Wararka Maanta

Imisa Kiilo Ayay Jirkeeda Ku Kordhisay Shraddha Kapoor Si Ay Doorkeeda Haseena Parkar Kaga Run Sheegto

src=”//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js”> Atirishada la wada jecel yahay Shraddha Kapoor waxay la timid waji cusub oo Gangester-nimo ah waxayna ku mataleysaa noloshii gabadha Mumbai laga cabsan jiray

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Sheekada Filimka Munna Michael: Tiger Dance-giisa Iyo Nawaz Jiliinkiisa Ma Bad Baadin Karaan Filimkaan Isku Qasan!

Waxaa si rasmi ah tiyaatarada loo saaray filimka Action-ka iyo Dance-ga isku jiro ah Munna Michael ee uu Tiger Shroff hogaamiye ka yahay. Filimkaan wuxuu ku bilaabanaa

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Arbaaz Khan Oo Wax Kama Jiraan Ku Tilmaanay In Sabbir Khan Director Ka Noqon Doono Dabangg 3
- Jul 21, 2017
Shabakada Mumbai Mirror ayaa soo xigatay hadal kuu sheegayo Sabbir Khan inuu filimka Dabangg 3 Director ka noqon doono. Sabbir Khan waa Director-ka sameeyay filimada Kambaqtishk, Heropanti, Baaghi iyo Munna Michael ...
Muuqaalka Dareenka Ku Dheehnaa Oo Ay Wada Sameeyeen Ajay Iyo Ileana Oo Filimka Baadshaho Laga Jaraayo!
- Jul 21, 2017
Director Milan Luthria iyo kooxdiisa filimka Baadshaho waxay ku qaadatay 10-daqiiqo inay muuqaal dareen ku dheehan ka duubaan Ajay Devgn iyo Ileana D'Cruz. Xitaa goos gooska filimkaan iyo hees u gaar ah ...
Waa Maxay Shaqada Ay Ka Qabanayaan Ajay Devgn Iyo Arbaaz Khan Ram Charan Filimkiisa Dhruva
- Jul 21, 2017
Waxaa xusid mudan in dhamaadkii sanadka hore Mega Power Star Ram Charan uu la yimid filimkii sheekadiisa la wada amaanay Dhruva waxaana filimkaan laadar ka ahaa jilaaga xarakada badan Arvind ...
Boxoffice Update: Munna Micheal Oo Si Aad U Liidato Subaxaan Ku Furmay!!
- Jul 21, 2017
Tiger Shroff filimkiisa Munna Micheal ayaa subaxaan ku furmay si laga naxay madaama uu ku bilaawday 15% sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Munna Micheal xitaa wuu ka bilaabasho liitaa filimka Jagga Jasoos oo ...
Akshay Kumar Oo Ka Hadlay In Salman Khan Isaga Baxay Maal Galinta Filimka Battle of Saragarhi
- Jul 21, 2017
Waxaa maal mihii ugu dambeesay la hadal haayay in Salman Khan uu isaga baxay maal galinta filimka Battle of Saragarhi oo Akshay Kumar hogaamiye ka yahay. Hadaba Akshay Kumar ayaa ka hadlay ...
Rasmi: Filimka Jagga Jasoos Iyo Todobaadkiisa Kowaad Lacagaha Uu Keenay
- Jul 21, 2017
Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif filimkooda Jagga Jasoos hal todobaad ayuu ku fashilmay wuxuuna noqday filim guul dareestay. Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday Jagga Jasoos todobaadkiisa kowaad wuxuu keenay 43.75 Crore (Trade Figure) asigoo ...
Anil Kapoor Oo Shaaca Ka Qaaday Xiliga Uu Jeclaan Lahaa Inuu Arjun Kapoor Guursado
- Jul 21, 2017
Arjun Kapoor iyo Anil Kapoor waa wiil iyo adeerkiisa waxayna isla soo wadaan filimka shactirada badan Mubakaran oo la daawan doono 28-ka bishan July. Hadaba Arjun iyo Anil waxay u dhaqmaan sida ...
5-Waxyaabood Oo Ay Isku Mid Ka Yihiin Salman Khan Iyo Prabhas Nala Ogaada
- Jul 21, 2017
Mega Star Salman Khan iyo Super Star Prabhas labo shirkadood oo kala duwan ayay ka kala tirsan yihiin hadana waxaa jirto waxyaabo badan oo ay isku mid ka yihiin. Prabhas wuxuu ...

Next Page »