Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 3)

Mr.Prefectionist Aamir Khan Oo Galabkaan Mumbai Dhex Mushaaxayey (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mr.Prefectionist Aamir Khan ayaa galabta sawiro lagaga soo qabtay xili uu Magaalada Mumbai dano qaas ah ka yeeshtay isagoo jawi degen isaga jira sawir qaadayaashana kadis ku noqdeen maadama labis weyn uusan wadan xiligaas. Khan ayaa ku guda jira howsha filmkiisa Thugs of Hindustani kaaso la daawan doono Diwali-ga sanadkaan…

Big B Wadnaha, Priyanka Indhaha, Salman Sambabka Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda (+Sawiro)

Big B Wadnaha, Priyanka Indhaha, Salman Sambabka Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilayaasha Bollywoodka qaar kamid ah ayaa durba sadaqeesteen xubnahooda kadib marka ay geeriyoodan in xubanahaas loo galiyo dad u baahan. Hadii ay geeriyodan waxaa sii shaqeyn doonan xubnahooda oo qof kale isticmaali doono sida aan hader soo helnay qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodka ayaaba sii saxiixen in hadii ay geeriyodan…

15 Xidig Oo Haddiisan ahaan Laheyn Xirfadooda Wwe Maxay Ka Shaqeen Lahaayeen (Qaybta 1aad) + Sawiro

15 Xidig Oo Haddiisan ahaan Laheyn Xirfadooda Wwe Maxay Ka Shaqeen Lahaayeen (Qaybta 1aad) + Sawiro

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidigaha Wwe waa kuwa Ka Mid Ah Kuwa dunida ugu caansan sidoo kalena heestaan dhaqaale ku filan awood balaarana Ku Leh shirkada  Wwe .Waxaa jiraan 15 Xidig caanka ah maqaam sarena ka gaareen xirfadooda Musaaracad .Waxaa Maanta Idin Haynaa 15 Xidig Wwe Hadiisan Ahaan Laheyn Kuwa Ciyaara Wwe Maxay Ku…

Manikarnika Iyo Gold iskuma Dhici Doonan Kangana Ranaut Varun Dhawan Ayee La Dagaaleysa!!

Manikarnika Iyo Gold iskuma Dhici Doonan Kangana Ranaut Varun Dhawan Ayee La Dagaaleysa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manikarnika waa mashruuc weyn oo taariikh dhacday film ahaan looga sameynaayo walina waxa socoto howsha filmkaan oo ay hogaamiye ka tahay Kangana Ranaut. Manikarnika markale aya dib loo dhigay maadama markii hore la qorsheynaayey in tiyaatarada la saaro 15 Aug oo xiligaas tiyaatarada la isla saari lahaa filmka Gold ee…

Murqaaniga Bollywoodka John Abraham Oo Ka Hadlay Doorka Filmkiisa Parmanu!!

Murqaaniga Bollywoodka John Abraham Oo Ka Hadlay Doorka Filmkiisa Parmanu!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

John Abraham ayaa sanadkaan la imaanaya mashruucisa dagaalka ah ee Parmanu-The Story of Pokhran kaaso la daawan doono 25 bishaan May. John waxuu ku guda jiraa xayeysiin u sameynta filmkiisa waxaana wax laga weydiyay mashruucan iyo doorka uu ku jilaayo waxuuna yiri,”Filmka waxuu ka hadlaa sheeko si rasmi ah u…

Hritik Roshan Iyo Filmkiisa Kites Sida Uu Flop Ku Noqday Kaaso 8 Sano Jirsaday!!

Hritik Roshan Iyo Filmkiisa Kites Sida Uu Flop Ku Noqday Kaaso 8 Sano Jirsaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kites waa film jaceyl iyo dagaal isku dhex jiro ah waxaana la daawaday maanta oo kale ayadoo ay hogaamiyaal ka ahaayen Hritik Roshan, Barbara Mori iyo Kangana Ranaut balse waa mashruuc guul darestay ganacsi ahaan. Maanta oo kale 20 May sanadkii 2010 ayaa la daawaday filmka Kites oo noqday mashruuc…

Salman Khan, Bobby Deol, Jacqueline Fernandez Iyo Kooxda Race 3 Oo Bilaaweyn Xayeysiin U Sameynta FIlmkooda (+Sawiro)

Salman Khan, Bobby Deol, Jacqueline Fernandez Iyo Kooxda Race 3 Oo Bilaaweyn Xayeysiin U Sameynta FIlmkooda (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa bilaawatay xayeysiin usameynta mashruuca weyn Race 3 kaaso la daawan doono ciidul fidrigaan sido kalena ay wada jilayaan Salman khan, Anil Kapoor, Bobby Deol, Jacqueline Fernandez, Daisy Shah, Saqib Saleem iyo kuwa kale. Hadaba xidigahan ayaa laga soo bandhigay sawiro ay ku xayeysiinayan mashruucoda ayago bilaawayan inee tagaan ama…

Dhalasho Wacan Jr NTR Iyo Xidigaha Caanka Ah Ee Uu Taageraha U Yahay Wax Badan Ka Ogow!!

Dhalasho Wacan Jr NTR Iyo Xidigaha Caanka Ah Ee Uu Taageraha U Yahay Wax Badan Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jr NTR waa mid kamid ah Super Stars reer koonfur ee awooda badan sido kalena shacbiyad balaaran kuleh Telugu waxuu jilaagan sameyay aflaam badan oo caan ah kuwaso guulo taariikhi ah gaareen. Maanta ayuu u dabaal dagaya sanad guuradiisa dhalasho maadama uu dhashtay maanta oo kale 20 Maya sanadkii 1983…

Anushka Seygeeda Virat Kohli Oo Mumbai Dib Ugu Soo Laabtay (+Sawiro)

Anushka Seygeeda Virat Kohli Oo Mumbai Dib Ugu Soo Laabtay (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Virat Kohli waa shaqsi India iyo daafaha caalamka caan ka ah maadama uu yahay Kabtanka ciyaarta Cricket-ka dalka India sido kalena waqtigaan guursaday atirishada caanka ah Anushka Sharma taaso Bollywoodka ka shaqeysa. Virat ayaa saaka subaxi hore soo caga dhigtay Mumbai Airport isagoo dhar madow sita waxaana maalmo kahor idiin…

Anushka Sharma Oo Deepika Padukone Baraha Bulshada Ku Amaantay Iyo Waxa Kalifay Arinkaan!!

Anushka Sharma Oo Deepika Padukone Baraha Bulshada Ku Amaantay Iyo Waxa Kalifay Arinkaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida guud saxaafada waxay in badan isku xantaan in ay xurguf dhex taalo atirishooyinka kala ah Anushka Sharma iyo Deepika Padukone kuwaaso maanta kamid ah atirishooyinka ugu awooda badan India. Balse sidaas hader waxba uma jiraan maadama atirishooyinkan dadka u muujiyaan in ay saaxiibo yihiin, Deepika ayaa ka qeyb gashay…