Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 1034)

KASHIFAAD: 8 atariisho oo caan ah kuwaasoo galmo la sameeyey maalgeliye dhanka aflaanta ah si ay shaqo u helaan (Qeybta 1aad)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkadda Bollywood Film Industry si sahal ah shaqo loogama helo, gaar ahaan atariishooyinku waddo adag ayey usoo maraan si ay shaqo uga helaan. Warbixintaan waxaan kusoo qaadan doonaa 8 atariisho oo markii dambe caan ka noqday Bollywood – kuwaasoo si ay shaqo uga helaan shirkaddaan sariir la wadaagay ama galmo…

Wax Ka Ogaaw: Dharka Ugu Qaalisnaa Ebid Oo Ay Xidigaha Bollywood-ka Soo Xirteen Filimadana Ku Jileen Qaybta 3-aad (+Sawiro)

Wax Ka Ogaaw: Dharka Ugu Qaalisnaa Ebid Oo Ay Xidigaha Bollywood-ka Soo Xirteen Filimadana Ku Jileen Qaybta 3-aad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada qaybta sedexaad maqaalkeena aan kaga hadleenay jilaayaasha Bollywood-ka ee dharka ugu qaalisan ebid soo xirteen marka ay filimada jilayaan iyo qiimaha ay ku fadhiyaan labiskaas: Aishwarya Rai Bachchan (Jodha Akbar): sida xaqiiqada ah boqorad soo jiidasho leh ayaa loo ekeysiiyay Aishwarya Rai marka ay filimka Jodha Akbar jileesay. Balse…

Fanaanka Caanka Ah Ed Sheeran Oo Mar Labaad Mumbai Soo Booqday Iyo Xaflada Loo Dhigay Jilaayaasha Kasoo Qeyb Galeen (+Sawiro)

Fanaanka Caanka Ah Ed Sheeran Oo Mar Labaad Mumbai Soo Booqday Iyo Xaflada Loo Dhigay Jilaayaasha Kasoo Qeyb Galeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fanaanka caanka ee u dhashay ingiriis ee Ed Sheeran ayaa mar labaad Mumbai soo booqday waxaana xaflada fanaankaan u dhigay Farah Khan, Ed Sheeran marka koowaad uu Mumbai imaanaayay wuxuu ahaa 2015 asigoo lagu arkay guriga qoyska Bachchans. Ed Sheeran ayaa la sheegay in Mumbai uu maanta ku qaban doono…

SRK Iyo Shilpa Shetty Oo Kasoo Qeyb Galeen Xaflada Weyn Ee Loo Dhigay Aaradhya Bachchan (+Sawiro)

SRK Iyo Shilpa Shetty Oo Kasoo Qeyb Galeen Xaflada Weyn Ee Loo Dhigay Aaradhya Bachchan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Abhishek Bachchan iyo Aishwarya Rai Bachchan gabadhooda Aaradhya Bachchan ayaa maalmo ka hor u dabaal dagaysay sanadka guuradeedi 6-aad. Haddaba qoyska reer Bachchan ayaa xaflad weyn ku dhigtay JW Marriott hotel, waxaana xaflada lagu casuumay caruur badan si ay waqti ula qaataan Aaradhya Bachchan. Xaflada waxaa kasoo qeyb galay bollywood…

Haweeneey u dhalatay Shiinaha oo xubinta tartanka ka jartay seygeedii hore, maxayse ku maagtay?

Haweeneey u dhalatay Shiinaha oo xubinta tartanka ka jartay seygeedii hore, maxayse ku maagtay?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Yeung Ki oo ah gabar u dhalatay dalka Shiinaha ayaa xubinta tartanka ka jartay wiilkii ay horay jaceylka u wadaagi jireen Zhou Hui. Ka dibna Yeung Ki ayaa xubinta taranka ee ay ka jartay Zhou Hui waxay ku riday tuujiga musqusha, saacado ka dibna Zhou Hui waa uu qurbaxay. Zhou…

Ka Dib Manushi Chhillar: Waa Kuwee Gabdhaha Ku Guuleysteen Quruxda Aduunka Ee Dalka Hindiya Kasoo Jeedaan (+Sawiro)

Ka Dib Manushi Chhillar: Waa Kuwee Gabdhaha Ku Guuleysteen Quruxda Aduunka Ee Dalka Hindiya Kasoo Jeedaan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manushi Chhillar, oo 20 jir ah ayaa sanadkaan Hindiya u qaaday quruxda aduunka ka dib 17 sano waxaana ugu danbeysay gabbar Hindiya ka socoto abaal marintaan ku guuleysato Priyanka Chopra 2000. Sidaa daraadeed waxaa lasoo bandhigay gabdhaha ku guuleysteen quruxda aduunka ee Dalka hindiya kasoo jeedaan. Hindiya sanadkaan ayay bareejeeyeen…

16-Jilaa Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Filimkooda Kowaad Door Caawiye Ah Ku Mataleen Qaybta 1-aad (+Sawiro)

16-Jilaa Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Filimkooda Kowaad Door Caawiye Ah Ku Mataleen Qaybta 1-aad (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood waa shirkada ayuu qof kastoo oo fanka jecel rabo inuu ku biiro sidoo kalena heer sare ka gaaro, hadaba jilaa kasto si riyadiisa ugu rumowdo marxalad kala duwan oo adag ayuu usoo maray. Jilaayaasha qaar ee waalidiinta caanka ah garab ka heestaan waxaa u suura gashay inay si awood…

Waalidiinta ugu yar taariikhda Britain oo ay gabar u dhalatay, balse iyagu imisa sanno ayey jiraan?

Waalidiinta ugu yar taariikhda Britain oo ay gabar u dhalatay, balse iyagu imisa sanno ayey jiraan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabar 12 sanno jir ah iyo wiil 13 sanno jir ah ayaa noqday waalidiintii ugu yaraa Britain, ka dib markii ay u dhalatay gabar culeyskeedu yahay 7LB oo u dhiganta 3.17KG. Gabadhaan ayaa waxay uurkaan qaaday iyadoo 11 sanno jir ah, ka dib markii ay xiriir la yeelatay wiilkaan oo…

Gabar u dhalatay Britain xabsiga la dhigay ka dib markii ay diyaarad dusheeda ku sameysay galmo qeylo dhaan leh!

Gabar u dhalatay Britain xabsiga la dhigay ka dib markii ay diyaarad dusheeda ku sameysay galmo qeylo dhaan leh!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabar British oo dhallin ahaan lagu qiyaasay 20 sanno jir, ayaa lagu dhex jiray duulimaad kusii jeeday Las Vegas oo dalka Mareykanka ah. Shaqaalaha ammaanka diyaaradda Virgin Atlantic ayaa xiray gabadhaan ka dib markii qayladeeda u dulqaadan waayeen dadkii saarnaa diyaaraddaan, maadaama ay galmo qeylo dheer iyada iyo wiil ka…

Bobby Deol filimka uu awooda ku yeeshay Soldier iyo sida uu Super Hit ku noqday

Bobby Deol filimka uu awooda ku yeeshay Soldier iyo sida uu Super Hit ku noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Soldier waa mid ka mid ah aflaanta aan daawashadooda laga xiiso dhigeyn kuna fara yariistay qaab jiliin ahaan Bobby Deol awood balaarana ku yeeshay xiligii la daawaday. Hadaba filimka Soldier iyo sida uu Super Hit weyn ku noqday hoos kaga bogo waxaana kasoo xiganay keedka shabakada Boxoffice India: Xiliga la…