Home » Archives by category » XAQIIQOOYINKA FILIMADA

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Blockbuster-ka Qiirada Badan Ee Kabhi Khushi Kabhie Gham (SRK Iyo Big B Waxba Dhexmaray Walee)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta oo kale 14 Dec 2001 la daawaday Filmka kabhi khushi kabhie Gham kaaso la isugu keenay halyeey Bollywood oo ay kamid yihiin Amitabh Bachchan, Jaya Bachchan, Shah Rukh Khan, Kajol, Hritik Roshan Iyo Kareena Kapoor Khan. Filmkaan waxaa Director ka ah Karan Johar halka uu maalgaliye ka ahaa…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Action-ka Ah Ee Shapath Mithun Iyo Jackie Shroff Wey Kufarayareesten Filmkaan!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Action-ka Ah Ee Shapath Mithun Iyo Jackie Shroff Wey Kufarayareesten Filmkaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta ookale 12 Dec 1997 la daawaday filmka Actionka iyo qiyaamada isku dhexjirta ah ee Shapath(Nidar) kaaso ay hogaamiye ka ahaayen Mithun Chakraborty iyo Jackie Shroff. Filmkaan waxaa Director iyo Producer ba ka ahaa Rajiv Babbar halka atiriishoyin ay ka ahaayen Ramya Krishna iyo Vineeta waana film dhanka Box-officeka…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Anushka Sharma Filmkeda Koowaad Ee Jaceylka Ah Rab Ne Bana Di Jodi!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Anushka Sharma Filmkeda Koowaad Ee Jaceylka Ah Rab Ne Bana Di Jodi!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rab Ne Bana Di Jodi waa mid kamid ah aflaamta jaceylka uu sameya Bollywood King Khan Aka Shah Rukh khan waxaana kula weheliso atiriishada Anushka sharma. Filmkaan waxaa la daawaday maanta ookale 12 December sanadkii 2008 waxaana Director ka ah Aditya Chopra halka ay maalgaliye ka ahaayen Aditya iyo aabihiisa…

KUN HABEEN IYO HABEEN Dhameestirka QEYBTII 18-aad iyo QEYBTA 19-aad Oo Caawo Xiiso Leh

KUN HABEEN IYO HABEEN Dhameestirka QEYBTII 18-aad iyo QEYBTA 19-aad Oo Caawo Xiiso Leh

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Intii Ka Harsaneyd Qaybta 18-aad: wuxuu igu yiri boqorkeygoow waxa madow ee naga horeeya waa buur weyn oo birlab ka sameysan waxaana ku maqlay sheekooyin badan oo ay iisheegeen kabtanadii hore ee aan lasoo shaqeeyay buurtaas markabkasta oo agteeda mara wey jiidataa waxaana hoosteeda ku yaalo bohol aad uweyn oo…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Khiladi 786 Kaaso Akshay Kumar Bollywoodka Kuxasuusiyay Inuu Khiladi Kumar Yahay!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Khiladi 786 Kaaso Akshay Kumar Bollywoodka Kuxasuusiyay Inuu Khiladi Kumar Yahay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta ookale 7 December 2012 la daawaday filmka Actionka ah ee Khiladi 786 kaaso uu Super Star Akshay Kumar ku muujiyay inuu wali yahay Khiladi Kumar. Waxaa filmkaan hogaamiyaal ka ah Akshay Kumar, Asin iyo Mithun Chakraborty waana film qosol iyo dagaal isku dhexjira ah. Director-ka filmkaan waa Ashish…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Arshad Warsi Ku Soo Caanbaxay Ee Tere Mere Sapne(Riyooyinkena)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Arshad Warsi Ku Soo Caanbaxay Ee Tere Mere Sapne(Riyooyinkena)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tere Mere Sapne waa film jaceyl¬† kusaleesan sheekadiisa waxaana hogaamiyaal ka ah xidigaha kala ah Chandrachur Singh iyo Arshad Warsi. Filmkaan ayaa la daawaday shalay ookale 6 Dec 1996 waxaana Director ka ah Joy Augustine halka uu maalgaliye ka ahaa Mega Star Amitabh Bachchan. Filmkaan nasiib wanaag dhanka Box-office Hit…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Rishtey Ee Anil Kapoor Qiimaha Aabo Nimada Kumuujiyay!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Rishtey Ee Anil Kapoor Qiimaha Aabo Nimada Kumuujiyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta ookale 6 Dec sanadkii 2002 la daawaday filmka dareenka jaceyl ee lamaanaha iyo midka aabahaba lagu soo bandhigay ee Rishte. Rishtey (Xiriir) wxaa hogaamiyaal ka ahaayen xidigaha kala ah Anil Kapoor, Karisma Kapoor iyo Shilpa Shetty waana filmka dhanka Box-officeka ka guuldarestay balse bandhiga hogaamiyaasha aad loo amaanay.…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Shahid Kapoor Lajeclowga Kunoqday Ee Romeo Rajkumar!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Shahid Kapoor Lajeclowga Kunoqday Ee Romeo Rajkumar!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Romeo Rajkumar ama R… Rajkumar waxaa la daawaday maanta ookale 6 Dec sanadkii 2013 waxaana hogaamiyaal ka aha Shahid Kapoor, Sonakshi Sinha iyo Sonu Sod. Waxaa Director ka ah Prabhu Deva halka uu maalgaliye ka yahay Viki Rajani waana film dhanka Box-officeka ka guulestay maadama u noqday Average: Halkaan Hoose…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Qahar Ee Suny Deol, Suniel Shetty Iyo Armaan Kohli Actionka Heerka Sare Kusoo Bandhigeen!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Qahar Ee Suny Deol, Suniel Shetty Iyo Armaan Kohli Actionka Heerka Sare Kusoo Bandhigeen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta ookale 5 Dec sanadkii 1997 waxaa tiyaatarada la saaray filmka Qahar ee ay wacdaraha ku dhigeen xidigaha kala ah¬†Suny Deol, Suniel Shetty Iyo Armaan Kohli. Filmkaan waxaa Directir ka ah Rajkumar Kohli sido kalena isaga ayaa maalgaliye ka ahaa waana film dagaal ah oo dhanka Box-officekana ka guulestay maadama…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Paa Ee Amitabh Bachchan Taarikhda Lama Ilaawanka Ah Ku Dhigay!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Paa Ee Amitabh Bachchan Taarikhda Lama Ilaawanka Ah Ku Dhigay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Paa waa mid kamid aflaamta Amitabh Bachchan abid laga xasuusan doono maadama xidigaan qaab jiliin cajiib ah uu kusoo bandhigay filmkaan. Paa waxaa hogaamiyaal kawada ah Amitabh Bachchan, Abhishek Bachchan iyo Vidya Balan waxaana la daawaday maanta ookale 4 Dec sanadkii 2009. Waxaa Director ka ah filmkaan R.Balki halka ay…

Page 1 of 11123Next ›Last »