Home » Archives by category » Tiger Zinda Hai (Page 3)

Top Second Weeks All Time: TZH oo kaalinta 5-aad ka galay filimada todobaadka labaad lacagaha ugu badan soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Zinda Hai ayaa noqday filimka 5-aad ee lacagaha ugu badan todobaadkiisa labaad soo xareeyo wuxuuna keenay 85.50 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa labaad sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Ganacsiga uu TZH todobaadkiisa labaad sameeyay wuxuu ku heer yahay Bajrangi Bhaijaan todobaadkiisa labaad sameeyay 2015 waana arin heer sare ah madaama TZH…

Rasmi: TZH iyo todobaadkiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: TZH iyo todobaadkiisa labaad ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai ayaa ganacsi heer sare ah sameeyay todobaadkiisa labaad wuxuuna keenay 85.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Filimka TZH si wacan ayuu todobaadkiisa labaad u gadmay marka laga reebo in gobolka Maharashtra rabshado ka dhaceen maal mihii ugu dambeeyay oo uu halkaas ku…

Dhoom 3 Cimri Ahaantisa Lacaga Uu Keenay Mudo 2 Todobaaad Ayuu TZH Ku Dhaafay!!

Dhoom 3 Cimri Ahaantisa Lacaga Uu Keenay Mudo 2 Todobaaad Ayuu TZH Ku Dhaafay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Tiger Zinda Hai ayaa isbuucisa labaad dhameysanaya maanta waxuuna ilaa haatan ganacsigiisa India marayaa 285 Crore (Trade Figure) wadar guud. Hadaba sanadkii 2013 Katrina Kaif waxay sameysay filmka Dhoom 3 kaaso noqday All Time Blockbuster, Dhoom 3 cimri ahaantisa waxuu keenay 260.63 Crore hadii sicirka maanta lagu jaan gooyana waaa…

Tiger Zinda Hai ganacsigiisa arbacada labaad waxaa samaayeen rabashada gobolka Maharashtra ka dhaceen

Tiger Zinda Hai ganacsigiisa arbacada labaad waxaa samaayeen rabashada gobolka Maharashtra ka dhaceen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan iyo Katrina Kaif filimkooda Tiger Zinda Hai shalay ganacsigiisa waxaa saameyn ku yeeshay rabashado si guud kaga jireen gobolka muhiimka u ah Bollywood-ka Maharashtra. Dhamaan gobolka Maharashtra oo ay Mumbai ugu mug weyn tahay rabshado ayaa ka jireen taasi oo sababtay in dadka soo aadi waayeen tiyaatarada Multiplex…

Ma ogtahay TZH inay u suura gashay hal maalin Baahubali 2 inuu ka lacag badnaado

Ma ogtahay TZH inay u suura gashay hal maalin Baahubali 2 inuu ka lacag badnaado

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai shaqo culus ayuu qabtay marba hadii hal maalin uu iskoorka lacagaha ugu badan filimka weyninka badan Baahubali 2 kala wareegay. Baahubali 2 qaybtiisa Af Hindiga lagu daawaday iskoor walbo oo maalmo kala duwan la sameyn lahaa isaga ayaa aruursaday mana la is…

TIger Zinda Hai Iyo Talaadadisa 2aad Ganacsiga Uu Sameyay (Ganacsi Aan Joogsi Laheyn)

TIger Zinda Hai Iyo Talaadadisa 2aad Ganacsiga Uu Sameyay (Ganacsi Aan Joogsi Laheyn)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka TZH ayaa ganacsi dhaxal gal ah iska sii wato isagoo isbuucisa labaad kudhexjira waxuuna talaadadisa labaad keenay 7.50 Crore (Trade Figure) mudo 12 maalmod ahna waxuu maraya ganacsigiisa 280 Crore. Inkastoo ganacsiga filmkaan caqabad ku noqday dibad baxyo ka jireen goobo badan oo Maharashtra katirsan  taaso kaliftay in goobo badan…

Best Hero 2017: Salman (TZH), Prabhas (Baahubali 2) iyo Vijay (Mersal) u codee geesigii Hindiya dhan qabsaday 2017

Best Hero 2017: Salman (TZH), Prabhas (Baahubali 2) iyo Vijay (Mersal) u codee geesigii Hindiya dhan qabsaday 2017

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

2017 oo aan maalmo ka hor kasoo gudubnay fanka Hindiya sida guud Bollywood iyo Koonfurtaba waxay sameeyeen aflaan waa weyn oo qaarkood guulo taariikhi ah gaareen halka qaar kalena ay fashilmeen. Balse sedex Superstar ayaa loo aqoonsaday inay yihiin Geesiyaashii ugu wanaagsanaa 2017 (Best Heroes of 2017) waxayna kala yihiin…

BOI oo gacan taagtay TZH wuxuu noqon doonaa Salman filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyo!

BOI oo gacan taagtay TZH wuxuu noqon doonaa Salman filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India ayaa caawo gacan ka taagtay xawaaraha uu filimka Tiger Zinda Hai ku socdo madaama Talaadadiisa labaad hoos u dhac weyn uusan sameynin. BOI waxay ku dhawaaqday ama si adag u qiyaasee in TZH uu noqon doono Mega Star Salman Khan filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyo gudaha Hindiya…

Day 12 Update: TZH oo si fiican isku celinaayo xili uu maalintiisa 12-aad ku guda jiro

Day 12 Update: TZH oo si fiican isku celinaayo xili uu maalintiisa 12-aad ku guda jiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai si fiican ayuu isku celinaa maalintiisa 12-aad ama Talaaadadiisa labaad xil fasaxyadii ay dhamaadeen. TZH tijaabada maanta hortiilay si heer sare ah ayuu kaga gudbay madaama uu 10% hoos u dhac sameeyay marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii labaad sida uu ku…

Warbixin Xasaasi ah: 1940 ilaa 2017 sanad walbo Hit-ka ugu weyn oo ay Bollywood-ka sameeyeen

Warbixin Xasaasi ah: 1940 ilaa 2017 sanad walbo Hit-ka ugu weyn oo ay Bollywood-ka sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aqristayaasha qiimaha badan ee shabakada Filimside ku xiran waxaa soo idlaaday sanadkii 2017 waxaana si rasmi ah sanadkaas filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay noqday filimka Tiger Zinda Hai ee uu hogaamiye ka yahay Mega Star Salman Khan. Hadaba waxaan idiin heynaa laga soo bilaabo 1940 xogta asal ahaan Bollywood-ka…