Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 350)

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Jaceylka Ah Ee Sanam Re Balse Flop-ka Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanam Re waa film jaceyl ah oo qalbiga taabanaya waxaana mashruucan hogaamiyaal ka ahayen xidigaha kala ah Pulkit Samrat, Urvashi Rautela iyo Yami Gautam. Maanta oo kale 12 Febraayo sanadkii 2016 ayaa la daawaday filimka Sanam RE oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filimkan Flop ku noqday iyo macluumaadkiisa…

Lamaanaha Bollywoodka Shah Rukh Khan Iyo Kajol Filmkooda My Name Is Khan Iyo Sida Uu Hit Ku Noqday!!

Lamaanaha Bollywoodka Shah Rukh Khan Iyo Kajol Filmkooda My Name Is Khan Iyo Sida Uu Hit Ku Noqday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta oo kale la daawaday filmka weyn ee My Name Is Khan kaaso ay kuwada midooben xidigaha Bollywoodka ugu caansan qaar kamid ah oo kal ahaa SRK, Kajol iyo Karan Johar. Filmkaan waxuu noqday mashruuc guul wacan gaaray balse guusha gudaha India waxaa ka darned guusha daafaha caalamka uu…

Dabangg 3 Kahor Sonakshi Sinha Iyo Salman Khan Oo Shaashada Wadaagi Doonan Balse Sidee?

Dabangg 3 Kahor Sonakshi Sinha Iyo Salman Khan Oo Shaashada Wadaagi Doonan Balse Sidee?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan wada ognahay Salman Khan iyo Sonakshi Sinha inee wada sameyn doonan filmkooda sedexaad kaaso ah Dabangg 3 maadama ay horey usameyeen Dabangg iyo Dabanng 2. Balse xidigtaan ma sugi doonto Dabangg 3 sababto ah waxay kala so muuqan doonta filmka  Welcome To New York kaaso uu Salman muuqaal marti ah…

Shraddha Kapoor Oo Bilawday Duubista Filmka Batti Gul Meter Chalu Xili Ay Shahid Iyo Kooxda Ku Biirtay!!

Shraddha Kapoor Oo Bilawday Duubista Filmka Batti Gul Meter Chalu Xili Ay Shahid Iyo Kooxda Ku Biirtay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Shraddha Kapoor ayaa si rasmi ah u bilaaway duubista filmkiisa xiga ee Batti Gul Meter Chalu kaaso uukula weheliyo atooraha Shahid Kapoor oo kujilaayo door wiil 20 jir ah, filmkana ayaa lawada sugaya waxuuna Shahid kujili doona wiil 20 jirah oo jaceyl u qaadayo gabar nolo iska caadi ah…

Star Power 1994: Awooda atoorayaasha 1994 sida filimada ku furmeen iyo sedexda maalmood ganacsigooda

Star Power 1994: Awooda atoorayaasha 1994 sida filimada ku furmeen iyo sedexda maalmood ganacsigooda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Xiligaan la joogo Star Power-ka Bollywood-ka waa mid ku xeen daaban Sedexda Khans, Hrithik, Akshay, Ajay sidoo kalena waxaa soo raacaan oo xidignimo gaareen Ranbir, Varun iyo Ranveer intaas ayay Boxoffice India ku tilmaantaa kuwo maanta filim gadi karaan. Hadaba Star Power-ka ama awooda atooraha waxaa lagu cabiraa fagta…

Marka Ay Dhacday Salman Khan, Katrina Kaif, Ranbir Kapoor Iyo Xidigo Kale Inee Si Lama Filaan Ah Hab Isku Siyaan (+Sawiro Funny Ah)

Marka Ay Dhacday Salman Khan, Katrina Kaif, Ranbir Kapoor Iyo Xidigo Kale Inee Si Lama Filaan Ah Hab Isku Siyaan (+Sawiro Funny Ah)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidigaha Bollywoodka qaar kamid ah ayaa waxaa laga soo bandhigay sawiro madadaalo ah ayagoo xiliyo kala duwan lagaa soo qabtay. Waxaad arkeysa xidigahan oo sawiro xiliyo khaldan laga qabtay ayadoo sawiradaasna micno kale loo turjumi karaan balse xaqiiqada aan sidaas ahen. Liiskan waxaa kujiraan xidigo caan ah sida SRK, Shilpa,…

Sawirada Isniinta: Priyanka Chopra Sawiro Soo Jiidasho Leh Ayaa Laga Qabtay Iyo Xiliyo Kala Duwan!!

Sawirada Isniinta: Priyanka Chopra Sawiro Soo Jiidasho Leh Ayaa Laga Qabtay Iyo Xiliyo Kala Duwan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishad Priyanka Chopra ayaa isniintan noqotay dooqa kowaad ee taxliiliyaasha Fashionka maadama sawiro soo jiidasho leh laga soo bandhigay. Priyanka Dhawaanahan kama aysan soo muuqan liiska xidigaha ugu labiska wanaagsan Bollywoodka sida aawged todobaadkan ayaa la filaa xidigtaan inee kamid noqon doonto maadama sawiro heer sare ah laga qabtay shalay.…

Aamir Khan oo diyaar u ah wiilka uu abtiga u yahay Imran Khan inuu Bollywood-ka dib ugu soo celiyo

Aamir Khan oo diyaar u ah wiilka uu abtiga u yahay Imran Khan inuu Bollywood-ka dib ugu soo celiyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mr. Perfectionist Aamir Khan wuxuu ka walaacsan yahay wiilka uu abtiga u yahay Imran Khan in saaxada Bollywood-ka laga waayay sidoo kalena uusan heesanin shirkada ama soo saare filim u dhiibanayo. Sidaa darteed Aamir Khan ayaa doonayo Imran Khan inuu boos muhiim ah ka siiyo filimka taxanaha noqon doono Mahabharat…

Deepika Padukone” Ranveer Singh Tayo Super Star Nimo Ayuu Heystaa Isagon Wali Super Star Noqonin”

Deepika Padukone” Ranveer Singh Tayo Super Star Nimo Ayuu Heystaa Isagon Wali Super Star Noqonin”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Deepika Padukone iyo Ranveer Singh waa shaqsiyad nolosha dhabta ah lamaane ku ah sido kalena shaashada lamaane ku ah. Xidigahan aflaam dhow r ah oo guul wacan gaaren aye wada sameyeen haba ugu dambeyo filmkooda  Padmaavat o ganacsi taariikhi ah kasameynaayo Box-officeka. Deepika ayaa saxaafada la fal gashay wareysina siisay…

Sonakshi Sinha filimkeeda Welcome To New York ayay xayeysiin u sameeneesay laakiin iyada ayaa lagu mashquulay (+sawiro)

Sonakshi Sinha filimkeeda Welcome To New York ayay xayeysiin u sameeneesay laakiin iyada ayaa lagu mashquulay (+sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Sonkashi Sinha beryahan waxay ku mashquulsan tahay xayeysiin u sameynta filimkeeda shactirada badan Welcome To New York  oo la daawan doono 23-ka bishan Febraayo. Sinha ayaa xayeysiin wacan u sameesay filimkeeda ayadoo hadal xoogan ka abuurtay baraha bulshada iyo Tv-yada oo ay booqato barnaamijyada kala duwan ee daawadayaasha lagu mada…