Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 838)

Bipasha Basu Iyo Dino Morea Filmkoda Cabsida Ah Ee Raaz Iyo Sida Uu Bllockbuster Ku Noqday!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Raax waa film Horror ah oo ay hogaamiye ka tahay atirishada Bipasha Basu halka uu kula weheliyo atooraha Dino Morea waxana la daawaday maanta oo kale 1 Febraayo sanadkii 2002. Filmkaan waxuu noqday Blockbuster weyn sido kalena guul lixaad leh gaaray waana filmka ay ku faanto Bipasha Basu. Halkaan Hoose…

Top First Weeks: Padmaavat oo kaalinta 10-aad ka galay filimada todobaadka kowaad lacagaha ugu badan soo xareeyaan

Top First Weeks: Padmaavat oo kaalinta 10-aad ka galay filimada todobaadka kowaad lacagaha ugu badan soo xareeyaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Padmaavat ayaa ka mid noqday 10-ka filim ee todobaadka kowaad lacagaha ugu badan gudaha Hindiya kasoo xareeyaan waxaana horeyna idin kula wadaagnay in kaalinta 14-aad uu ka galay filimada lacagaha ugu badan soo xareeyeen sedexda maalmood ee ugu horeyso. Padmaavat oo todobaadkiisa kowaad keenay 145.25 Crore (Trade Figure) laguma darin…

Dhalasho Wacan Atooraha Xaragada Badan Jackie Shroff Iyo Macluumad U Gaar Ah Xidigaan!!

Dhalasho Wacan Atooraha Xaragada Badan Jackie Shroff Iyo Macluumad U Gaar Ah Xidigaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxay maanta sanad guuradiisa tahay jilaaga caanka ah ee Jackie Shroff kaaso kamid ah halyeeydii Bollywoodla iyo Super Stars kuwoodi usoo halgameen hormarka Bollywoodka maantana maqaam sare ayuu fanka kajooga rugcadaagan. Fadlan Macluumad Kooban Oo Kusaabsan Jackie Shroff Halkaan Hoose Kaga Bogo: Waxa uu dhashay 1 February-1957haatana waa 61 jir…

Deepika Padukone Oo Si Qiiro Leh Ugu Mahad Celineyso Shahid Kapoor Maadama Uu Sameeyay Filmka Padmaavat!!

Deepika Padukone Oo Si Qiiro Leh Ugu Mahad Celineyso Shahid Kapoor Maadama Uu Sameeyay Filmka Padmaavat!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Deepika Padukone ayaa in badan u mahadcelisay atooraha Shahid Kapoor kaaso kamid ah hogaamiyaasha filmka Padmaavat ee Box-officeka wacdaraha ka dhigaayo. Deepika oo wareysi xiiso leh laga qaaday waxay tiri,” uma maleynaayo Padmavati in Padmavati ahaan lahaa Ranveer iyo Shahid hadeesan ahaan lahen sababto ah filmkaan labadooda dartooda ayuu…

Mega Star Amitabh Bachchan Oo Ku Dhawaaqay Inuu Joojin Doono Isticmaalka Barta Twitterka (SRK Miyaa Sabab U Ah)

Mega Star Amitabh Bachchan Oo Ku Dhawaaqay Inuu Joojin Doono Isticmaalka Barta Twitterka (SRK Miyaa Sabab U Ah)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Amitabh Bachchan ayaa ah shaqsi had iyo jeer Online ka ah baraha bulshada waxuuna marwalba taagerayaashisa la wadaaga aqbaaraadka noloshiisa iyo sawiraa qoyskiisa. Xidigan ayaa bartiisa Twiiterka qoraalki udambeyay so dhigay waxaana halmar isla kacday jamaahirta taageraha u ah xidigaan maadama uu sheegay in uu joojin doono Twitterka.…

Rasmi: Filimka Padmaavat iyo Arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay weli ma hakanaayo filimkaan

Rasmi: Filimka Padmaavat iyo Arbacadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay weli ma hakanaayo filimkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka weyn Padmaavat ayaa ganacsi adag sameenayo maal maha shaqada wuxuuna keenay 12.25 Crore maalintiisa todobaad taasi oo ka dhigan inuu haatan 150 Crore qarka u saaran yahay ganacsigiisa. Padmaavat ganacsigiisa todobaadka kowaad ee fidsan kaasi oo 8-maalmood ah wuxuu noqon doonaa 160 Crore waa maanta oo Khamiis ah marka loogu daro ganacsiga uu sameenayo. Padmaavat…

Kareena Kapoor, Saif Ali Khan and Karisma Kapoor Oo Kasoo Laabten Goa Iyo Xafladii Amrita Arora (+Sawiro)

Kareena Kapoor, Saif Ali Khan and Karisma Kapoor Oo Kasoo Laabten Goa Iyo Xafladii Amrita Arora (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kareena Kapoor Khan iyo seygeeda ayaa di ugu soo laabten Mumbai kadib markii ay ku maqnaayen xaflada dhalasho ee Amrita Arora dhigatay. Karisma ayaa dhankeda soo laabatay maadama dabaal daga dhamaaday sidaan horey idiin kula wadaagnabay Amrita ayaa u dabaal dageysay sanad guurada dhalashadeda maadama ay haatan jirsatay 40 sano.…

Atooraha Rajkumar Rao Ayaa Soo Gaba Gabeyay Jadwalkiisa Kowaad Ee Filmkiisa Stree!!

Atooraha Rajkumar Rao Ayaa Soo Gaba Gabeyay Jadwalkiisa Kowaad Ee Filmkiisa Stree!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rajkumar Rao ayaa soo idleyay jadwalka kowaad ee filmkiisa cabsida iyo shactirada isku dhexjirta ah ee Stree kaaso uu ku duubayey tuulada Chanderi. “Waan soo gaba gabeyay jadwalka kowaad ee filmkeyga Stree xili aan ku duubnay xaafada quruxda badan ee Chanderi waana jadwal xiiso badan aadna aan oga helay waxaan…

Shah Rukh Khan” Nina Kuma Xad Gudbi Karo Dumarka Xili Aan Film La Duubayo Dumarka “

Shah Rukh Khan” Nina Kuma Xad Gudbi Karo Dumarka Xili Aan Film La Duubayo Dumarka “

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bollywood King Khan Shah Rukh Khan ayaa wax laga weydiyay arinta xasaasiga ah ee ka taagan maanta dunida daafaheda taaso ah in gabdhaha loo geesto dhibaato jismiyed xili ay goob shaqo joogaan. Waxana maanta dhacdo in gabadhii si xoog ah ama xushmad aan kujirin jirkeda lagu taa taabanayo waliba mararka…

Super Star Jackie Shroff Oo Doonayo Inuu Dib U Sameyo Filmka Ventilator Isagoo Gujrati Ah!!

Super Star Jackie Shroff Oo Doonayo Inuu Dib U Sameyo Filmka Ventilator Isagoo Gujrati Ah!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jackie Shroff ayaa doonayo inuu dib usameyo filmka Marathi-ga ah ee Ventilator isagoo Gujrati ah filmkaan waxaa maal galin doonto shirkada Irada Entertainment Jackie ayaana hogaamiye ka noqon doono waxuuna noqon doona filmkisa kowaad ee Gujrati ah. Shroff oo hadlaayo waxuu yiri,” ugu dambeyn waxaan hogaamiye ka noqday film luuqadeyda…