Home » Archives by category » XAQIIQOOYINKA FILIMADA (Page 11)

Xaqiiqooyin u gaar ah filimka Action-ka wacan John Abraham kusoo bandhigay Force

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Force waa filim Action iyo xarago looga haray sidoo kalena lagu tilmaamo mid ka mid ah aflaanta ugu tayada wanaagsan ee John Abraham sameeyay. Force oo la daawaday maanta oo kale 6-sano ka hor waxaan idinla wadaagnay sida uu mashruuc guul dareestay ama Flop ku noqday, balse hada waxaan diirada…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Shactirada Badan Bol Bachchan Oo Ay Ajay Iyo Abhishek Sameeyeen

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Shactirada Badan Bol Bachchan Oo Ay Ajay Iyo Abhishek Sameeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Bol Bachchan wuxuu soo baxay sanadii 2012 waa filim aad u shactiro badan sidoo kalena Action wacan lagu soo bandhigay waxaana Director ka ah Rohit Shetty. Bol Bachchan oo Hit dhameestiran noqday 5-sano ka hor lana daawaday 6 July 2012 waxaa hogaamiyaal ka ahaayeen Ajay Devgn iyo Abhishek Bachchan…

Xaqiiqooyin u gaar ah filimka Diljale ee Ajay Devgn ku fara yareestay

Xaqiiqooyin u gaar ah filimka Diljale ee Ajay Devgn ku fara yareestay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kale 27 September waxaa tiyaatarada la saaray oo la daawaday filimka hirgalay Diljale oo ay hogaamiyaal ka ahaayeen Ajay Devgn iyo Sonali Bendre waana filim wacan oo dhan walbo ka dheeli tiran mada daalo ahaan. Filimka Diljale oo guul wacan Boxoffice-ka ka gaaray sidoo kalena Semi Hit noqday…

From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay qaybta 2-aad

From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay qaybta 2-aad

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hordhac: Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan. Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay. Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee…

Xaqiiqooyin u gaar ah filimka Akshay iyo Suniel marwalbo lagu xasuusan doono Mohra

Xaqiiqooyin u gaar ah filimka Akshay iyo Suniel marwalbo lagu xasuusan doono Mohra

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mohra waa filim Blockbuster ah kaasi oo noqday filimkii labaad ee sanadii 1994 ugu weynaa waana filim hirgalay oo ilaa maantadan la joogo laga xiisa dhigeyn daawashadiisa. Mohra oo ka mid ah aflaantii ugu caansanaa oo ay Bollywood-ka sameeyeen waxaa magac iyo maqaam ku yeesheen filimkaan guusha taariikhiga ah ee…

Xaqiiqoyin U Gaar Ah Filimka Weyn Ee Kal Ho Na Ho Wax Ka Ogow In Badan!!

Xaqiiqoyin U Gaar Ah Filimka Weyn Ee Kal Ho Na Ho Wax Ka Ogow In Badan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Kal Ho Na Ho oo ay hogaamiyal ka yihiin SRK, Preity Zinda iyo waliba Saif Ali Khan waxaa la daawaday28 Nov 2003. Waxaana director ka ah Nikhil Advani halka ay maal galiyaal ka ahayen Karan Johar iyo Aabihiis Yash Johar sido kale qoraaga filimka waa Karan Johar (Writter). Filimkaan…

From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay

From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan. Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay. Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee caanka…

Xaqiiqoyin U Gaar Ah Filimka Dagaalka Kusaleesan Ee Lakshya Wax Badan Ka Ogow!!

Xaqiiqoyin U Gaar Ah Filimka Dagaalka Kusaleesan Ee Lakshya Wax Badan Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Lakshya waa filim fariintiisu tahay dagaal waxaana hogaamiyaal ka ah xidigaha kala ah Amitabh Bachchan, Hritik Roshan iyo Preity Zinta. Director ka filimka waa Farhan Akhtar halka qarash gareye uu ka yahaya Ritesh Sidhwani waxaana daafaha caalamka laga daawaday 18 June 2004. Natiijada filimka Lakshya uu noqday waa Flop…

Xaqiiqooyin u gaar ah filimka la wada jecel yahay Main Khiladi Tu Anari

Xaqiiqooyin u gaar ah filimka la wada jecel yahay Main Khiladi Tu Anari

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Main Khiladi Tu Anari waa mid ka mid ah aflaanta aan laga xiiso dhigeyn ee 90-maadkii Bollywood-ka sameeyeen waxaana daawashadiisa kasoo wareegatay 24-sano. Main Khiladi Tu Anari maanta oo kale 23 September 1994 ayaa la daawaday waana filim Hit ah oo Akshay Kumar iyo Saif Ali Khan si wacan loogu…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Lagaan Ee Kasoo Wareegatay 16-Sano Daawashadiisa

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Lagaan Ee Kasoo Wareegatay 16-Sano Daawashadiisa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

15-kii June 2001 waxaa la daawaday filimka Classic noqday ee Mr. Perfectionist Aamir Khan hogaamiyaha ka ahaa. Lagaan ma ahan filim caadi ah waa fariin Hindiya waji kale u yeeshay looguna aqoonsaday Hindiya inay sameyn karaan aflaan tayo wanaagsan oo waaqici ah bulshadana saameyn ku yeelan karto. Jilaayaasha filimka Lagaan:…