Home » Archives by category » XAQIIQOOYINKA FILIMADA (Page 15)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Jaceylka Qiirada Badan Ee Kal Ho Na Ho Oo Maanta Ookale La Daawaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Kal Ho Na Ho oo ay hogaamiya ka yihiin SRK, Preity Zinda iyo waliba Saif Ali Khan waxaa la daawadaymaanta oo kale 28 Nov 2003. Waxaana Director ka ah Nikhil Advani halka ay maal galiyaal ka ahayen Karan Johar iyo Aabihiis Yash Johar sido kale qoraaga filimka waa Karan Johar (Writter). Filimkaan…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hulchul Oo Akshaye Khanna Iyo Kareena Kapoor Khan Wacdaraha Ku Dhigeen!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hulchul Oo Akshaye Khanna Iyo Kareena Kapoor Khan Wacdaraha Ku Dhigeen!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Hulchul waxaa la daawaday maanta ookale 26 Nov sanadkii 2004 waana filim jaceyl iyo qosol iskud dhexjira ah arimaha qoyskana ka hadlaayo Hulchul waxaa hogaamiyaal ka ah Akshaye Khanna iyo Kareena Kapoor Khan waana filim Hit weyn noqday waxaana Director ka ah Priyadarshan halka ay maalgaliyeen Ratan Jain iyo…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Dear Zindagi Ee SRK Macalinka Ugu Noqday Alia Bhatt!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Dear Zindagi Ee SRK Macalinka Ugu Noqday Alia Bhatt!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Dear Zindagi waa mid kamid ah aflaamta ugu tayada wanaagsan ee sanadadii udambeysay Bollywoodka sameyaaan. Waxaa la daawaday maanta ookale 25 Nov sanadkii hore 2016,waxaana hogaamiyaal ka ah Alia Bhatt iyo Shah Rukh Khan. Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Dear Zindagi: Xaqiiqada 1aad: Filimkaan…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Abhishek Bachchan Awooda Loogu Sheegtay Ee Dhoom 2 (Hritik Nidaam Cusub Ayuu La Yimid)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Abhishek Bachchan Awooda Loogu Sheegtay Ee Dhoom 2 (Hritik Nidaam Cusub Ayuu La Yimid)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta ookale 24 Nov sanadkii 2006 la daawaday filimka weyn ee Dhoom 2 kaaso Hritik Roshan wacdarihii taarikhiga aha ku dhigay. Hritik iyo Abhishek isku sanad ayee fanka kusoo biireen oo Bollywoodka soo wada galeen balse waxaa magaciisa cirka galay sido kalena awood badnaaday Hritik. waxaana dhacday inee aflaam…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Soldier ee Bobby Deol Xidig Ku Noqday

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Soldier ee Bobby Deol Xidig Ku Noqday

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

19-sano ka hor maanta oo kale waxaa la daawaday filimka hirgalay Soldier ee Super Hit-ka weyn noqday kaasi oo Bobby Deol ka caawiyay inuu xidig dhameestiran noqdo (Complete Star). Hadaba sida aad kaga barateen shabakada Filimside waxay idiin heysaa xaqiiqooyin u gaar ah filimka Soldier oo ay Bobby Deol iyo…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hal Habeen Lagu Fikiray Markii Bobby Deol Habeen Asoo Qamri Cabsan Guriga Yimid Ee Dillagi!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hal Habeen Lagu Fikiray Markii Bobby Deol Habeen Asoo Qamri Cabsan Guriga Yimid Ee Dillagi!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dillagi (Jaceyl) Waa filim la daawaday dhamaadki 90kii ama 1999 waana filimkii ugu horeyay ee walaalaha rer Deol Sunny Deol iyo Bobby Deol kasoo wada muuqdeen. Waa filim sheekadiisa oodhan hal habeen lagu fikiray waxaana filimkaan Director ka ah Super Star Sunny Deol sido kale waxaa maalgaliye ka ah Sunny…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Force 2 Oo Maanta Ookale La Daawaday John Abraham Waa Dadaalay!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Force 2 Oo Maanta Ookale La Daawaday John Abraham Waa Dadaalay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Force 2 waa Filim Action iyo qiyaano isku jirto ah waana qeybtii labaad ee Filimka Force kaaso la dawaaday sanadkii 2011 30 Sept isagoo noqday Flop ama film guul darestay ganacsi ahaan balse John Action aan caadi aheyn kusoo bandhigay. sidaa awged Bollywoodka ayaa sanadadii dambe iska caadyesteen in mashruuc…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimkii Ugu Horeyay SRK Shumis Xaqiiqa Shaashada Horteda Kusameyay Ee Jab Tak Hai Jaan!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimkii Ugu Horeyay SRK Shumis Xaqiiqa Shaashada Horteda Kusameyay Ee Jab Tak Hai Jaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jab Tak Hai Jaan waa mid kamid ah aflaamta jaceylka ee abid Bollywoodka sameyaan waana filimkii ugu dambeyay ee Yash Chopra Director ka noqda maadama uu dunida ka xijaabtay. Hogaamiyaasha Filimkaan hitka weyn noqday: SRK,Katrina Kaif iyo Anushka Sharma waxaa Directorka ah Yash Chopra halka uu maalgaliye ka yahay wiilkiisa…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ranver Iyo Deepika Si Run Ah Isugu Jeclaadeyn Ee Goliyon Ki Raasleela Ram-leela!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ranver Iyo Deepika Si Run Ah Isugu Jeclaadeyn Ee Goliyon Ki Raasleela Ram-leela!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Goliyon ki Raasleela Ram-leela waa mid kamid ah aflaamta Deepika ay sameysay kuwooda ugu bandhiga wanaagsan waana filim maqaam sare gaaray. waxaa si wadajir ah u hogaaminayaan filimkaan Ranveer Singh iyo Deepika Padukone waana filim jaceyl ah waxaana Director iyo Producer ba ka ah Sanjay Leela Bhansali natiijada u Box-officeka…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Filimka Akshay Kumar Ku Kufsaday Priyanka (Sida Priyanka Sheegtay) Ee Aitraaz!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Filimka Akshay Kumar Ku Kufsaday Priyanka (Sida Priyanka Sheegtay) Ee Aitraaz!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aitraaz waa mid kamid ah aflaamta aadka looga jecelyahay gudaha India iyo daafaha caalamkaba waxaana filimkaan ku faro yaresteen xidigaha kala ah Akshay Kumar, Priyanka Chopra iyo Kareena Kapoor Khan. waxaa filimkaan la daawaday 12 Nov 2004 darajo ahaana wuxuu Box-officeka ka gaaray darajda Average waana filim guulestay. Director-ka filimkaan…