Home » Archives by category » XAQIIQOOYINKA FILIMADA (Page 2)

Ku Celis: Xaqiiqooyin u gaar ah filimka Akshay iyo Suniel marwalbo lagu xasuusan doono Mohra

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mohra waa filim Blockbuster ah kaasi oo noqday filimkii labaad ee sanadii 1994 ugu weynaa waana filim hirgalay oo ilaa maantadan la joogo laga xiisa dhigeyn daawashadiisa. Mohra oo ka mid ah aflaantii ugu caansanaa oo ay Bollywood-ka sameeyeen waxaa magac iyo maqaam ku yeesheen filimkaan guusha taariikhiga ah ee…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Udta Punjab Ee La Daawaday Maanta Oo Kale!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Udta Punjab Ee La Daawaday Maanta Oo Kale!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Udta Punjab waa film ka hadlaayo arimo dambiga sido kalena shactiro lagu dhex daray waxaana wada jilayaan Shahid Kapoor, Alia Bhatt, Kareena Kapoor Khan, Diljit Dosanjh waana film guul wacan gaaray. Hadaba mashruucan waxaa la daawday maanta oo kale 17 June sanadkii 2016 waxaana laga diiwaan galiyay xaqiiqooyin u gaar…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Akshay Kumar Filmkii Uu Ku Kaabeyay Khilaadiyon Ka Khiladi!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Akshay Kumar Filmkii Uu Ku Kaabeyay Khilaadiyon Ka Khiladi!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta oo kale la daawaday filmka Khiladiyon Ka Khiladi kaaso ah mashruuc uu Akshay Kumar kufaano maadama uu Super Hit weyn u noqday. Waxaa kaloo filmka wax ka jilayaan Raveena Tandon, Rekha, Indra Kumar, Gulshan Grover iyo kuwa kale halka uu Director ka yahay Umesh Mehra. Halkaan hoose kaga…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Dev Kaaso Maanta Oo Kale La Daawaday!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Dev Kaaso Maanta Oo Kale La Daawaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dev waa mashruuc mideyay Fardeen khan oo bilawgii qarnigan ahaa atoore caan ah iyo Kareena Kapoor Kapoor oo ayadana Fardeen aflaam dhowr ah la sameesay. Sido kale waxaa mashruucan door muhiim ah kuleh Mega Star Amitabh Bachchan waxaana la daawaday maanta oo kale 11 June sanadkii 2004, hadaba halkaan hoose…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Suniel Shetty Filmka Uu Bollywood Action Hero Ku Noqday Ee Anth!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Suniel Shetty Filmka Uu Bollywood Action Hero Ku Noqday Ee Anth!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Anth waa mid kamid ah aflaamta Bollywoodka ugu wanaagsan qeybta Action-ka maadama mashruucan dagaal xiiso leh uu Suniel Shetty kusoo bandhigay. Filmka waxaa wada jileen Suneil Shetty, Somy Ali, Paresh Rawal iyo jilayaal kale waxaana la daawaday maanta oo kale 10 june sanadkii 1994 isagoo darajo ahan noqday Semi Hit.…

Xaqiiqooyiin U Gaar Ah Filmka Shactirada Badan Ee Phir Hera Pheri Wax Badan Ka Ogow!!

Xaqiiqooyiin U Gaar Ah Filmka Shactirada Badan Ee Phir Hera Pheri Wax Badan Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Phir Hera Pheri waa qeybta labaad ee filmka Hera Pheri waana taxano aad loo jecelyahay shactiro badana eh inaba caadi ma aha Paresh Rawal sida uu taxanahan labadiisa qeybood kaga baxsaday. Waxaa la daawaday maanta oo kale 9 June sanadkii 2006 ayadoo ay hogaamiyaal ka ahaayen Akshay Kumar, Suniel Shetty…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmk Hit-ka Weyn Noqday Sabse Bada Khiladi Wax Badan Ka Ogow!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmk Hit-ka Weyn Noqday Sabse Bada Khiladi Wax Badan Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sabse Bada Khiladi waa film dagaal ah kaaso maanta oo kale la daawaday waxaana hogaamiye ka ah Super Star Akshay Kumar waana mashruuc guul wacan ka gaaray Box-officeka isagoo noqday Hit weyn. Hadaba waxaa filmkaan wax ka jileen jilayaasha kala ah Akshay Kumar, Mamta Kulkarni, Mohnish Behl, Gulshan Grover, Sadashiv…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Priyanka Iyo Ranveer Ku Walaalowen Dil Dhadakne Do!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Priyanka Iyo Ranveer Ku Walaalowen Dil Dhadakne Do!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dil Dhadakne Do waxaa la daawaday maanta oo kale 5 June sanadkii 2015 waana film ka hadlaayo arimaha qoyska oo hab shactiro ah loo sameyay waxaana isugu imaaden filmkaan jilayaasha kala ah Ranveer Singh, Anil Kapoor, Priyanka Chopra, Anushka Sharma iyo kuwa kale. Mashruucan lacago waali ah ayaa lagu sameyay…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Jaceylka Ah Ee Sirftum Kaaso Sanjay Kapoor Amaan Lixaadleh Ku helay!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Jaceylka Ah Ee Sirftum Kaaso Sanjay Kapoor Amaan Lixaadleh Ku helay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sirftum waa film jaceyl ah oo uu hogaamiye ka ahaa atooraha aflaamta jaceylka caan ku ah ee Sanjay Kapoor kaaso la dhashtay Anil Kapoor iyo Boney Kapoor. Waxaa kaloo mashruucan doorar muhiim ah kuleh jilayaasha kala ah Priya Gill. Sushmita Sen Mohnish Bahl iyo kuwa kale waana film guul dhex…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Blockbuster-ka Noqday Ee Ready Kaaso 7 Sano Kahor La Daawaday!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Blockbuster-ka Noqday Ee Ready Kaaso 7 Sano Kahor La Daawaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ready waa film dagaal iyo shactiro isku dhexjirta ah sido kalena arimaha qoyska in badan ka hadlaayo waana mashruuc uu hogaamiye ka yahay Mega Star Salman Khan halka ay doorar muhiim ah kuleeyihiin jilayaasha kala ah Asin, Paresh Rawal, Puneet Issar iyo kuwa kale. Filmkaan waxaa la daawaday maanta oo…