubayeen filimka Tiger Zinda Hai oo qabsaday baraha bulshada!

Sawir laga qabtay Salman Khan iyo Katrina Kaif oo si gooni ah u sheekeysanaya intii ay duubayeen filimka Tiger Zinda Hai oo qabsaday baraha bulshada!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan iyo Katrina Kaif waa ay soo afjareen duubista filimkooda Tiger Zinda Hai, waxaana filimkaan la daawan doonaa dabayaaqada bisha soo aadan ee December. Si kastaba ha ahaatee, maanta waxaa baraha bulshada qabsaday sawir laga qabtay Salman Khan iyo Katrina Kaif markii ay duubayeen filimka Tiger Zinda Hai. Sawirkaan…

Rasmi: Heeskii aan wada sugeenay Swag Se Swagat oo lasoo bandhigay Salman iyo Katrina wey ka baxsadeen (+Video)

Rasmi: Heeskii aan wada sugeenay Swag Se Swagat oo lasoo bandhigay Salman iyo Katrina wey ka baxsadeen (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heeska Swag Se Swagat ee baryahan hadal heynteeda aadka u sareesay mudo todobaad ahna xayeysiin kala duwan loo sameeyay. Swag Se Swagat waxay ku jirtaa filimka Tiger Zind Hai waana heeska ugu horeeyay ee filimkaan laga soo bandhigo ayadoo gaar u ah Salman Khan iyo Katrina…

Ek Tha Tiger Vs Tiger Zinda Hai: Muuqaaladii Iskusoo Dhowaanshaha Ahaa Ee Salman Iyo Katrina Kuwadaagen Labada Filim (+Sawiro)

Ek Tha Tiger Vs Tiger Zinda Hai: Muuqaaladii Iskusoo Dhowaanshaha Ahaa Ee Salman Iyo Katrina Kuwadaagen Labada Filim (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mid kamid ah lamaanayaasha Bollywoodka loogu jeclaa balse hada kala fogaaden ayaa 5 sano kadib shaashada ku midoobayaan. Salman khan Iyo Katrina Kaif ayaa markii ugu dambeysay wada sameyeen filimka dagaalka iyo jaceylka iskud hexjira ah ee Ek Tha Tiger. Markaan lamaanahii hore waxay wada sugayaan inta laga daawan doono…

FILIMKA TIGER ZINDA HAI: Sidee ayey 100 qoobka-ciyaare oo kasoo jeeda 4 dal oo kala duwan ula shaqeeyeen Salman iyo Katrina?

FILIMKA TIGER ZINDA HAI: Sidee ayey 100 qoobka-ciyaare oo kasoo jeeda 4 dal oo kala duwan ula shaqeeyeen Salman iyo Katrina?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Salman Khan iyo Katrina Kaif ayaa taageereyaashooda shan sanno ka hor uga yaabsaday heestii Mashallah ee filimkii Ek Tha Tiger, balse markale ayey midoobeen iyagoo qoobka-ciyaar cajiib ah kusoo bandhigay heesaha ku jira filimkooda Tiger Zinda Hai. Salman iyo Katrina ayaa laga sugayaa wacdaraha ay ku muujiyaan heesta Swag Se…

Waaba Lisku Tala galay Salman Khan Iyo Katrina Nala Daawo Sawiro Heestooda Swag Laga Soo Bandhigay (+Sawiro)

Waaba Lisku Tala galay Salman Khan Iyo Katrina Nala Daawo Sawiro Heestooda Swag Laga Soo Bandhigay (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan iyo saaxiibtiisa hore Katrina Kaif waaba lisku tala galay mar kale waxaa laga soo bandhigay sawiro qurux badan oo u gaar ah heestooda koowaad ee laga soo bandhigi doono filimka Tiger Zinda Hai. Wili waxaa kaso bandhigaaya sawirada heesta Swag Se Swagat oo lagu duubay dalka…

Waali Cad: Padmavati iyo Tiger Zinda Hai 200 Crore ($30M) miisaaniyad ah ayuu mid walbo xambaarsan yahay!

Waali Cad: Padmavati iyo Tiger Zinda Hai 200 Crore ($30M) miisaaniyad ah ayuu mid walbo xambaarsan yahay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood-ka waxay ku jiraan xaalad shirkado badan albaabada la isugu dhuftay 48-bilood ee ugu dambeesay madaama aflaan waa weyn qarashaad xoog badan la galiyay kadibna siweyn loogu qasaaray. Balse cabsidaas ma qabaan kooxaha lacagtooda u quureen labada filim ee waa weyn welina harsan daawashadooda Padmavati iyo Tiger Zinda Hai kuwaas oo…

Isku Diyaari Salman Khan Iyo Katrina kaif Heestooda Swag Iyo Sawiro Soo Jiidasho Leh Oo Laga Soo Bandhigay

Isku Diyaari Salman Khan Iyo Katrina kaif Heestooda Swag Iyo Sawiro Soo Jiidasho Leh Oo Laga Soo Bandhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ka dib soo dhaweynta weyn uu helay goos goos filimka Salman Khan iyo katrina Kaif ee Tiger Zinda Hai markaan waa inaa isku diyaarisaa heesta koowaad ee filimkooda. Maanta hadal heynta Bollywood-ka waxaa heesta Salman Khan iyo saaxiibtiisa hore Katrina Kaif oo sawir soo jiidasho leh oo ah aragtida heestooda…

Rasmi: Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai goos gooskiisa oo noqday midka dunida loogu jecel yahay!

Rasmi: Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai goos gooskiisa oo noqday midka dunida loogu jecel yahay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan ayaa bur buriyay iskoor walbo oo Internet-ka laga dhigay madaama filimkiisa Tiger Zinda Hai goos gooska laga soo bandhigay Hindiya iska dhaaf oo uu xitaa daafaha caalamka qabsaday. Tiger Zinda Hai horey wuxuu u noqday goos gooska ugu dhaqsiyaha badnaa ee 20-milyan oo qof Youtube ka…

Filimka Salman Khan ee Tiger Zinda Hai oo ka tallaabsaday rikoor u yaalay Baahubali 2 (Akhri faahfaahinta)

Filimka Salman Khan ee Tiger Zinda Hai oo ka tallaabsaday rikoor u yaalay Baahubali 2 (Akhri faahfaahinta)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Salman Khan ee Tiger Zinda Hai, wuxuu ka mid ahaa aflaanta sida weyn uu taageere kasta oo Bollywood Film Industry ah u sugaayey, wuxuuna muujinayaa sida loo jecel yahay illaa haatan. Filimkaan TZH ayaana wuxuu haatan ka tallaabsaday rikoor u yaallay Baahubali 2 qeybtii labaad ee filimka weyn ee…