Home » Archives by category » Tiger Zinda Hai (Page 16)

Filimka Salman Khan ee Tiger Zinda Hai oo ka tallaabsaday rikoor u yaalay Baahubali 2 (Akhri faahfaahinta)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Salman Khan ee Tiger Zinda Hai, wuxuu ka mid ahaa aflaanta sida weyn uu taageere kasta oo Bollywood Film Industry ah u sugaayey, wuxuuna muujinayaa sida loo jecel yahay illaa haatan. Filimkaan TZH ayaana wuxuu haatan ka tallaabsaday rikoor u yaallay Baahubali 2 qeybtii labaad ee filimka weyn ee…

5-Iskoor Uu Dhigay Goos Gooska Filimka Salman Khan Ee Tiger Zinda Hai

5-Iskoor Uu Dhigay Goos Gooska Filimka Salman Khan Ee Tiger Zinda Hai

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalin ka hor waxaa lasoo bandhigay goos gooska lawada sugaayay ee filimka Tiger Zinda Hai ee hogaamiyaha ka yahay Mega Star Salman Khan iyo saaxiibtiisa hore Katrina Kaif. Haddaba waxaa lasoo bandhigay 5 iskoor uu dhigay goos gooska filimka Tiger Zinda Hai maalintiisa koowaad. Goos gooska dhameestiran ee TZH maalintiisa…

Faallada goosgooska Tiger Zinda Hai: Salman Khan waa Akshay Kumar, Jason Bourne, Vin Diesel, Rambo iyo The Rock oo hal laga dhigay

Faallada goosgooska Tiger Zinda Hai: Salman Khan waa Akshay Kumar, Jason Bourne, Vin Diesel, Rambo iyo The Rock oo hal laga dhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka xambaarsan sheekada dagaalka ah ee uu hogaamiyaha ka yahay Salman Khan ee Tiger Zinda Hai ayaa goosgooskiisa maanta oo Talaado ah lasoo saaray. Salman Khan ayaa markale soo laabtay isagoo jillaya doorka Tiger, waa basaas Hindi ah waxaana loo dirayaa inuu soo badbaadiyo kalkaalisoyaal u dhashay dalka India kuwaasoo…

Tiger Zinda Hai Ama Padmavati: Goos gooskee ugu wanaagsan 2017 Bollywood-ka sameeyeen (+video)

Tiger Zinda Hai Ama Padmavati: Goos gooskee ugu wanaagsan 2017 Bollywood-ka sameeyeen (+video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hal bil ka hor markii goos gooska filimka weyn Padmavati lasoo bandhigay qof walbo si sahlan wuxuu ku yiri “Kani waa goos gooska ugu wanaagsan uguna saameynta badan Bollywood sanadkaan la imaadeen” Balse maanta ayay dooda dhinac kale isku rogtay markii filimka weyn Tiger Zinda Hai lasoo bandhigay qof walbo…

Tiger Zinda Hai iyo sheekadiisa halka ay ku saleesan tahay oo goos gooska filimkaan lagu soo bandhigay

Tiger Zinda Hai iyo sheekadiisa halka ay ku saleesan tahay oo goos gooska filimkaan lagu soo bandhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Tiger Zinda Hai goos gooskiisa ayaa si rasmi ah loogu ogaaday halka Shabeelka Bollywood-ka (Mega Star Salman Khan) ugaar sigiisa ku wajahan yahay. Inkastoo markii hore shirkada Yash Raj Films diidaneyd in xog badan laga ogaado fariinta sirdoonka filimka Tiger Zinda Hai hadana goos gooska filimkaan ayaa wax walbo…

Deg deg: goos gooska filimka Tiger Zinda Hai oo lasoo bandhigay kani waa Blockbuster dhameestiran (+video)

Deg deg: goos gooska filimka Tiger Zinda Hai oo lasoo bandhigay kani waa Blockbuster dhameestiran (+video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka ugu weyn uguna hadal heynta badan Bollywood-ka 2017 la imaadaan mid kale ma ahan waa Tiger Zinda Hai. Mega Star Salman Khan iyo Katrina Kaif filimkooda TZH waxaa laga soo bandhigay goos goos ka sareeyo wax walbo oo laga filaayay waxaana…

5-arimood xiiso nagu galinaayo inaan sugan karin daawashada goos gooska Tiger Zinda Hai (+sawiro)

5-arimood xiiso nagu galinaayo inaan sugan karin daawashada goos gooska Tiger Zinda Hai (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalinta berito ah Talaado (7 Nov 2017) waxaa si rasmi ah loo soo bandhigi doonaa goos gooska filimka weyn Tiger Zinda Hai oo ay hogaamiyaal ka yihiin Mega Star Salman Khan iyo Katrina Kaif. Hadaba 5-arimood ayaa xiiso gaar ah nagu galineyso inaan la sugi karin soo bandhigida goos gooska…

Deg Deg: Tiger Zinda Hai Goos gooskiisa xiliga la daawanayo oo shaaca laga qaaday

Deg Deg: Tiger Zinda Hai Goos gooskiisa xiliga la daawanayo oo shaaca laga qaaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan xiliga sida uu shabeelka camal u qeylin doono ayaa shaaca laga qaaday madaama Tiger Zinda Hai siweyn loo wada sugaayo muuqaalkiisa in la arko. Goos gooska TZH waxaa si rasmi ah loo soo bandhigi doonaa 7 November 2017 waxayna ku beegan tahay Talaadada dambe. Salman Khan iyo Katrina…