Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 1118)

Rasmi: filimka Shubh Mangal Saavdhan (SMS) todobaadka labaad ganacsiga uu sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khuranna iyo Bhumi Pednekar filimkooda Shubh Mangal Saavdhan (SMS) ayaa u suura gashay ganacsi ahaan inuu todobaadkiisa labaad filimka Baadshaho soo qabto. Filimka SMS todobaadkiisa labaad wuxuu keenay 11.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India wuxuuna sameeyay 51% hoos u dhac todobaadkiisa labaad waana arin muujineyso inuu heesto daawadayaal ku filan…

Rasmi: filimka Baadshaho oo 78% hoos u dhac sameeyay todobaadkiisa labaad

Rasmi: filimka Baadshaho oo 78% hoos u dhac sameeyay todobaadkiisa labaad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ajay Devgn iyo kooxdiisa filimka Baadshaho culees xoogan ayaa soo wajahay madaama filimkooda 78% hoos u dhac uu sameeyay todobaadkiisa labaad taasi oo ku adkeesay filimkaan inuu gaaro halka uu ku bad baadi lahaa ama Average ku noqon lahaa. Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday Baadshaho wuxuu keenay 11.50 Crore (Trade…

Rasmi: filimada Poster Boys iyo Daddy lacagaha ay todobaadkooda kowaad soo xareeyeen

Rasmi: filimada Poster Boys iyo Daddy lacagaha ay todobaadkooda kowaad soo xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sunny Deol, Bobby Deol iyo Shreyas Talpade filimkooda shactirada badan Posters ayaa ganacsi liito sameeyay todobaadkiisa kowaad weyna u dhamaatay ganacsi ahaan. Poster Boys wuxuu keenay 11 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa kowaad sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Poster Boys wuxuu ku furmay si liito balse maal mihii xigay sabti iyo axad…

Filimfare Awards 1967-2007: Sidee Loogu Kala Guuleystay Abaal Marinta Shactirolaha Ugu Fiican Wax Ka Ogow!!

Filimfare Awards 1967-2007: Sidee Loogu Kala Guuleystay Abaal Marinta Shactirolaha Ugu Fiican Wax Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkadaha India ee abaal marina bixiya aadbe ufara badanyihiin waxaa kamid ah Zee Cine Award, Apsara Award, Cinema Award, IIFA Award, Star Screen Award, Filimfire Award iyo kuwa kaleba. balse intaas oo shirkad waxaa ugu wey uguna qiimo badan Shirkada Filimfire Awards, waana mida aan maqaalkan kuxusno marka aqriste ha…

Filimka Lawada Jacel Yahay Ee Jaceylka Ah Mohabbatein Iyo Sida Uu Blockbuster Weyn Ku Noqday

Filimka Lawada Jacel Yahay Ee Jaceylka Ah Mohabbatein Iyo Sida Uu Blockbuster Weyn Ku Noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mohabbatein waa filim jaceyl ah oo qiiro badan waxaana la daawaday 27 August 2000 waxaana hogaamiye ka ahaa Amitabh Bachchan,  Shah Rukh Khan, Iyo Aishwarya Rai Bachchan. Sidoo  kale  Mohabbatein  waxaa  doorar  muhiim  ah  ku  lahaa  Uday Chopra,  Jugal Hansraj,  Jimmy Shergill,  Shamita Shetty,  Kim Sharma,  Iyo  Preeti Jhangiani. Mohabbatein …

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ek Tha Tiger Kaaso Salman Khan Iyo Katrina Kaif Action Wacan Kusoo Bandhigeen!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ek Tha Tiger Kaaso Salman Khan Iyo Katrina Kaif Action Wacan Kusoo Bandhigeen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Ek Tha Tiger waa mid kamid ah aflaamta Mega Star Salman Khan Action-mada halista ah kusoo bandhigay sido kalena filimkaan waa filim Blockbuster weyn noqday sanadkii 2012. hadaba anagoo kadib dhacnay inaan idin la wadaagno xaqiiqooyinka u gaarka ah filimkaan maadama la daawaday 15 Aug sanadkii 2012 ayaan markaan…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Aan Laga Xiiso Dhigeyn Mujhse Shaadi Karogi

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Aan Laga Xiiso Dhigeyn Mujhse Shaadi Karogi

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mujhse Shaadi Karogi waa filim shactiro iyo jaceyl isku jiro ah waxaan wada jileen Salman Khan, Akshay Kumar iyo Priyanka Chopra halka David Dhawan uu Director ka ahaa sidoo kalena Sajid Nadiadwala uu maal galiyay. Mujhse Shaadi Karogi sidoo kale door caawiye oo tayo wanaagsan waxaa ku lahaayeen Amrish Puri,…

Ma Runbaa In Alia Bhatt Tiri Kareena Lama Tartami Karo Waligey Xataa Iskuma Dayin Cadeenta Halkaan Ka Ogow!!

Ma Runbaa In Alia Bhatt Tiri Kareena Lama Tartami Karo Waligey Xataa Iskuma Dayin Cadeenta Halkaan Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Atariishada baryahandar darta ku socota guulahana usaaxiibaka ah Alia Bhatt ayaa sheegtay ineysan wax tartan ah aysan kula jirin Aktarada caanka ah ee Kareena Kapoor. Alia Bhatt ayaa taageere weyn u ah Kareena laakiin dadka ayaa  la bar bardhigin jireen oo ay dhihi jireen  Kareena Kapoorta Cusub. Wareysi lala…

6-da Jilaa Ee Ugu Awooda Badan Bollywood-ka Iyo Filimadooda Lacagaha Ugu Badan Lagu Qarash Gareeyay Iyo Natiijadooda (+Sawiro)

6-da Jilaa Ee Ugu Awooda Badan Bollywood-ka Iyo Filimadooda Lacagaha Ugu Badan Lagu Qarash Gareeyay Iyo Natiijadooda (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waqtigaan la joogo  Bollywood-ka  waxaa  ugu  awood  badan  6-jilaa  oo  kaa  damaanad  qaadi  karaan in  filimada macaash  waali  ah  laga  heli karo. Jilaaayaashaas  sida  aan  wada  ognahay  waa  Salman Khan,  Aamir Khan,  Shah Rukh Khan, Akshay Kumar,  Hrithik Roshan,  Iyo  Ajey Devgn  waana  6 jilaa oo  bollywood-ka  ka  tirsan  sanooyin …

Hema Malini ” Alia Bhatt Ayaa Dib U Sameen Karto Doorkii Basanti Ee Filimkii Seeta Iyo Geeta”

Hema Malini ” Alia Bhatt Ayaa Dib U Sameen Karto Doorkii Basanti Ee Filimkii Seeta Iyo Geeta”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada Dream Girl loogu yeeri jiray bari samaadkii ee Hema Malini ayaa hadashay tirina in dib loo sameyn karo filimkii Classic ahaa ee Seeta iyo Geeta ay labada door ku jishay ayada balse waxay magacaawday in Alia Bhatt tahay xidigta kaliya ee doorkaas kasoo bixi karto xiligaan. Hema inta badan…