Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 440)

Hrithik Roshan muxuu rabaa markaana wuxuu diiday filimka Super 30

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Hrithik Roshan wuxuu amaan lixaad leh ku helay sameynta filimkiisii Kaabil ee uu indhool ku jilaayay bilawgii sanadkaan. Inkastoo Kaabil uu noqday filim mashruucaan guuleestay hadana Hrithik bandhigiisa waa mid hirgalay oo aad loogu kalsoon yahay sanadkaan inuu bilad ku qaadan doono. Taageerayaasha Hrithik waxay ku farxeen markii…

Maxaa loogu tilmaamaa 2001 sanadkii ugu tayada wanaagsanaa Bollywood iyo Hollywood aflaanta ay sameeyeen (+Sawiro)

Maxaa loogu tilmaamaa 2001 sanadkii ugu tayada wanaagsanaa Bollywood iyo Hollywood aflaanta ay sameeyeen (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sanadii 2001 waa bilawgii qarnigaan waqti ahaana waxaa kasoo wareegato 16-sano balse waa sanad ku weyn fanka Hindiya iyo midka Mareekanka madaama ay sameeyeen aflaan tayo wanaagsan oo dhaxal taariikhi ah ka tageen. Sanadii 2001 Bollywood iyo Hollywood waxay sameeyeen filimo ilaa haatan la hilmaami karin qaabka loo sameeyay fariin…

Rasmi: filimka Shubh Mangal Saavdhan oo ganacsi adag sameeyay 10-kiisa maalmood ee ugu horeyso

Rasmi: filimka Shubh Mangal Saavdhan oo ganacsi adag sameeyay 10-kiisa maalmood ee ugu horeyso

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khuranna iyo Bhumi Pednekar filimkooda Shubh Mangal Saavdhan ayaa ganacsi adag sameeyay sedexda maalmood ee ugu horeyso todobaadkiisa labaad asigoo keenay 7.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Mudo 10-maalmood ah filimka SMS wuxuu gudaha Hindiya kasoo xareeyay 31 Crore inkastoo todobaadka kowaad filimka Baadshaho ka lacag badiyay hadana isagana todobaadka…

Rasmi: filimka Poster Boys lacagaha uu keenay sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay

Rasmi: filimka Poster Boys lacagaha uu keenay sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sunny Deol, Bobby Deol iyo Shreyash Talpade filimkooda Poster Boys ayaa ganacsi liito sameeyay sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay. Poster Boys wuxuu keenay 7.25 Crore (Trade Figure) sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay sida shabakada Boxoffice India soo daabacday waxaana u wanaagsaneyd lacagtaas inuu keeno labadiisa maalmood ee ugu horeesay. Poster Boys sabti…

Vikram, Suniel Shetty, Akshay Kumar iyo atoorayaasha 50-sano gaareen balse jir ahaan dhisan (+Sawiro)

Vikram, Suniel Shetty, Akshay Kumar iyo atoorayaasha 50-sano gaareen balse jir ahaan dhisan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar todobaadkan ayuu 50-sano jirsaday wuxuuna ku biiray liiska atoorayaasha Hindiya ee da’dooda 50-sano gaartay ama dhaaftay kuwaas oo jir ahaan dhisan. 50-jiradan waxay la tartami karaan 20-jirada Bollywood-ka madaama ay ku caan baxeen sida jirka loo dhisto marwalbana caafimaad qabkooda u suura galiyay inay jiil walbo…

Marka ay dhacday in Bollywood-ka ay filimo kusoo bandhigeen nolosha Gaangester-da caanka ah (+Sawiro)

Marka ay dhacday in Bollywood-ka ay filimo kusoo bandhigeen nolosha Gaangester-da caanka ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Arjun Rampal filimkiisa ugu dambeeyay Daddy wuxuu ku biiray liiska filimada ay Bollywood-ka sameeyeen kuwaas oo looga hadlaayo nolosha Gaangestero caan ah oo gudaha Hindiya laga yaqaano. Sidaa darteed shabakada Rediff waxaan kasoo xiganay aflaanta Bollywood-ka sameeyeen kuwooda looga hadlaayo nolosha shaqsiyaad gaangester soo noqdeen: Haseena Parkar nolosheedii filimka Haseena Parkar…

Rasmi: filimka Jai Lava Kusa lacagaha laga helay ka hor inta aan tiyaatarada la saarin

Rasmi: filimka Jai Lava Kusa lacagaha laga helay ka hor inta aan tiyaatarada la saarin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jr. NTR wuu soo laabtay markaana hadal heynta Koonfur Hindiya isaga ayaa heesto madaama 21-ka bishan tiyaatarada loo saari doono filimka weyn Jai Lava Kusa. Hadaba waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay filimka Jai Lava Kusa lacagaha laga helay ka hor inta aan tiyaatarada la saarin waxayna kooxda iska leh ka…

Rasmi: goos goos dhameestiran oo laga soo bandhigay Jai Lava Kusa Jr. NTR wuu kaa yaabsan doonaa (+Video)

Rasmi: goos goos dhameestiran oo laga soo bandhigay Jai Lava Kusa Jr. NTR wuu kaa yaabsan doonaa (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ugu dambeyntii waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska dhameestiran filimka Jai Lava Kusa ee uu hogaamiye ka yahay Jr. NTR. NTR ayaa filimka Jai Lava Kusa ku jilaayo sedex door oo kala duwan weliba door laadarnimo oo aad qamarji ah ayaa ku jiro doorarkaan waana filim siweyn loo wada…

Jawaab Celinta Barnaamijka Weydiin Iyo Warcelin

Jawaab Celinta Barnaamijka Weydiin Iyo Warcelin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kulanti wacan kana raali ahaada inaan dib u dhignay waqtiga jawaab celinta madaama aan rabnay in aqristayaal badan su’aalo nasoo weydiiyaan. F.G:  Aqriste Ahmed Akhyar Ayaa Ahaa Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Su’aal Nasoo Weydiiyay, Wixii Isaga Ka Dambeeyo Ee Comment Soo Dhiibto Uma Jawaab Celin Doono, Fadlan Khamiista Su’aashaada Kusoo Cesho.…

Saaxiibtinimada dhabta ah waqti malahan: Bobby Deol oo siweyn ugu hambalyeeyay saaxiibkiis Akshay Kumar

Saaxiibtinimada dhabta ah waqti malahan: Bobby Deol oo siweyn ugu hambalyeeyay saaxiibkiis Akshay Kumar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood Super Star Akshay Kumar ayaa shalay u dabaal dagay sanad guuradiisa 50-aad inta badana shaqsiyaadka Bollywood-ka ugu caansan hambalyo kala duwan ayay u direen. Bobby Deol oo saaxada kusoo laabtay ayaa saaxiibkiis Akshay Kumar hambalyo weyn hawada u mariyay wuxuuna u rajeeyay nasiib wacan. Bobby wuxuu yiri “Walaalka igu…