Home » Archives by category » Wararka Maanta

Sheekada filimka Golmaal Again: Mada daalo kasto oo aad maanka ku heesay kama weyn doontid!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Bollywood-ka waxay sameeyeen aflaan badan oo shactiro ah kuwaas oo guuleesteen ama guul dareesteen balse fanka Hindiya uma badno sameynta aflaanta cabsida iyo shactirada isku jiraan (Horror Comedy). Filim shactiro iyo cabsi isku jiro midkiisa ugu caansan uguna weyn waa Bhool Bhulaiyaa (2007) sidoo kalena dhawaanahan Horror Comedy dadka…

Noon Update: Golmaal Again 95% ayuu marayaa duhurkaan xiliga Hindiya waa la isku soobaxay

Noon Update: Golmaal Again 95% ayuu marayaa duhurkaan xiliga Hindiya waa la isku soobaxay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Feestada Diwali maalinta ugu weyn waxaa si waali ah kaga faa’iideesanayo filimka magaca Blockbuster-ka ah xambaarsan Golmaal Again oo si waali ah u gadmaayo. Golmaal Again subaxdii hore saakay wuxuu ku furmay 70% ayadoo la saaray 2800-tiyaatar balse haatan wuxuu marayaa xiliga duhurka Hindiya 95% sidoo kalena tiyaataradiisa waxaa la gaarsiiyay 3400…

Golmaal Again waalida uu ku furmay ayaa sababtay in hada tiyaatarada 60% la siiyo halka Secret Superstar la siiyay 40%

Golmaal Again waalida uu ku furmay ayaa sababtay in hada tiyaatarada 60% la siiyo halka Secret Superstar la siiyay 40%

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Muran xoogan ayaa ka dhex dhashay kooxda cajaladaha qeybiyaan iyo kuwa tiyaatarada iska leh xalay oo Khamiis ah madaama kooxda Golmaal Again gadaal kasoo baraarugeen. Muranka wuxuu ka dhashay kadib markii shirkadaha PVR iyo Inox oo iska leh tiyaatarada Multiplex magaalooyinka ugu waa weyn ku yaalaan Golmaal Again u qoondeeyeen…

Hambalyo Ajay Devgn markale ayuu sameyn doonaa filim maalinta kowaad 20 Crore ka badan keeno laakiin Akshay weli lagama haayo!

Hambalyo Ajay Devgn markale ayuu sameyn doonaa filim maalinta kowaad 20 Crore ka badan keeno laakiin Akshay weli lagama haayo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn hadii uu helo filim sax ah iyo xili fasax waa qasab inuu sameyn karo iskoor awoodiisana uu banaanka soo dhigi karo. Marnaba lama hilmaami karo feestadii maalinta xurnimada Hindiya 15 August 2014 markii filimkiisa Singham Returns tiyaatarada la saaray Hindiya oo dhan ayuu gil gilay wuxuuna sameeyay…

Top 10 Opening 2017: Golmaal Again kaliya Baahubali 2 ayaa ka bilaabasho wanaagsan

Top 10 Opening 2017: Golmaal Again kaliya Baahubali 2 ayaa ka bilaabasho wanaagsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Golmaal Again waa filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2017 dhamaan aflaanta Bollywood-ka sameeyeen sidoo kalena tan iyo Sultan filim ka bilaabasho wanaagsan ma jiro marka meel la iska dhigo Baabubali 2 oo aan Hindi ahayn. Golmaal Again sidoo kale wuxuu noqday filimka ugu bilaabashada wanaagsan ee Superstar Ajay Devgn hogaamiye ka…

Diwali Special: Maanta oo kale SRK labo xaalad oo kala duwan ayuu ku garaacay Rishi Kapoor, Salman iyo Akshay oo dhinac ah

Diwali Special: Maanta oo kale SRK labo xaalad oo kala duwan ayuu ku garaacay Rishi Kapoor, Salman iyo Akshay oo dhinac ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kale feestada Diwali SRK waxay u tahay maalin u qaas ah madaama uu Boxoffice-ka ku garaacay ruug cadaa Rishi Kapoor kaligiis, Salman Khan iyo Akshay Kumar oo is kaashanayaan. Sheekadan waa mid aan dhamaan doonin taariikh ahaan madaama 20-ka October 1995 iyo 20-ka October 2006 SRK feestada Diwali…

Rasmi: Filimka Telugu Raju Gari Gadhi 2 todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay

Rasmi: Filimka Telugu Raju Gari Gadhi 2 todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Nagarjuna iyo gabadha uu sodaga u yahay Samantha filimkooda shactirada iyo cabsida isku jiro Raju Gari Gadhi 2 ayaa si rasmi ah loo bandhigay lacagaha uu keenay todobaadkiisa kowaad. Sida shabakada Andhara Boxoffice soo daabacday filimka Raju Gari Gadhi 2  wuxuu todobaadkiisa kowaad keenay 28.70 Crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka…

Housefull Openning: Golmaal Again oo 70% ku furmay filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2017 aflaanta Hindiga ah!

Housefull Openning: Golmaal Again oo 70% ku furmay filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2017 aflaanta Hindiga ah!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Magaca meel laguma qarin karo taxanaha Golmaal waa mid 11-sano soo jiray sidaa darteed qaybta 4-aad subaxaan marka tiyaatarada la saaray si xad dhaaf ah ayay dadka ugu soo xoomeen. Sidaa darteed Golmaal Again wuxuu ku furmay 65% ilaa 70% sida shabakada Boxoffice India xaqiijisay waana filimka ugu bilaabashada wanaagsan 2017 aflaanta Bollywoodka sameeyeen…

Rasmi: filimka Secret Superstar maalinta kowaad lacagaha uu gudaha Hindiya ka keenay

Rasmi: filimka Secret Superstar maalinta kowaad lacagaha uu gudaha Hindiya ka keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida la filaayay filimka Secret Superstar ganacsi gaabis ka muuqdo ayuu sameeyay maalintiisa kowaad madaama uu keenay lacago u dhaxeeyo 4.25 Crore ilaa 5 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Inkastoo Aamir Khan muuqaal marti la fidiyay ku leeyahay filimka Secret Superstar hadana waxaa siweyn u saameeyay maalintiisa kowaad ganacsigiisa in…

Subaxaan dadka tiyaatarada aaday halka saac ay Golmaal Again fiirsadeen qosolka ayaa ka dhamaaday banaanka ayay nafis usoo doonteen!

Subaxaan dadka tiyaatarada aaday halka saac ay Golmaal Again fiirsadeen qosolka ayaa ka dhamaaday banaanka ayay nafis usoo doonteen!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inaba caadi ma ahan Golmaal Again balan qaadkii ay sameeyeen Director Rohit Shetty iyo Super star Ajay Devgn wuxuu noqday mid xaqiiqo ah madaama filimkaan dadka qosolka ka dhameeyay halka saac oo hore. Waxaa la sheegay in daawadayaasha hada tiyaatarada ku sugan inuu qosolka ka dhamaaday marka filimkaan kala bar…

Page 1 of 111123Next ›Last »