Home » Archives by category » Tiger Zinda Hai (Page 2)

All Time Worldwide Grossers: TZH Oo 500 Crore Sare U Dhaafay Isku Darka Gudaha India Iyo Daafaha Caalamka!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Tiger Zinda Hai maalinti sabtida ahed si rasmi ah ku keenay 500 Crore (worldwide) iskudarka gudaha India iyo daafaha caalamka ganacsiga uu kasameyay. Balse mudo 18 maalmood ah ama ilaa shalay oo isniin ahed ayaa waxay shabakada Box-officeka India soo xaqiijisay in TZH keenay iskudar ahaan 519 Crore (Worldwide).…

Tiger Zinda Hai Iyo Isniintisa Sedexaad Ganacsiga Uu Gudaha India Ka Sameyay!!

Tiger Zinda Hai Iyo Isniintisa Sedexaad Ganacsiga Uu Gudaha India Ka Sameyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Tiger ZInda Hai ayaa ganacsigiisa adkaa iska sii wata isagoona kaliya 25% hoos udhac sameyay marka jimciisa sedexaad lala bar bar dhigo isniintisa sedexaad. TZH isniintisa sedexaad waxuu keenay 2.75 Crore (Trade Figure) qayaas ahaan waana ganacsi adag maadama uu isbuucisa sedexaad ku dhexjiro filmkaan mudo 18 maalmood ahna…

Rasmi: TZH mudo 17-maalmood ganacsiga uu sameeyay iskoorada gobolada uu la wareegay iyo sidauu ATB ku noqon karo

Rasmi: TZH mudo 17-maalmood ganacsiga uu sameeyay iskoorada gobolada uu la wareegay iyo sidauu ATB ku noqon karo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai ganacsiga uu sameeyay mudo 17-maalmood waxaa si rasmi ah usoo bandhigtay shabakada Boxoffice India (BOI). TZH ayaa keenay 17.50 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa sedexaad mudo sedex maalmood ah wadarta guud mudo 17-maalmoodna wuxuu soo xareeyay 309 Crore (Trade Figure). Tiger Zinda Hai Gobolada Uu Iskoorka Lacagaha…

TZH Axadiisa sedexaad 50% ganacsigiisa ayuu sare u kacay fursad uu PK ku gaari karo ayaa soo baxday!

TZH Axadiisa sedexaad 50% ganacsigiisa ayuu sare u kacay fursad uu PK ku gaari karo ayaa soo baxday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai ayaa ganacsi weyn sameeyay Axadiisa sedexaad asigoo 50% sare u kac sameeyay marka lala bar bar dhigo Sabtigiisa sedexaad. Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa xili hore soo daabacday TZH axadiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay oo ah 8.50 Crore (Trade Figure) qiyaasta xili hore. TZH…

Ugu Dambeyn Anushka Sharma Kohli Oo Dib Ugu Soo Laabatay Mumbai (+Sawiro)

Ugu Dambeyn Anushka Sharma Kohli Oo Dib Ugu Soo Laabatay Mumbai (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Anushka Sharma Kohli ayaa ugu dambeyn soo caga dhigatay Mumbai Airport kadib marke mudo ku maqned bisha malabka ayadoo South Africa waqti kula soo qaadaneysay seygeeda Virat Kohli. Anushka ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay Airport-ga kasoo daganeysay waji soo jidasho leh in badan ayena la timid xidigtaan.…

Salman Khan waa atooraha ugu horeeyay ee sedex sano xariir ah sedex filim darajada 300 Crore gaaro sameeyo!

Salman Khan waa atooraha ugu horeeyay ee sedex sano xariir ah sedex filim darajada 300 Crore gaaro sameeyo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Mega Star Salman Khan wuxuu haatan awood ku qabsaday darajada 300 Crore inkastoo darajadaan Mr. Perfectionist Aamir darajadaan bilaabay hadana waa looga tiro batay. Tiger Zinda Hai wuxuu noqday filimka 3-aad ee hogaamiye ka yahay kaasi oo darajada 300 Crore gaaro wuxuuna darajadaan ku gaaray mudo 16-maalmood ah. Waxaa…

Rasmi: TZH iyo sabtigiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay darajada 300 Crore ayuu gaaray

Rasmi: TZH iyo sabtigiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyay darajada 300 Crore ayuu gaaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai ayaa si rasmi ah u gaaray darajada 300 Crore kadib markii sabtigiisa sedexaad uu ganacsi wacan sameeyay. TZH ayaa keenay 5.50 Crore ilaa 5.75 Crore sabtigiisa sedexaad sida ay shabakada Boxoffice India soo daabacday wuxuuna sameeyay 50% sare u kac ah marka lala bar bar dhigo Jimcadiisa labaad…

TZH oo kusii dhawaanayo inuu 500 Crore soo xareeyo isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka

TZH oo kusii dhawaanayo inuu 500 Crore soo xareeyo isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai ayaa kusii dhawaanayo inuu 500 Crore soo xareeyo isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka. TZH mudo 15-maalmood ah wuxuu soo xareeyay 487 Crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka sida shabakada Boxoffice India soo daabacday wuxuuna 500 Crore gaari doonaa maal maha…

Filmka Tiger Zinda Hai Iyo Ganacsiga Uu Sameyay Jimcihiisa Sedexaad Wuu Is Celiyay Ganacsi Ahaan!!

Filmka Tiger Zinda Hai Iyo Ganacsiga Uu Sameyay Jimcihiisa Sedexaad Wuu Is Celiyay Ganacsi Ahaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

TZH shalay oo jimco ahed ganacsi adag ayuu sameyay isagoo is celiyay waxuuna keenay 3.50-3.75 Crore (Trade Figure) lacago u dhaxeya. TZH in jimcihiisa sedexaad uu keeno 3.75 Crore waxay ka dhigantahay in filmkaan wali si waali ah loo jecelyahay sababto ah isagoo isbuucisa sedexaad guda galay misane goobo qaar…

TZH tiyaatarada la saaray Jimcadiisa sedexaad sida uu ku furmay subaxdii hore iyo duhurkaan halka uu maraayo

TZH tiyaatarada la saaray Jimcadiisa sedexaad sida uu ku furmay subaxdii hore iyo duhurkaan halka uu maraayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Boxoffice-ka waxaa todobaadkii sedexaad oo xariir ah awood ku heesyo filimka weyn Tiger Zinda Hai oo ay hogaamiyaal ka yihiin Mega Star Salman Khan iyo Katrina Kaif. TZH oo maanta guda galay todobaadkiisa sedexaad waxaa la saaray ama loo qoondeeyay 2300 ilaa 2400 oo tiyaatar waana tiro aad u badan oo ku filan filimkaan…