Home » Archives by category » XAQIIQOOYINKA FILIMADA (Page 21)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Garv: Pride and Honour Ee Salman Khan Action-ka Wacan Kusoo Bandhigay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Garv: Pride and Honour wuxuu ka mid yahay filimada Action-ka wacan ee Bollywood-ka kusoo bandhigeen lana daawaday bilawgii qarnigaan. Garv waxaa la daawaday 9 July 2004 waxaana wada jileen Salman Khan, Arbaaz Khan, Shilpa Shetty iyo Amrish Puri waxaana kasoo wareegatay 13-sano markii filimkaan la daawaday. Filimka Garv waxaa sameeyay…

Xaqiiqooyin U Gaar Filimka Classic Ah No Entry: Filimkii Ugu Weynaa Sanadii 2005

Xaqiiqooyin U Gaar Filimka Classic Ah No Entry: Filimkii Ugu Weynaa Sanadii 2005

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Aqristayaasha qiimaha badan waxaan idiin heynaa xaqiiqooyin u gaar ah filimka shactirada badan ee Classic ah No Entry kaasi oo noqday sanadii 2005 Hit-kii ugu weynaa oo ay Bollywood-ka sameeyeen. Jilaayaasha filimka No Entry: Anil Kapoor, Salman Khan, Bipasha Basu, Fardeen Khan, Lara Dutta, Esha Deol, Celina Jaitley iyo Sameera…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka ‘International Khiladi’ Ee Super Star Akshay Kumar Hogaaminaayo (Codsi Aqriste)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka ‘International Khiladi’ Ee Super Star Akshay Kumar Hogaaminaayo (Codsi Aqriste)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka ‘International Khiladi’ waa mid kamid ah aflaamta Akshay ficilada halista ah kusoo bandhigay sido kale waa mid kamid ah taxanaha Khiladi. ‘International Khiladi waxaa wada hogaaminayaan xidigaha kala ah Akshay kumar, Twinkle Khanna, Rajad Bedi Iyo Gulshan Grover waana filim la daawaday sanadkii 1999 bishii March 26keeda. Director: Umesh…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ficilada Halista Ah Lagusoo Bandhigay Ee Khiladi 420 Kaaso Akshay Kumar Hogaaminaayo (Codsi Aqriste)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ficilada Halista Ah Lagusoo Bandhigay Ee Khiladi 420 Kaaso Akshay Kumar Hogaaminaayo (Codsi Aqriste)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Khiladi 420 waxaa la daawaday sanadkii 2000 bishii Dec 29keeda waana filim burburay oo Disaster noqday dhanka Box-officeka marka loo fiiriyo. Hogaamiyasha Filimkaan Disasterka Noqday Balse Ficilada Halista Ah Laguso Bandhigay: Akshay kumar Oo Laba Waji Kumatalaayo, Mahima Chaudhray Iyo Gulshan Grover. Director: Neeraj Vora. Fadlan Halkaan Hoose Kaga…

10 Xaqiiqo Oo Uu Gaar Ah Filimka Weyn Ee Mohabbatein Wax Ka Ogow!!

10 Xaqiiqo Oo Uu Gaar Ah Filimka Weyn Ee Mohabbatein Wax Ka Ogow!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Mohabbatein waxaa hogaamiyaal ka ah SRK iyo Amitabh Bachchan wuxuuna soobaxay sanadkii 2001 waana filim Blockbuster noqday waxaana director ka ahaa Aditya Chopra halkaa uu Producer ama qarash gareyee ka ahaa aabihiis Yash Chopra. Hadaba filimkaan waad daawatay waana macquul inaa sheeko ahaan kaheshay balse ogow aqriste inee jiraan…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Jaceylka Ah Ee Aan Wada Jecel Nahay Mann

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Jaceylka Ah Ee Aan Wada Jecel Nahay Mann

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filimka Mann wuxuu soo baxay sanadii 1999 waana mid ka mid ah aflaanta jeceyl ee dunida looga jecel yahay sidoo kalena aan marnaba laga xiisa dhigin daawashadiisa. Jilaayaasha filimkaan: Aamir Khan iyo Manisha Koirala halka Anil Kapoor iyo Rani Mukerji ay muuqaal marti ah ku lahaayeen Director: Indra Kumar Mann…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka La Wada Jecel Ajnabee Ee Sanadii 2001 Akshay Kumar Iyo Bobby Deol Wada Jileen

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka La Wada Jecel Ajnabee Ee Sanadii 2001 Akshay Kumar Iyo Bobby Deol Wada Jileen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ajnabee wuxuu ka mid yahay filimada qayaanada, xarakada, is ku luleysiga iyo heesaha wacan leh oo ay Bollywood-ka sameeyeen. Hadaba filimkaan aadka loo jecel yahay daawashadiisa soona baxay sanadii 2001 natiijo ahaan Boxoffice-ka wuxuu ka noqday Average mid guul dhex dhexaad ah gaaray. Jilaayaasha filimkaan: Akshay Kumar, Bobby Deol, Kareena…

Suniel Shetty filimkiisa aan la hadleynin oo shaqadiisa dhawaan bilaaban doonto

Suniel Shetty filimkiisa aan la hadleynin oo shaqadiisa dhawaan bilaaban doonto

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaan horey idin kula wadaagnay in ruug cadaa Suniel Shetty uu saxiixday filim dhamaan jilaayasha ku jiro aysan hadleyn kaliya ficilo sameenayaan. Haatan mashruucaan la yaabka leh xiliga laga hawl galaayo ayaa soo dhawaatay sidoo kalena waa filim 25-jilaa oo dhamaan shirkadaha Hindiya ka tirsan wax ka jili doonaan. Qorshaha…

Atoorayaasha Bollywood-ka Iyo Sida Ay U Kala Badan Yihiin Keenista Filimada 100cr, 200cr & 300cr Soo Xareeyeen

Atoorayaasha Bollywood-ka Iyo Sida Ay U Kala Badan Yihiin Keenista Filimada 100cr, 200cr & 300cr Soo Xareeyeen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Super Star Akshay Kumar filimkiisa Toilet Ek Prem Katha maanta ayuu si rasmi ah 100 Crore darajo ahan sida shabakada Boxoffice India shaaca ka qaaday halka shalay ay baahiyeen kooxda iska leh inuu darajadaan gaaray. Hadaba waxaan idiin heynaa maqaal ku saleesan atoorayaasha Bollywood-ka ee awooda badan iyo filimada ay…