Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 2)

Ma Ogtahay Tabu Inee Atirisho Ka Noqon Lahed Film Mann Ee Aamir Khan Balse Maxaa Caqabad Ah Ee Hor Istaagay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tabu 90kii waxay kamid ahed atirishooyinka quruxda badanaa doorkii aflaamta laga siiyona si wacan oga soo bixi jireen. Hadaba Tabu ayaa lashegay inee sameyn lahed Filmka Mann ee Aamir Khan hogaamiyaha ka ahaa balse caqabad weyn ayaa ka hor istaagtay xidigtaan sameynta filmka Mann. Tabu ayaa ku dhawaatay sameynta filimka…

Maanta Labiskeda Ugu Qiimaha Yar Waa ($5,130 Dollar) Shalayna Lacag Ee Raashin Ku Iibsato Ma Aysan Heesan Atirishada Kangana Ranaut!!

Maanta Labiskeda Ugu Qiimaha Yar Waa ($5,130 Dollar) Shalayna Lacag Ee Raashin Ku Iibsato Ma Aysan Heesan Atirishada Kangana Ranaut!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kangana Ranaut waa mid kamid ah atirisooyinka Bollywoodka loogu jecelyahay sido kalena kartida badan inkastoo murankeeda badanyahay hadana waa geesiyad aanan hadalka la gambanin. Atariishada filimka Queen Kangana Ranaut waa shaqi filimada kusoo gashay kartideeda iyadoo wax garab aha ama caawinaad ah aanan helin. hadaba xidigtaan nolol adag ayee soo martay…

Taxliil ku saabsan Riteish Deshmukh awoodiisa Boxoffice-ka (2003 – 2017)

Taxliil ku saabsan Riteish Deshmukh awoodiisa Boxoffice-ka (2003 – 2017)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Riteish Deshmukh waa jilaa Bollywood-ka ka dhaxeeyo kaasi oo qof kasto la shaqeeyo aadna loo jecel yahay qaab jiliinkiisa asigoo door walbo matali karo. Riteish Deshmukh oo maanta u dabaal dagayo sanad guuradiisa 39-aad waxaan idiin heynaa awoodiisa Boxoffice-ka aflaanta uu sameeyay natiijo ahaan waxa ay noqdeen iyo taxliil u…

Dhalasho Wacan Riteish Deshmukh oo maanta 39-sano jirsaday

Dhalasho Wacan Riteish Deshmukh oo maanta 39-sano jirsaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Boqorka shactirada Bollywood-ka Riteish Deshmukh ayaa maanta oo kale 17 December 1978 kusoo biiray dunida waana 39-jir magaciisa daafaha caalamka ku baahay. Riteish Deshmukh inta badan wuxuu caan ku yahay sameynta filimada jilaayaasha badan la isugu keeno asigoo markaas kartidiisa banaanka soo dhigo gaar ahaana dhanka shactirada laguma gaaro. Riteish Deshmukh dhanka…

Amitabh Bachchan oo dhameestiray jadwalkiisa filimka Thugs Of Hindostan ee dalka Thailand

Amitabh Bachchan oo dhameestiray jadwalkiisa filimka Thugs Of Hindostan ee dalka Thailand

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idin kula wadaagnay in kooxda filimka weyn Thugs Of Hindostan ay socdaal shaqo u tageen dalka Thailand waxaana halkaas filimkaan ku duubayeen Amitabh Bachchan, Aamir Khan iyo Fatima Sana Shaikh kadibna Katrina ayaa duubista xili dambe kula biirtay. Big Bachchan ayaa sheegay dhankiisa shaqada u taalay inuu dhameestiran sidoo kalena…

Rasmi: Ravi Teja filimkiisa Raja The Great oo tiyaatarada ka dagay lacagihiisa iyo natiijada uu gaaray

Rasmi: Ravi Teja filimkiisa Raja The Great oo tiyaatarada ka dagay lacagihiisa iyo natiijada uu gaaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mass Maharaja Ravi Teja filimkiisa ugu dambeeyay Raja The Great ee u indhool ama camoole xarakeenayo ku matalaayo ayaa tiyaatarada ka dagay. Sida shabakada Andhara Boxoffice soo daabacday filimka Raja The Great  wuxuu soo xareeyay 51.70 Crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka saami ahaana waxay kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen 30.35 Crore. Raja…

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo

Warbixino ku saabsan filimada dhawaan la daawan doono iyo kuwa haatan shaqada laga haayo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Inta badan maqaalkan waxaan kusoo qaadanaa si kooban inaan kaga hadalno filimada la daawan doono iyo kuwa shaqada laga haayo aqbaaraadka laga soo qoro: Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman goos gooska laga soo bandhigay qof walbo ayaa amaan lixaad leh kala dul dhacay waxaana muuqato in 2018 Bollywood-ka si adag ku bilaaban…

Aqbaar Farxad Leh: Salman Khan iyo Govinda Oo Partner 2 Sameyn Doonan (Qosolka Yuusan Kaa Dhamaan)

Aqbaar Farxad Leh: Salman Khan iyo Govinda Oo Partner 2 Sameyn Doonan (Qosolka Yuusan Kaa Dhamaan)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Yaa ilaawi kara filma qosolka naga dhameyay ee Partner kaaso ay wada jileen Salman khan iyo Govinda sido kalena David Dhawan Directorka ka ahaa. Hadaba daawadayaasha aqbaar farxad leh ayaan u sidnaa  maadama filmkaan qeyb labaad laga sameyn doono sido kalena Salman iyo Govinda hogaamin doonan. Wararka ayaa sheegayan in…

Kareena Kapoor Khan” Shah Rukh Khan Waa Boqorka Jaceylka Ee India” (Hadal Soojiidasho Leh Iyo Wareysi Xiiso Leh)

Kareena Kapoor Khan” Shah Rukh Khan Waa Boqorka Jaceylka Ee India”  (Hadal Soojiidasho Leh Iyo Wareysi Xiiso Leh)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shah Rukh Khan iyo Kareena Kapoor Khan waa labo xidig oo aad isugu dhow sido kalena wada shaqeyn heer sare ah soo dhexmartay. SRK iyo Kareena waxay kasoo wada muuqdeen aflaamta kala ah K3G,Asoka iyo Ra.One, Hadaba Kareena oo ka qeyb qaadaneysay showga lagu magacaabo Talk-show ayaa SRK in badan…

Ugu Dambeyn Priyanka Chopra Oo Mumbai Kasoo Caga Dhigatay Iyo Sawirada Laga Soo Qabtay Xidigtaan!!

Ugu Dambeyn Priyanka Chopra Oo Mumbai Kasoo Caga Dhigatay Iyo Sawirada Laga Soo Qabtay Xidigtaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey u ogeyn in PeeCee ay imaan doonto dalka India howlo badan oo u yaalan aawged sidaa darted waxaa maanta sawiro looga soo qabtay Airport-ga. Priyanka ayaa in badan kumashquulsaned mashaaricda Hollywoodka balse haatan howsha badankeda wey soo gaba gabeysay waxayna timid India si ay howlo kale oga qabsato.…