Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 254)

Ranveer Singh oo isku bedelay masaajatooraha Salman Khan iyo kulan ay yeesheen labadoodu (Daawo)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ranveer Singh waa mid ka mid ah xiddigaha ugu tamarta badan shirkadda aflaanta Bollywood Film Industry wuxuuna booqday halka uu Salman Khan ku duubayo filimka Race 3. Ranveer Singh oo ah shaqsi marwalba jecel inuu dadka ka qosliyo ayaa wuxuu ka yaabsaday Salman Khan ka dib markii uu garbaha u…

10-laadar oo atoorayaasha ay filimada la sameeyeen ka saameyn badnaadeen Qaybta 2-aad (+sawiro)

10-laadar oo atoorayaasha ay filimada la sameeyeen ka saameyn badnaadeen Qaybta 2-aad (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kusoo dhawaada aqristayaasha qiimaha badan qaybta maqaalkeenii aan kaga hadleenay 10-ka laadar ee awood u yeesheen inay filimada ku hareeyaan atoorayaasha awooda badan. Qaybteenii hore 5-laadar ayaan kusoo qaadanay oo gacan loo tagay filimadoodiina atoorayaasha ay kaga awood badnaadeen haatana waxaan idiin dhameestireynaa 5-kale oo laadariin ah kuwaas oo marwalbo…

Yaa ku leh Salman mise Katrina : Adiga meel raac heesta Swag Se Swagat (sawiro+video)

Yaa ku leh Salman mise Katrina : Adiga meel raac heesta Swag Se Swagat (sawiro+video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baraha bulshada labo ayaa loo kala qeebsamay madaama heeska Swag Se Swagat mudo gaaban Internet-ka ku qabsatay waana hubaal in heesta sanadka noqon doono. Hadaba dooda ugu weyn waxay ka dhalatay: Salman Khan ayaa xarakaadkiisa ku hareeyay Katrina Kaif iyo Katrina ayaa Dance-geeda iyo qaab dhismeedka sida ay isku diyaarisay. Katrina…

Rasmi: Heeskii aan wada sugeenay Swag Se Swagat oo lasoo bandhigay Salman iyo Katrina wey ka baxsadeen (+Video)

Rasmi: Heeskii aan wada sugeenay Swag Se Swagat oo lasoo bandhigay Salman iyo Katrina wey ka baxsadeen (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay heeska Swag Se Swagat ee baryahan hadal heynteeda aadka u sareesay mudo todobaad ahna xayeysiin kala duwan loo sameeyay. Swag Se Swagat waxay ku jirtaa filimka Tiger Zind Hai waana heeska ugu horeeyay ee filimkaan laga soo bandhigo ayadoo gaar u ah Salman Khan iyo Katrina…

Rasmi: filimada Tumhari Sulu, Justice League iyo Aksar 2 Isniintooda kowaad ganacsiga ay sameeyeen

Rasmi: filimada Tumhari Sulu, Justice League iyo Aksar 2 Isniintooda kowaad ganacsiga ay sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Vidya Balan filimkeeda Tumhari Sulu ayaa hoos u dhac 40% sameeyay Isniintiisa kowaad asigoo keenay 1.50 Crore (Trade Figure) wuxuuna mudo 4-maalmood ah soo xareeyay 13.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Tumhari Sulu wuxuu u baahnaa ugu yaraan 2 Crore ugu yaraan inuu Isniintiisa kowaad keeno midaasna ma suura galin…

Ed Sheeran “Hadii Shah Rukh Khan Aad Filim Lasameyneso Waa Adigoo Iska Raaxeysaneysid Ookale”

Ed Sheeran “Hadii Shah Rukh Khan Aad Filim Lasameyneso Waa Adigoo Iska Raaxeysaneysid Ookale”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fanaanka Da’da yar ee dalka Ingiriiska kasoo jeeda sido kalena heesaa iyo Music yaqaanba isku ah Ed Sheeran ayaa shalay soo caga dhigtay garoonka Mumbai ee dalka India. Waxaana loo qabtay xaflad balaaran iyadoo xafladaas lagu casuumay qaar kamid ah xidigaha ka xamaashta shirkaada aflaamta Bollywoodka. Hadaba fanaanka taageraha faraha…

4-Arimood oo sababtay filimka Justice League inuu Flop ka noqdo gudaha USA Boxoffic

4-Arimood oo sababtay filimka Justice League inuu Flop ka noqdo gudaha USA Boxoffic

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shirkada Warner Bros filimkeedii ugu dambeeyay Justice League wuxuu noqday mashruuc guul dareestay oo Flop ah madaama $96M uu keenay sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay mana ahan heerkii laga filaayay oo ahayd inuu ku bilaawdo $110M marka ay ugu yar tahay. Justice League oo ah filim Super Hero ah sidoo kalena la isugu…

War Cusub: Nawazuddin Siddiqui Ayaa Laadar Ka Noqon Doono Hritik Roshan Filimkiisa Krrish 4 (Wacdarihii Ugu Weynaa)

War Cusub: Nawazuddin Siddiqui Ayaa Laadar Ka Noqon Doono Hritik Roshan Filimkiisa Krrish 4 (Wacdarihii Ugu Weynaa)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hritik Roshan taxanihiisa Krrish waa mid kamid ah aflaamta taxanayaasha loogu jecelyahay Bollywoodka sido kale waa taxanahe guul usaaxiib ah inaba caadi ma aha Krrish taxaniiisa. Hadaba Rakesh Roshan iyo wiilkiisa Hritik Roshan waxay markaan ka howl gali doonan Krrish 4 kaasona duubis lagu bilaawi doono sanadka xiga sido kalena…

Raees, Haseena, Daddy: Iyo 5 Filim Oo Waqtigii La Daawan Lahaa Dib Loo Dhigay Ayagoo Iskudhac FIlmkale Iyo Muran U Baaqden (+Sawiro)

Raees, Haseena, Daddy: Iyo 5 Filim Oo Waqtigii La Daawan Lahaa Dib Loo Dhigay Ayagoo Iskudhac FIlmkale Iyo Muran U Baaqden (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimsameye walba wuxuu jecelyahay in filimkiisa waqtiga loogu talo galay la daawado asigoo filimkiisa wax loolan ah uusan la kulmin sido kalena muran uusan dhexda ka galin. Balse mararka qaar waxyaabo aan la filaneyn ayaa dhacaan kuwaaso caqabad ku noqdaan filim weyn oo lawada sugaayo sida filimda Aiyaary, Padmavati iyo…

Hordhaca sheekada Kun Habeen iyo Habeen oo aad Filimside Maalin walbo kala socon doontid

Hordhaca sheekada Kun Habeen iyo Habeen oo aad Filimside Maalin walbo kala socon doontid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Asc, aqristayaasha qiimaha badan ee Shabakada Filimside ku xiran magaceyga waa Cabdiraxmaan Xasan Anteeno waxaan qoray ama aan turjumay sheekada caanka ah Kun Habeen iyo Habeen (1001) oo aad hada kadib shabakada Filimside maalin walbo ka aqrisan doontaan. Hadaba inta aan sheekada bilaabin macluumaad walbo oo ku saabsan Kun iyo Habeen iyo…