Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 692)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Salman Khan Ku Faano Wanted Ee Action-ka Wacan Leh

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wanted waa film Action ah oo sanadii 2009 soo baxay sidoo kalena Hit weyn noqday waana filimka awooda Mega Star Salman sare u qaaday xili xidigaan xaalka ku xumaa. Wanted waa filim mada daalo dhameestiran leh Action, heeso iyo sheeko wacan waana mid ka mid ah filimada ay Bollywood-ka sameeyeen…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Fiza Ee Ay Wada Hogaaminayaan Hritik Roshan Iyo Karisma Kapoor!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Fiza Ee Ay Wada Hogaaminayaan Hritik Roshan Iyo Karisma Kapoor!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Fiza waxaa tiyaatarada si rasmi ah loo saaray 8 Sept sanadkii 2000 waana filim la daawaday maanta ookale oo ay taariikhda ku beegneed 8 September. Hogaamiyaasha filimkaan guusha gaaray Noqdayna Semi Hit: Jaya Bachchan, Karisma Kapoor iyo Hritik Roshan, halka uu Director ka yahay Khalid Mohammed. Fadlan Halkaan Hoose…

Kusoo Dhowaada Taariikh Nololeedka Super Star Vinod Khanna Oo Dhameystiran (+Sawiro)

Kusoo Dhowaada Taariikh Nololeedka Super Star Vinod Khanna Oo Dhameystiran (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Vinod Khanna wuxuu dhashtay 6 Oct 1946, wuxuu ahaa atoore iyo qarash gareye aflaamta Bollywoodka. sido kale wuxuu xidigaan ku luglahaa Siyaasada oo wuxuu ahaa xubin katrisan Barlamanka intii u dhaxeysay 1998-2009, hadana mar kale ayaa la doortay 2014-2017. waxaa xusid mudam in sanadii 2002 uu noqday wasiirka u…

Rasmi: filimka Paisa Vasool todobaadka kowaad lacagaha uu keenay Balakrishna markaan Disaster ayuu la yimid

Rasmi: filimka Paisa Vasool todobaadka kowaad lacagaha uu keenay Balakrishna markaan Disaster ayuu la yimid

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Telugu Mega Power Star Nandamuri Balakrishna filimkiisii weynaa Paisa Vasool si lama filaan ah ayuu hal todobaad ku bur buray waa naxdin cusub oo Tollywood kusoo korortay. Filimka Paisa Vasool lacagaha uu keenay todobaadkiisa kowaad isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka waa 31.70 Crore waxaana saami ahaan laga helay 17.22 Crore waana lacagtii ugu yareed ee dhawaanahan…

Maqaal: Aamir Khan – Waa Khan-ka Aan La Buun Buunin Balse Ka Iskoorada Badan Salman Iyo SRK

Maqaal: Aamir Khan – Waa Khan-ka Aan La Buun Buunin Balse Ka Iskoorada Badan Salman Iyo SRK

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

104-sano ayay filim jilis ku guda jiraan fanka Hindiya waxaana soo mareen Super Stars- maqaam sare gaareen ilaa haatana la jecel yahay. Marnaba ma hilmaami karno sida ay fanka Hindiya sare ugu qaadeen ruug cadaayaasha kala ah Raj Kapoor, Dev Anand, Amitabh Bachchan, Rajesh Khanna, Shah Rukh Khan, Salman Khan,…

Rasmi: filimka Vivegam mudo labo todobaad ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal wadar ahaan

Rasmi: filimka Vivegam mudo labo todobaad ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal wadar ahaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Thala Ajith Kumar filimkiisa Vivegam oo ay ku wehliyaan Vivek Oberoi, Kajal Aggarwal iyo Akshara Haasan ayaa si rasmi ah looga soo bandhigay mudo labo todobaad ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal isku dar ahaan. Inkastoo filimkaan Action-ka iyo sirdoonka ah dhaliil usoo jeediyeen kuwa filimada ka faaloodaan…

Aamir Khan Iyo Juhi Chawla Waxay Nagu Qasbayaan Inaa Dib U Daawano Qayamat Se Qayamat Tak!!

Aamir Khan Iyo Juhi Chawla Waxay Nagu Qasbayaan Inaa Dib U Daawano Qayamat Se Qayamat Tak!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

  Filimka Qayamat Se Qayamat Tak waa filim Classic ah sido kalena maqaam sare ka joogo dhanka Box-officeka waa filim jaceyl oo ilaa maantadan daawashadiisa lawada jecelyahay. filimkaan waxaa hogaamiyaal kawada ahaayen sido kalena kusoo wada caan baxeen Aamr Khan iyo Juhi Chawla kuwaaso wacdaro lama ilaawaan ah ka dhigeen…

Rasmi: filimka Dangal iyo mudo labo todobaad lacagaha uu gudaha Hong Kong ka keenay

Rasmi: filimka Dangal iyo mudo labo todobaad lacagaha uu gudaha Hong Kong ka keenay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mr. Perfectionist Aamir Khan filimkiisa Dangal ayaa ganacsi waali ah ka sameenayo gudaha Hong Kong waana filim sharafka Hindiya siweyn u qaaday taariikhda fanka Hindiya baal dahab ah ka galay. Filimka Dangal mudo 15-cisho ah wuxuu gudaha Hong Kong kasoo xareeyay $2m oo u dhiganto HK$ 15.65m waa doolar Hong Kong laga adeegsado…

Hees qiiro badan oo laga soo bandhigay filimka Secret Superstar (+Video)

Hees qiiro badan oo laga soo bandhigay filimka Secret Superstar (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aamir Khan filimkiisa Secret Superstar ee uu soo saare ka yahay sidoo kalena door muuqaal marti ah ku leh ayaa laga soo bandhigay hees qiiro badan. Filimka Secret Superstar waxaa hogaamiye ka ah Sara Wassim oo filimkii Dangal ku jileesay Aamir Khan gabadhiisa sidoo kalena fariinta filimada iyada udub dhexaad u tahay…

Farah Khan oo Kangana ku weerartay mowduuceeda Hrithik la xariiro ee aan dhamaadka laheyn!

Farah Khan oo Kangana ku weerartay mowduuceeda Hrithik la xariiro ee aan dhamaadka laheyn!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kangana Ranaut waxay dib usoo nooleesay 12-bilood ka hor dagaalkii ay Hrithik Roshan la gashay iyo xumaanta ay ku kala tageen inkastoo awal xiriir qarsoodi ah ka dhaxeeyay. Todobaadkan oo dhan Bollywood-ka Kangana aya heesatay oo maalin walbo Hrithik Roshan ceebihiisa gaarka ah saxaafada la wadaageesay wixii xan iyo xaqiiqo…