Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 928)

Kareena, Alia, Iyo Sushmita Xagee Kaga Jiraan Boqoleey Ahaan Atariishooyinka Sidee U Kala Hit, guulo iyo qasaaro u kala badan yihiin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maqaalkaan waa mid aan marwalbo Update gareen doono si joogto ah marka aan soo daabacno atoore iyo atariisho aan ka hadleyno taxliil ku saabsan awoodooda Boxoffice-ka. Sidaa daraadeed maadaama aan ka hadalnay taxliil ku saabsan Kareena Kapoor, Sushmita Sen iyo Ali Bhat waxaa idin heynaa kaalimada ay kaga jiraan, atariishooyinkay…

Taxliil Ku Saabsan Super Star Hrithik Roshan Awoodiisa Boxoffice-ka ( 2000 – 2017 )

Taxliil Ku Saabsan Super Star Hrithik Roshan Awoodiisa Boxoffice-ka ( 2000 – 2017 )

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super star Hrithik Roshan si xawli ah ayuu bollywood-ka kusoo galay sanadii 2000 asigoo muda 14 maal mood ku noqday super star weyn oo caan ka ah gudaha hindiya iyo daafaha caalamka. Haddaba waxaa idin heynaa taxliil ku saabsan awooda Hrithik Roshan uu boxoffice-ka ku leeyahay laga soo bilaabo 2000…

Wareysiga Jimcada: Akshay Kumar iyo 5-xaqiiqo xanuun badan shaaca kaga qaaday

Wareysiga Jimcada: Akshay Kumar iyo 5-xaqiiqo xanuun badan shaaca kaga qaaday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada caanka ah Mid-Day iyo wargeyskeeda ayaa Superstar Akshay Kumar wareysi xiiso badan la yeesheen kaasi oo lagu saleeyay 26-sano fanka Hindiya ku jiro caqabadihii uu la kulmay. Kin Kumar wuu ka duwan yahay Sedexda Khans madaama sanadkii uu sameyn karo sedex ilaa afar filim waana mada daaliyaha kowaad ee…

Taxliil Ku Saabsan Kareena Kapoor Awoodeeda Boxoffice-ka 2000 – 2017

Taxliil Ku Saabsan Kareena Kapoor Awoodeeda Boxoffice-ka 2000 – 2017

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kareena Kapoor Khan awood ahaan waa atariishada ugu awooda badan bollywood-ka laga soo bilaabo 2000 waana atariisho ilaa haatan awoodeeda taagan tahay. Sidaa daraadeed waxaa idin heynaa Kareena Kapoor iyo awoodeeda Boxoffice-ka laga soo bilaabo filimkeeda koowaad Refugee iyo midka ugu danbeeyay Udta Punjab natiijo ahaan boxoffice-ka waxa uu ka…

Xasuusta Jimcaha: Imisa lacag ah ayay Sunny Deol iyo Suniel Shetty ku qaateen sameynta filimkii Qahar

Xasuusta Jimcaha: Imisa lacag ah ayay Sunny Deol iyo Suniel Shetty ku qaateen sameynta filimkii Qahar

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jimco wanaagsan aqristayaasha qiimaha badan waxaan ku wada jirnaa maalin nasiino sidaa darteed xasuusihii hore Bollywood-ka ayaa dib u milicsan doonaa. Jimcadaan waxaan idiin heynaa atooraayaashii 90-maadkii awooda lahaayeen Sunny Deol iyo Suniel Shetty lacagaha ay ku qaateen sameynta filimka Qahar. Director Rajkumar Kohli ayaa la saxiixday Sunny iyo Suniel…

Aamir Khan filimkiisa Secret Superstar oo la xaqiijiyay in Taiwan iyo Russia laga daawan doono

Aamir Khan filimkiisa Secret Superstar oo la xaqiijiyay in Taiwan iyo Russia laga daawan doono

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mr. Perfectionist Aamir Khan filimka Secret Superstar ee uu soo saare iyo door caawiye ah ku leeyahay ayaa la xaqiijiyay in dalalka Taiwan iyo Russia laga daawan doono. Secret Superstar waxaa hogaamiye ka ah Zaira Wasim waana sheekadiisa aad looga helay haatana 73-tiyaatar oo gudaha Taiwan ku yaalo ayaa laga daawan doonaa sidoo…

Kooxda Race 3 oo Big Boss 11 kasoo wada muuqan doonaan todobaadkan

Kooxda Race 3 oo Big Boss 11 kasoo wada muuqan doonaan todobaadkan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mega Star Salman Khan waa xariiriyaha barnaamijka hirgalay Big Boss 11 todobaadkana wuxuu ku casuumay labo ka mid ah xidigaha filimka Race 3 la jilayaan waana Bobby Deol iyo Jacqueline Fernandez. Kooxda Race 3 ayaa duubista filimkaan magaalada Mumbai ka wadaan wuxuuna Salman Khan xili hore sii bilaabayaa xayeysiin u sameynta…

Sushmita Sen iyo saaxiibkeeda Ritik Bhasin oo mudo afar sano kadib kala hareen

Sushmita Sen iyo saaxiibkeeda Ritik Bhasin oo mudo afar sano kadib kala hareen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mardambe nolol kama dhaxeyn doonto atirishada Sushmuta Sen iyo wiilka mudo afar sano ay wehel ka dhiganeesay Ritik Bhasin. Ritik Bhasin waa ganacsade maqaayad leh wuxuuna waqti wacan la qaadan jiray Sushmita Sen ayagoo dalxiis isla aadi jireen sidoo kalena xafladaha gaarka ah ayay ka wada qayb qaadan jireen. Shabakada Pinkvilla ayaa…

Rasmi: Golmaal Again iyo mudo 5-todobaad ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Rasmi: Golmaal Again iyo mudo 5-todobaad ah ganacsiga uu gudaha Hindiya ka sameeyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Golmaal Again ayaa hoos u dhacii ugu weynaa todobaadkiisa 5-aad sameeyay asigoo hoos u dhacay 75.53% ganacsigiisa wuxuuna keenay 1.25 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa shanaad sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Mudo 5-todobaad ah Golmaal Again wadarta guud wuxuu soo xareeyay 204.14 Crore (Trade Figure) waxaana muuqato in cimri ahaantiisa 205 Crore ku istaagi…

Dangal Vs Bajrangi Bhaijaan Midkee dadka jecel yihiin: shabakada Boxoffice India ha inooga jawaabo

Dangal Vs Bajrangi Bhaijaan Midkee dadka jecel yihiin: shabakada Boxoffice India ha inooga jawaabo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shabakada Boxoffice India waxaa kusoo laab laabtay su’aal ku aadan filimka wanaagsan ama dadka aad u jecel yihiin Dangal ama Bajrangi Bhaijaan 15-sano ee ugu dambeesay Bollywood-ka aflaanta ay sameeyeen. Su’aasha Boxoffice India La Weydiiyay: Waxaad tiraahdeed Bajrangi Bhaijaan waa filimka ugu wanaagsan 15-sano ee ugu dambeesay, laakiin Dangal ayaa ka ganacsi badan…