Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 5)

Dhalasho Wacan Adira (Rani Mukerji Gabadheeda) Iyo Xidigaha Bollywoodka Looma Kala Harin Atiriishoyin Shidan (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

tani ma ahen kaliya xaflad dhalasho ee waxay ahed xaflad dhalash tii ugu weyned uguna wanaagsaned ee ay mudadan Bollywoodka sameystaan. Waxaa loo dabaal dagay caawa xaflada dhalasho ee gabadha Adira taaso ay dhaleen Aditya Chopra iyo Rani Mukerji waana xaflada heerkii ugu sareysay loo agaasimay. Bilicda goobta xaflada waxaa…

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 18-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 18-aad: Caawo iyo Sheekada oo meel xun gaartay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

QEYBTII 18aad: Sheekada qeybtii hore waxay noo mareysay markay dhahday naagtii saaxirada aheyd in hadii la rabo inaan sixirka ka furo ninkaan ay qasab noqoneyso inaan dilo cifriitka waxaana laga yaabaa in boqortooyada halis gasho dad badanan ku baaba,aan. markaas ayuu boqorkii dhahay wixii dhacaa haka dhacaane ninkaan sixirka ka…

Akshay kumar oo Ilmeynaayo Ama Ooynaayo Jaceyl Dartiis Wali Ma Aragtay Daawo Heeska Qiirada Badan Ee ‘Kisise Tum Pyaar Karo’ Oo Turjuman (+Video)

Akshay kumar oo Ilmeynaayo Ama Ooynaayo Jaceyl Dartiis Wali Ma Aragtay Daawo Heeska Qiirada Badan Ee ‘Kisise Tum Pyaar Karo’ Oo Turjuman (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Heeskaan jaceylka ah waxaa ku luuqeyeen fanaaniinta kala ah Kumar Sanu iyo Alka Yagnik waxayna kujirtaa filmkii Andaaz ee ay wada jileen Akshay kumar, Lara Dutt iyo Priyanka Chopra waana hees jaceyl qiiro leh. waxaana wada jilayaan Akshay kumar iyo qoyska oodha oona Lara Dutt kuweheliso halkaan hoose kaga bogo…

Xanta Wey Socotaa: Markaana Waxaa La Sheegay Arooska Virat Kohli Iyo Anushka Sharma Inuu Dhici Doono 15 December!!

Xanta Wey Socotaa: Markaana Waxaa La Sheegay Arooska Virat Kohli Iyo Anushka Sharma Inuu Dhici Doono 15 December!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa mudo la isla dhexmaraa waqtiga uu dhici doono arooska lamaanaha caanka ah ee Virat Kohli iyo Anushka Sharma. Xidigahan ayaa la shegay in aroos qarsoodi ah kudhigan doonan dalka Italy balse xaqiiq rasmi ah lama haayo kaliya waa warar xan ah. Waxaa la arkay Anushka oo shalay Airport-ga kasii…

Halista Ay Deepika, Shahid Iyo Ranveer Galeen Miyee Gali Lahaayen Salman iyo Aishwarya Maadama Dooqa Koowad Ee Padmavati Ahaayen!!

Halista Ay Deepika, Shahid Iyo Ranveer Galeen Miyee Gali Lahaayen Salman iyo Aishwarya Maadama Dooqa Koowad Ee Padmavati Ahaayen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Padmavati wali lama shaacinin waqtiga la daawan lahaa kadib muran uu dhexda ka galay iyo shahaadada lagu daawan lahaa oo loodiday waxana filmkaan hogaamiyaal ka ah Deepika, Shahid iyo Ranveer. Balse mala socotaa akhriste in dooqa koowaad ee filimkaan ahaayen lamaanihii hore ee Bollywoodka Salman Khan iyo Aishwarya Rai…

Iska Ilaali Katrina Kaif Qoriga (Gun) Ay Sidato Iyo Xanaaqa Kamuuqda Filmka Tiger Zinda Hai Ma Ahan Wax Lasoo Koobi Karo!!

