Home » Archives by category » XAQIIQOOYINKA FILIMADA (Page 3)

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Dil Ka Rishta Ee Jaceylka Ah Kaaso Aishwarya Rai Wacdaraha Ka Dhigtay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Filmka Dil Ka Rishta waxaa la daawaday 17 January sanadkii 2003 waxaana hogaamiyaal ka ahaayen Arjun Rampal iyo Aishwarya Rai Bachchan. Halkaan Hoose Kaga Bogo Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Dil Ka Rishta: Xaqiiqada 1aad: Atirishada Lisa Ray ayaa ahed dooqa kowaad ee doorka Anita balse gabadhaan ma calfan doorkas…

Xaqiiqooyin U Gaar AH FIlmka Yeh Dil Aashiqaana Kasoo Jaceyl Iyo Dagaal Isku Dhexjira Ah (Sawiro+Video)

Xaqiiqooyin U Gaar AH FIlmka Yeh Dil Aashiqaana Kasoo Jaceyl Iyo Dagaal Isku Dhexjira Ah (Sawiro+Video)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Yeh Dil Aashiqaana waa film aad loo jecelyahay daawashadiisana laga xiisa dhigeyn, filmkaan waxaa la daawaday maanta oo kale 18 Jan sanadkii 2002. Sido kale waxuu noqday Average ama film guulestay oo guul dhex dhexaad ah gaaray, waxaana hogaamiyaal ka ahaayen Karan Nath iyo Jividha Ashta. Halkaan Hoose Kaga Bogo…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Shah Rukh Khan Iyo Salman Khan Filmkoda Blockbuster-ka Noqday Ee Karan Arjun

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Shah Rukh Khan Iyo Salman Khan Filmkoda Blockbuster-ka Noqday Ee Karan Arjun

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa shalay oo kale 13 Jan sanadkii 1995 la daawaday filmkii caanka ahaa ee Karan Arjun kaaso ay hogaamiyal ka ahaayen Salman Khan iyo Shah Rukh Khan. Karan Arjun waxuu noqday Blockbuster weyn waana film caan ah oo ay qaab jiliin cajiib ah kusoo bandhigen halyeeydan. Hadaba waxaan idiin heynaa…

18-sano oo kasoo wareegatay daawashada Kaho Naa Pyaar Hai iyo 11-xaqiiqo oo filimkaan u gaar ah

18-sano oo kasoo wareegatay daawashada Kaho Naa Pyaar Hai iyo 11-xaqiiqo oo filimkaan u gaar ah

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maanta oo kale 14 Jan 2000 waxaa la daawaday filimka Blockbuster-ka weyn noqday sidoo kalena Classic weyn noqday Kaho Naa Pyaar Hai oo ilaa haatan Superstar Hrithik Roshan ku faano. 18-sano ayaa kasoo wareegatay markii Director Rakesh Roshan uuna baray wiilkiisa Hrithik Roshan kaasi oo Hindiya dhan qabsaday wuxuuna HR filimkaan…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Abhishek Bachchan Filmkisa Guru Kaaso Maanta Oo Kale La Daawaday!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Abhishek Bachchan Filmkisa Guru Kaaso Maanta Oo Kale La Daawaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa maanta oo kale 12 Jan sanadkii 2007 la daawaday Abhishek Bachchan filmkiisa Guru kaaso ay la jileen xidigaha kala ah Aishwarya Rai Bachchan, Mithun Chakraborty, R,Madhavan iyo Vidya Balan. Halkaan Hoose Kaga Bogo Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmkaan: Xaqiiqada 1aad: 2 maalin marka uu tiyaatarada saarna 14 Jan 2007…

Maxaa Ka Taqanaa Heeskii Ugu Horeyay Ee Laga Duubay Filmka Weyn Ee Dilwale Dulhania Le Jaayenge!!

Maxaa Ka Taqanaa Heeskii Ugu Horeyay Ee Laga Duubay Filmka Weyn Ee Dilwale Dulhania Le Jaayenge!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dilwale Dulhania Le Jaayengi waa film quluubta dad weynaha daafaha caalamka dhex dagay maadama uu noqday filmkii loogu jeclaa intii udhaxeysay 1990-1999. Waa film jaceyl ah oo ay wada hogaamiyen Shah Rukh Khan iyo Kajol, DDLj darajo weyn ayu ka jooga fanka hindiya iyo boos la mahadsho waxuuna noqday All…

Ugu Dambeyn Anushka Sharma Kohli Oo Dib Ugu Soo Laabatay Mumbai (+Sawiro)

Ugu Dambeyn Anushka Sharma Kohli Oo Dib Ugu Soo Laabatay Mumbai (+Sawiro)

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atirishada Anushka Sharma Kohli ayaa ugu dambeyn soo caga dhigatay Mumbai Airport kadib marke mudo ku maqned bisha malabka ayadoo South Africa waqti kula soo qaadaneysay seygeeda Virat Kohli. Anushka ayaa sawiro laga soo qabtay xili ay Airport-ga kasoo daganeysay waji soo jidasho leh in badan ayena la timid xidigtaan.…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Shahid Kapoor Filmka Sedex Gabdho Dhexda Gashteen Ee Dil Maange More!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Shahid Kapoor Filmka Sedex Gabdho Dhexda Gashteen Ee Dil Maange More!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dil Maange More( Qalbiga Wax Badan Ayuu Rabaa) waa film jaceyl ah kaaso ay wada jilayaan Shahid Kapoor, Soha Ali khan, Ayesha Takia, Tulip Joshi, Gulshan Grover iyo kuwa kale. Filmkaan ganacsi ahaan Flop ayuu noqday sido kale waxaa Director ka ah Anant Mahadevan waxaana la daawaday maanta oo kale…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Shikhar Oo Ay Bandhig Cajiib Ah Kusoo Bandhigeen Ajay Iyo Shahid!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filmka Shikhar Oo Ay Bandhig Cajiib Ah Kusoo Bandhigeen Ajay Iyo Shahid!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Shikhar waa film maanta oo kale taariikhda markee ku beegneyd 30 Dec sanadkii 2005 la daawaday waxaana hogaamiyal ka ahaayen Ajay Devgan, Shahid Kapoor, Bipasha Basu iyo Amrita Rao. Filmkaan ganacsi ahaan wuu burburay balse qaab jiliin ahaan waa mid lagu amaanay xidigahan, fadlan halkaan hoose kaga bogo xaqiiqada filmkaan…

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Ajay Devgan Filmkiisa Haqeeqat Kaaso Maanta Oo Kale La Daawaday!!

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Ajay Devgan Filmkiisa Haqeeqat Kaaso Maanta Oo Kale La Daawaday!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Haqeeqat waa film Super Star Ajay Devgan qaab jiliin ahaan kufara yareestay waana film uu aad ugu xarakeynaayo. Filmkaan waxaa hogaamiyal ka ah Ajay Devgan, Tabu iyo Amrish Puri waxaana la daawaday maanta oo kale 29 Dec sanadkii 1995 Halkaan Hoose Kaga Bogo Xaqiiqada Filmkaan: Xaqiiqada 1aad: Kadib markii sanadkii…