Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 255)

3 Bilood Ee Sanadka Ugu Horeysay Fanka WarkII Ugu Weynaa Ee La Isla Dhexmaro Waxuu Noqday Priya Prakash Il Jabintedi!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada reer Malayalam Priya Prakash waxay caan noqotay 60 maalmod kahor ayadoo dadka isku bartay hal Clip oo ay kusoo bandhigtay il jabin. Waa Clip yar oo kujirta heesKA Oru Daar Love ayadoo heeskasna ay kujirto filmka Manikya Malaraya Poovi waana film jaceyl ah. Hadaba saxaafada hindiya waxay isku raacen…

Sirta Wey Bilaawatay: Sri Reddy “Suresh Babu Wiilkiisa Ayaa Si Xun Ii Qayaamay Intuu I Waday Ayuu Studio-yaha I Geeyay Kadiban Waxaa Dhacday…….”

Sirta Wey Bilaawatay: Sri Reddy “Suresh Babu Wiilkiisa Ayaa Si Xun Ii Qayaamay Intuu I Waday Ayuu Studio-yaha I Geeyay Kadiban Waxaa Dhacday…….”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sri Reddy sidii ay horay u balan qaadayba waxay cadeyneesa sir badan oo qarsoneyd maadama wax aanan loo reeban gabadhaan ayadana waxay goaan ku gaartay inee wax walbo cadeyso. Wargeysyada waaweyn ee IBT IYO News 18 waxay qorayaan oo ay gabadhaan kasoo xigteen sir weyn oo koonfur Hindiya la isla…

Sonam Kapoor iyo Anand Ahuja oo dabyaaqada bishan Aqal gali doonaan

Sonam Kapoor iyo Anand Ahuja oo dabyaaqada bishan Aqal gali doonaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa run Sonam Kapoor waxay xaqiijisay in jaceylkeeda Anand Ahuja ay la aqal gali doonto dabyaaqada bishan April sidoo kalena aroos weyn dhigan doonaan xagaagan gudihiisa. Arooska ama aqal galka wuxuu dhici doonaa 29 April 30 April asigoo labo maalmood socon doono waxaana laga soo hormariyay waqtigii hore loo sheegay oo ahaa 11…

Goorme La Daawan Doona Goos Gooska Filmka Race 3 Ee Sida Waalida Ah Loo Wada Sugaayo!!

Goorme La Daawan Doona Goos Gooska Filmka Race 3 Ee Sida Waalida Ah Loo Wada Sugaayo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ciidul fidrigaan waxaan dhamaantena wada daawan doonan film madadaalo dhamestiran leh sida dagaal, jaceyl, shactiro qayaano iyo waxii lamid ah waana filmka Race 3 ee uu hogaamiyaha ka yahay Race 3. Race 3 waxaa wada jilayaan Salman Khan, Bobby Deol, Daisy Shah, Jacqueline Fernandez, Anil Kapoor, Saqeb Saleeb iyo kuwa…

Ardayda Cusub: Tiger, Ananya iyo Tara Aragtidooda kowaad filimka Student Of The Year 2 (+sawiro)

Ardayda Cusub: Tiger, Ananya iyo Tara Aragtidooda kowaad filimka Student Of The Year 2 (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idin kula wadaagnay in Tiger Shroff si rasmi ah duubis ugu bilaabay filimka Student Of The Year 2 ee soo saare ka yahay Karan Johar waxaana la daawan doonaa 23 November 2018. Filimka Student Of The Year 2 waxaa laga soo bandhigay sedex kaarto oo kala duwan u gaar ah…

Sanadki Hore Priyanka Chopra Film Hollywood Ah Ayee Weysay Midabkeda Oo Kafe(Brown) Ah Aawged!!

Sanadki Hore Priyanka Chopra Film Hollywood Ah Ayee Weysay Midabkeda Oo Kafe(Brown) Ah Aawged!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Priyanka Chopra waa mid kamid ah atirishooyinka ugu caansan dunida maanta sido kalena waa atirisho awood kuleh fanka Bollywood and Hollywood. Hadaba atirishadan u dhalatay dalka hindiya ayaa la sheegay in sanadkii hore ay weysay film Hollywood ah balse sababta ay u weysay ayaa lagu sheegay midabkeeda oo kooxda filmka…

Filimka Sonu Ke Titu Ki Sweety oo ugu dambeyntii darajada 100 Crore ($15M) gaaray

Filimka Sonu Ke Titu Ki Sweety oo ugu dambeyntii darajada 100 Crore ($15M) gaaray

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kartik Aaryan, Nushrat Bharucha iyo Sunny Singh filimkooda Sonu Ke Titu Ki Sweety ayaa ugu dambeyntii darajada 100 Crore ($15M) gaaray waana filimka ugu horeeyay ee miisaaniyad 35 Crore iyo ka hoose xambaarsan oo darajadaan gaaro sidoo kalena jilaa caan ah hogaamiye ka ahayn. Waxaa jiro filim kale oo yar kaasi oo sedex sano…

Deepika Padukone Priyanka Chopra Darteed Ayee U Weysaay Sameynta Filmka Mary Kom Sanadkii 2014!!

Deepika Padukone Priyanka Chopra Darteed Ayee U Weysaay Sameynta Filmka Mary Kom Sanadkii 2014!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mary Kom waa film looga hadlaayey gabadha feeryahanka ah ee Mary Kom waxaaan isago film ah la sameyay sanadkii 2014 ayado ay Priyanka Chopra hogaamiyaha ka ahed. Balse ma ogtahay Deepika Padukone ine ahed dooqa kowaad ee filmkaan balse iska diiday sameyntiisa, haa Deepika ayaa lala rabay filmkaan inee sameyso …

Irfan Khan filimkiisa Blackmail oo hoos u dhac dheeraad ah sameeyay waana mashruuc fashilmay

Irfan Khan filimkiisa Blackmail oo hoos u dhac dheeraad ah sameeyay waana mashruuc fashilmay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Irfan Khan filimkiisa Blackmail ayaa hoos u dhac dheeraad ah sameeyay wuxuuna keenay 1.25 Crore Talaadadiisa kowaad taasi oo ka dhigan mudo 5-maalmood inuu soo xareeyay 12.45 Crore. Sida muuqato filimka Blackmail todobaadkiisa kowaad wuxuu keeni doonaa 14.50 Crore kadibna meel uma socdo madaama magaalooyinka uu ganacsiga ka sameenayo todobaadkan uu kala wareegi…

Rasmi: Baaghi 2 iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Rasmi: Baaghi 2 iyo Talaadadiisa Labaad Ganacsiga Uu Sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tiger Shroff filimkiisa Baaghi 2 ayaa ganacsi wacan iska wato maal maha shaqada wuxuuna keenay 3.25 Crore Talaadadiisa kowaad haatana ganacsigiisa guud wuxuu marayaa 138 Crore (Trade Figure) sida shabakada BOI soo daabacday. Waa hubaal in Baaghi 2 darajada 150 Crore gaari doono weliba Jimcadiisa sedexaad ganacsiga uu sameeyo ayaa laga cabir qaadan doonaa 150…