Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 4)

Arooska Cusub DeepVeer Oo Ku Wajahan Goobta Xaflada Dabaal Daga Arooskoda Bangalore Lagu Qabanaayo Galinka Dambe (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lamaanaha caanka ah ee nolosha ku midooweyn Ranveer Singh iyo Deepika Padukone ayaa maanta Bangalore u safreen si ay halkaas xaflad heer sare ah ugu dhigtaan taaso ay ugu dabaal dagayaan arooskoda. Ranver iyo Deepika waxay ku aqal galeen 15 bishaan November magaalada Lake Come ee dalka Talyaaniga halkaaso ay…

Ceeb Weyn Oo Dadka Ka Qarsoon: Aishwarya Rai Waxay Xiriir Hoose La Laheed Amitabh Bachchan Xitaa Wey La Seexatay Si Qoyska Bachchan Loogu Soo Guuriyo (+Sawiro)

Xanta ugu weyned 2005-2012 oo dad badan ka qarsooned ayaa maanta idiin la wadaageen taaso ah in atirishada caanka ah Aishwarya Rai Bachchan ay xiriir hoose la laheed sodogeeda Amitabh Bachchan. Saxaafada ayaa xan badan ka qori jirtay balse sheekada hal midna shaaca lagama qaadin hase yeeshe markii aad arinkaan…

Baraha Bulshda Ayee Gil Gileen Sawirada Arooska Deepika Padukone Iyo Ranver Singh Bal Ogow Xidigaha Ka Hadleen Arooskan Karan Johar Oo Guura Rabaa Ku Hayo (+Sawiro)

Baraha Bulshda Ayee Gil Gileen Sawirada Arooska Deepika Padukone Iyo Ranver Singh Bal Ogow Xidigaha Ka Hadleen Arooskan Karan Johar Oo Guura Rabaa Ku Hayo (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa socda dabaal daga arooska lamaanaha caanka Deepika Padukone iyo Ranver Singh inkastoo arooskoda uu dhacay 15 bishaan November sido kalena uu ka dhacay Lake Como Italy. Hadana saas eetahay dabaal daga arooskoda shalay ayuu bilaawday kadib markii sawirada xidigahan baraha bulshada lagu soo daadiyay xidigo badan ayaa ka hadleen…

Raveena Tandon Oo Daaha Ka Qaaday Sir U Qarsoodn Deepika Padukone Balse Ranver Ma Ogyahay Sheekadan Bal Nala Ogow Sirtaan!!

25 Atirisho Bollywoodka Katirsan iyo Sida Ay U Foolxun Yihiin Markee Make-up La’aan Yihiin Ileen Quruxda Waa Make-up (+Sawiro)

Atirishooyinka Bollywoodka hadii la dhihi lahaa Make-up la’aan kaamerada soo hor istaaga xaqiiq ahaan foolxumadooda ayaa soo bixi laheed qofna ma daawan laheen aflaamtooda. Balse waxa ugu weyn ee ay isku difaacaan ama quruxdooda ku siyaadiyaan waa Make-up-ka ay isticmaalaan had iyo jeer taaso quruxdooda siyaadisay dad badana kusoo jiiteen.…

Wali Ma Aragtay Sumada Ama Shabada Deepika Qoorteda Ku Sawiran Ee Magaca Ranbir Kapoor Ah (+Sawiro)

Wali Ma Aragtay Sumada Ama Shabada Deepika Qoorteda Ku Sawiran Ee Magaca Ranbir Kapoor Ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lamaanaha caanka ah ee nolosha ku midooweyn Ranveer Singh iyo Deepika Padukone ayaa maanta Bangalore u safreen si ay halkaas xaflad heer sare ah ugu dhigtaan taaso ay ugu dabaal dagayaan arooskoda. Ranver iyo Deepika waxay ku aqal galeen 15 bishaan November magaalada Lake Come ee dalka Talyaaniga halkaaso ay…

Shalay oo Talaado ahayd iyo ganacsiga ay sameeyeen filimada Pihu – Mohalla Assi – Fantastic Beasts

Shalay oo Talaado ahayd iyo ganacsiga ay sameeyeen filimada Pihu – Mohalla Assi – Fantastic Beasts

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sunny Deol filimkiisa Mohalla Assi ayaa 20 Lakh keenay shalay oo Talaado ahayd haatana mudo shan maalmood ah wuxuu soo xareeyay 1.40 Crore (Trade Figure). Filimka Mohalla Assi oo ah mid mudo meel iska yiilay horeyna asigoo xatooto ah Internet-ka looga daawaday todobaadkiisa kowaad 1.75 Crore (Trade Figure) ayuu keeni doonaa kadibna masii socon doono. Fadlan hoos…

Sawirkii Ugu Horeyay Ee Laga Soo Bandhigay Neha Dhupia Iyo Angad Bedi Gabadhoda U Dhalatay Mehr Dhupia Bedi!!

Sawirkii Ugu Horeyay Ee Laga Soo Bandhigay Neha Dhupia Iyo Angad Bedi Gabadhoda U Dhalatay Mehr Dhupia Bedi!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay sawirkii kowaad gabada yar ee ay dhaleen lamaanaha caanka ah Neha Dhupia iyo Angad Bedi taaso magac ahaan loo bixiyay Mehr Dhupia Bedi. Neha Dhupia iyo Angad Bedi ayaa udhashatay gabar yar iyagoo hader qoys caruur leh noqdeen in mudo ahna lawada sugaayey…

Filimka Amar Akbar Anthony oo bur buray iyo Ravi Teja oo sedex Disaster 2018 sameeyay!

Filimka Amar Akbar Anthony oo bur buray iyo Ravi Teja oo sedex Disaster 2018 sameeyay!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waan ka xunahay Superstar Ravi Teja filimkiisa Amar Akbar Anthony sedex maalmood gudaheeda ayuu ku bur buray (Disaster) waana filim qasaaro xoogan ay kala kulmeen kooxda iibsatay filimkan. Amar Akbar Anthony kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen 25 Crore waxaana muuqato in saamiga dib ugu soo laabanayo xitaa 10 Crore gaari karin madaama mudo sedex maalmood…

Naxdinta Ugu Weyn Bollywoodka: Pooja Mishra”Salman Khan Iyo Kuwa La Dhashtay Wey I Kufsadeen Mustaqbalkeyga Ku Cayaareen Saf Ayeena Iga Mareen”

Naxdinta Ugu Weyn Bollywoodka: Pooja Mishra”Salman Khan Iyo Kuwa La Dhashtay Wey I Kufsadeen Mustaqbalkeyga Ku Cayaareen Saf Ayeena Iga Mareen”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Pooja Mishra waa gabar ka shaqeysa Tv-yada sido kalena dhowr film Bollywood ah kasoo muuqatay sido kale waa gabar Model ah taaso hader ku dhegen Mega Star Salman Khan maadama ay ku heesato inuu kufsaday. Pooja ayaa Instagram-keda arinkaan ku shaacisay waana arin ay ka naxeen malaayin dad ah taageerayaasha…