Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 253)

Akshay Kumar-Hrithik Roshan, Shah Rukh Khan-Aamir Khan Yaa Ku Haboon Inee Dib Usameyaan Doorarka Filmka Vikram Vedha?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Vikram Vedha waa film Tamil ah waxaana wada jileen R.Madhavan, Vijay Sethupathi, Shraddha Srinath iyo kuwa kale mana ahan wax lasoo koobi karo sida wacan ee uu Madhavan filmkaan Gangster nimada u jilay. Hadaba waxaa mashruucan dhamaaadki sanadki hore loo bandhigay inuu dib u sameyo SRK balse wuu iska diiday jilaagan…

Ajay Devgn Top 10 Opening Weekends iyo filimka Raid oo kaalinta 3-aad ka galay filimadiisa ugu bilaabashada wanaagsan

Ajay Devgn Top 10 Opening Weekends iyo filimka Raid oo kaalinta 3-aad ka galay filimadiisa ugu bilaabashada wanaagsan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid aan la buun buunin sidoo kalena xayeysiin balaaran loo sameynin ayaa ganacsi heer sare ah ka sameeyay Boxoffice-ka sedexda maalmood ee ugu horeyso asigoo keenay 39.75 Crore (Trade Figure). Raid wuxuu si rasmi ah u noqday filimka sedexaad ee Ajay hogaamiye ka yahay kaasi oo…

Top 10 Opening Weekends: Raid oo kaalinta 2-aad ka galay 10-filim sanadkaan sedexda maalmood ugu horeyso ganacsi wacan sameeyeen

Top 10 Opening Weekends: Raid oo kaalinta 2-aad ka galay 10-filim sanadkaan sedexda maalmood ugu horeyso ganacsi wacan sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa keenay 39.75 Crore (Trade Figure) sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso wuxuuna noqday filimka labaad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo sanadkaan mudo sedex maalmood ah. Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday Padmaavat ayaa 75.05 Crore keenay sedexda maalmood ee ugu horeyso asiga ayaana ah filimka…

Rasmi: filimka Raid iyo mudo sedex maalmood ah ganacsiga uu sameeyay Ajay waa kacsan yahay

Rasmi: filimka Raid iyo mudo sedex maalmood ah ganacsiga uu sameeyay Ajay waa kacsan yahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid ayaa ganacsi heer sare ah sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso wuxuuna keenay 39.75 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Raid ayaa sare u kac 25% sameeyay Axadiisa kowaad asigoo gobolada Hindiya oo dhan ganacsi adag ka sameeyay wuxuuna keenay 16.75 Crore sidaasna wuxuu ku noqday…

Madhuri, Shilpa, Rekha iyo jilaayaal kale oo daawadeen Rani filimkeeda Hichki (+Sawiro)

Madhuri, Shilpa, Rekha iyo jilaayaal kale oo daawadeen Rani filimkeeda Hichki (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rani Mukerji filimkeeda Hichki ayaa Jimcadaan (23 Mar 2018) tiyaatarada la saari doonaa, waxaana daawashada filimkaan lagu casuumay jilaayaal badan oo Bollywood-ka caan ka ah. Filimka Hichki xafladiisa daawasho waxay ka dhacday xarunta Yash Raj Studio oo ku taalo xaafada Andheri ee dhacdo Waqooyi Galbeed Mumbai. Hadaba martidii timid xafladii lagu daawanayay…

Black Panther wuxuu ka lacag badan yahay 5-filim lacagaha ugu badan soo xareeyeen oo la isku geeyay wadar ahaan!

Black Panther wuxuu ka lacag badan yahay 5-filim lacagaha ugu badan soo xareeyeen oo la isku geeyay wadar ahaan!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Black Panther waa filimka 5-aad ee shirkada Marvel Cinematic Universe maal galiso kaasi oo $1 bilyan kasoo xareeyo isku darka gudaha USA iyo daafaha caalamka. Chadwick Boseman filimkiisa Super Hero-ga ah wuxuu kusoo baxay mid ganacsi waali ah suuqyada caalamka ka sameenayo waana Blockbuster-ka ugu weyn caalamka sameeyaan sanadkaan 2018! Ilaa…

Big News: Varun Dhawan iyo Katrina Kaif oo wada sameyn doonaan filim Dance midkiisa ugu qaalisan ee T Series maal galineyso

Big News: Varun Dhawan iyo Katrina Kaif oo wada sameyn doonaan filim Dance midkiisa ugu qaalisan ee T Series maal galineyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkada T-Series iyo Director Remo D’souza ayaa midoobeen waxayna la imaanayaan mashruc Dance ebid midkii ugu weynaa ee Hindi sameeyaan waxaana hogaamiyaal looga dhigay Varun Dhawan iyo Katrina Kaif. Qoraal rasmi ah oo xarunta shirkada T-Series kasoo baxay ayaa lagu xaqiijiyay filimkaan lacagaha qaaliga ah lagu qarash gareenayo hogaamiyaashiisa waxaana la…

BOI: filimka Raid oo 25% sare u kac sameeyay Axadiisa kowaad ganacsigiisana 40 Crore ayuu ku dhow yahay sedex maalmood

BOI: filimka Raid oo 25% sare u kac sameeyay Axadiisa kowaad ganacsigiisana 40 Crore ayuu ku dhow yahay sedex maalmood

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa maqaal kasoo qortay filimka Raid oo maalintiisa sedexaad Axad ganacsi adag sameeyay asigoo 25% sare u kac sameeyay. BOI waxay ka dhawaajisay in Raid axadiisa kowaad uu keenay 17 Crore qiyaas ahaan sidoo kalena ganacsigiisa sedex maalmood uu gaarayo 40 Crore qiyaas ahaan waana filimka labaad ee sanadkaan lacagaha ugu…

Superstar Dharmendra iyo Aflaanta Hits-ka Ah Uu Sameeyay Intii U Dhaxeesay 1970 ilaa 79

Superstar Dharmendra iyo Aflaanta Hits-ka Ah Uu Sameeyay Intii U Dhaxeesay 1970 ilaa 79

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhaca Awooda Dharmendra: Superstar Dharmendra waa atooraha ugu guulaha badan taariikhda fanka Hindiya mana dhici karto in rikoorkiisa guulaha la gaaro madaama 96-filim ilaa 107-filim u guuleesteen! Waxaa macquul ah aflaanta Dharmendra u guuleesteen in ilaa 110 filim gaaraan marka ay shabakada Boxoffice Indua Update gareyso dhamaan xogaha aflaanta Hindiya.…

Director Hindi Medium Saket Chaudhary” Dhamaantena Aamir Khan Deen Ayuu Inagu Leeyaha”

Director Hindi Medium  Saket Chaudhary” Dhamaantena Aamir Khan Deen Ayuu Inagu Leeyaha”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Hindi Medium ayaa tiyaatarada China la saari doona 6 bisha April ee sanadkaan 2018 waxuuna si rasmi ah u noqon doona filmka sedexaad ee Bollywood ah sanadkaan gudahiis laga daawado China. Hindi Medium waxaa hogaamiye ka ahaa atooraha Irrfan Khan waana film ka hadlaayo fariinta waxbarashada hadaba Director-ka filmkaan…