Iska Ilaali Katrina Kaif Qoriga (Gun) Ay Sidato Iyo Xanaaqa Kamuuqda Filmka Tiger Zinda Hai Ma Ahan Wax Lasoo Koobi Karo!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalmaha tirso waxaa soodhow xiligii Salman Khan iyo Katrina Kaif Wax badan burburin lahaayen waxaana filmkaan sugitaankiisa nagu dheeraday la daawan doona 22 bishaan. Daawadayaasha maalmaha sidee utirinaayen wey daalen waxayna sugi la’yihiin daawadasha filmkaan xiisaha leh kaaso dagaalka iyo jaceylka isku dhexjira ah. Katirna wey soo laabatay waxayna kutusi…

Warbixin Aan Jiho Laheyn Oo Lagaa Rabo Inaad Jiheyso: Xubintii Qiyaas Waa Kuma Iyo Shabakadda Filimside

Warbixin Aan Jiho Laheyn Oo Lagaa Rabo Inaad Jiheyso: Xubintii Qiyaas Waa Kuma Iyo Shabakadda Filimside

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Habeen wanaagsan aqristayaal meel kasta oo aad joogtaan, Kusoo dhawaada xubinteenii (Guess Who) oo macnaheeda tahay (Qiyaas waa Kuma). Maalin hore waxaa noo taalay xujadaan hoos ku qoran: Waa atoore kaaso maanta maqaam sare fanka ka¬†gaaray balse atoorahas xiligii xiligii uu dhalinta ahaa waxaa loosoo bandhigay film kaso uu door…

Varun Dhawan, Sidharth Malhotra, Arjun Kapoor Iyo Xidigo Yaa Uqalma In Uu Bollywoodka Keeno Manushi Chillar (+Sawiro Farshaxan Ah)

Varun Dhawan, Sidharth Malhotra, Arjun Kapoor Iyo Xidigo Yaa Uqalma In Uu Bollywoodka Keeno Manushi Chillar (+Sawiro Farshaxan Ah)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Saxaafada maka dhamaato inee daba taagnaadan gabadha hada soo hana qaadeysa ee¬†Manushi Chillar taaso sanadkaan ku guulesatay gabadha dunida ugu quruxda badan. Manushi Chillar ayaa in badan la isla dhexmaraayey inee Bollywoodka soo galeyso hadana waxaa dood weyn ka timid qofka soo caan bixin doono ama filmkeeda koowaad yaa atoore…

Sidaan Miyaa Heshiis Lagu Yahay: Shahid Kapoor Iyo Kangana Ranaut Salaan Kama Dhaxeyso Kulan Majiro Hadana Xaflad Ayaa La Isku Inkiray!!

Sidaan Miyaa Heshiis Lagu Yahay: Shahid Kapoor Iyo Kangana Ranaut Salaan Kama Dhaxeyso Kulan Majiro Hadana Xaflad Ayaa La Isku Inkiray!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shahid Kapoor iyo Kangana Ranaut waxay kamid yihiin xidigaha ugu caansan Bollywoodka sido kalena qaab jiliin heer sare ah leh. Xidigahan waxay isla sameyeen filmka Rangoon inkastoo filmkaan ganacsi ahaan burburay hadana bandhigoofa filmkaan ma xumeyn. Sido kale waxaa jirto in ay mar iskudhaceen Shahid iyo Kangana o hadal iisku…

War Cusub: Ma Runbaa In Anil Kapoor Noqon Doono Salman Khan Aabihiisa Filmka Race3!!

War Cusub: Ma Runbaa In Anil Kapoor Noqon Doono Salman Khan Aabihiisa Filmka Race3!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Race 3 Anil Kapoor la’aantisa daawadayaasha wey ku caajisayaan maadama xidigaan doorkiisa qeybihii hore dadka madadaaliyay sidaa awgede Mega Star Salman Khan ayaa ka farxiyay daawadayaasha kadib markii uu cadeyay in Anil filmkaan qeyb ka yahay. Kadib markii Salman sidaa ku dhawaaqay ayaa saxaafada iyo dadka isla dhexmareen in Anil…