Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 760)

Kadib sedex guul oo xariir ah Bhumi Pednekar filimkeeda xiga Sushant Singh Rajput ayay la sameyn doontaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada aan la buun buunin Bhumi Pednekar sanadii 2015 ayay Bollywood-ka kusoo biirtay ilaa haatana sedex filim ayay sameesay dhamaantooda wey wada guuleesteen. Bhumi Pednekar filimkeedii kowaad Dum Laga Ke Haisha sanadii 2015 waxay la sameesay Ayushmann Khuranna ayadoo miisaankeeda 90-kiilo ku dhow yahay, filimkaan Semi Hit ayuu noqday ama guul wacan ayuu…

Rasmi: filimka Shubh Mangal Saavdhan lacagaha uu keenay Jimcadiisa labaad wuxuu noqday filimka 11-aad ee sanadkaan guuleesto

Rasmi: filimka Shubh Mangal Saavdhan lacagaha uu keenay Jimcadiisa labaad wuxuu noqday filimka 11-aad ee sanadkaan guuleesto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ayushmann Khuranna iyo Bhumi Pednekar filimkooda Shubh Mangal Saavdhan ayaa si rasmi ah u noqday filimka 11-aad ee sanadkaan 2017 guul Boxoffice-ka ka gaaro ayagoo Bollywood-ka ay sameeyeen 147-filim. Sida shabakada Boxoffice India xaqiijisay filimka SMS wuxuu Jimcadiisa labaad keenay 1.50 Crore (Trade Figure) sidoo kalena hoos u dhac yar ayuu sameeyay.…

Sooraj Pancholi oo ka hadlay fadeexadii aabihiis u geesatay atirishada Kangana Ranaut

Sooraj Pancholi oo ka hadlay fadeexadii aabihiis u geesatay atirishada Kangana Ranaut

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhawaan atirishada Kangana Ranaut dhawaan waxay weerar ku qaaday raggii ay horey xiriir muuqdo iyo mid qarsoon la sameesay waxaana liiskaan ku jiray ruug cadaa Aditya Pancholi. Kangana waxay sheegtay inay gacanta Aditya Pancholi gashay ayadoo 17-jir ah oo aan laheyn garaad k filan sidii uu doono ka yeelay asigoo…

Priyanka Chopra oo ka shaleyneeso xayeysiis ay u sameesay kareemka la isku cadeeyo!

Priyanka Chopra oo ka shaleyneeso xayeysiis ay u sameesay kareemka la isku cadeeyo!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada caalamiga ah Priyanka Chopra ee haatan la shaqeyso Hollywood iyo Bollywood ayaa banaanka soo dhigtay dareenka ku aaday inay ka qoomameeneyso xayeysiis kareemka la isku cadeeyo oo ay hada ka hor sameesay. Sanidihii ugu dambeeyay dooda ku aadan dadka caanka ah inay xayeysiis u sameeyaan kareemka jirka la marsado…

Bobby Deol oo weerar ku qaaday Wikipedia “Ma ihi 50-jir!”

Bobby Deol oo weerar ku qaaday Wikipedia “Ma ihi 50-jir!”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atooraha caanka ah Bobby Deol ayaa dib usoo laabtay waxaana mudo 4-sano kadib tiyaatarada loo saaray filimka Poster Boys maalintii Jimcada ahayd wuxuuna ku helayaa doorkiisa filimkaan shactirada badan amaan balaaran. Hadaba Bobby Deol oo saxaafada la fal galaayay ayaa la weydiiyay madaama 50-jir ayuu yahay sidoo kalena waayihiisa fanka…

Dabaal daga sanad guurada Akshay Kumar awgeed kaarto ayaa laga soo bandhigay filimka Gold

Dabaal daga sanad guurada Akshay Kumar awgeed kaarto ayaa laga soo bandhigay filimka Gold

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar oo maanta u dabaal dagayo sanad guuradiisa 50-aad ayaa taageerayaashiisa la wadaagay kaarto ama sawir u gaar ah filimkiisa qadiyada wadaniga xambaarsan Gold. Akshay Kumar wuxuu haatan ku mashquulsan yahay duubista filimkiisa weyn Gold ee ka hadlaayo sidii Hindiya ugu badneyd tartanka Olympicada aduunka qaybta cayaarta Hockey…

Taxliil ku saabsan Super Star Akshay Kumar awoodiisa Boxoffice-ka (1991-2017)

Taxliil ku saabsan Super Star Akshay Kumar awoodiisa Boxoffice-ka (1991-2017)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood King Kumar ayaa maanta u dabaal dagayo sanad guuradiisa 50-aad wuxuuna dhashay 9 September 1967, hadaba waxaan idiin heynaa macluumaad dhameestiran oo awoodiisa Boxoffice-ka Akshay Kumar ku saabsan. Akshay Kumar Xiliga uu dhashay : 9 September 1967 Filimkiisii kowaad : Saugandh (1991) Tirada aflaan uu sameeyay : 111 Saami…

Taariikh Nololeedka Madadaaliyaha Kowaad Ee Bollywood-ka Akshay Kumar (King of Bollywood) Min Bilaaw Ilaa Dhamaad Oo Update Ah (+Sawiro)

Taariikh Nololeedka Madadaaliyaha Kowaad Ee Bollywood-ka Akshay Kumar (King of Bollywood) Min Bilaaw Ilaa Dhamaad Oo Update Ah (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dhalasho Wacan Super Star Akshay Kumar Oo Maanta 50-sano Jirsaday……….. Hordhaca Xogta Super Star Akshay Kumar Rajiv Hari Om Bhatia wuxuu dhashay 9 September 1967, waa 50-jir ku dhashay magaalada Amristar, Akshay Kumar waa atoore Hindi ah, filim qarash gareeye, kaaratee yaqaan, sidoo kalena kasoo muuqdo barnaamijyada TV-yada ka baxaan.…

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Rangeela, Fiza, Gundaraj, Naksha, Iyo Dil Diya Hai Iyo Natiijadooda (+Sawiro)

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filimada Rangeela, Fiza, Gundaraj, Naksha, Iyo Dil Diya Hai Iyo Natiijadooda (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta  oo kale  8 September waxaa la daawaday 5-filim oo xiiso leh oo kala ah Rangeela, Fiza, Gundaraj, Naksha, Iyo Dil Diya Hai. Rangeela  waa  filimka  Jaceyl  oo  hogaamiye  ka  ahaayeen  Aamir Khan  iyo  Ormila Matondkar  waxaana  la daawaday   8 September 1995  si la  mid ah  maanta  oo  kale …

Jai Lava Kusa teaser: Goos Gooska U Gaarka JR NTR Doorkiisa Kusa Iyo Xarakadiisa Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Jai Lava Kusa teaser: Goos Gooska U Gaarka JR NTR Doorkiisa Kusa Iyo Xarakadiisa Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tollywood  Star JR NTR  filimkiisa  lawada  sugaayo  ee  Jai Lava Kusa  waxaa la  daawan  doono  September 21,  ee bishaan  waana  filim si  weyn  loo  wada sugaayo. Jai Lava Kusa  hori  waxaa  looga  soo  bandhigay  labo  goos  goos u  gaar  Jai  iyo  Lava  maantana  waxaa si  rasmi ah  loo  soo  bandhigay …