Caziiza oo cadow lagu wada noqday Miran miyuu cafin doonaa Reyyan iyo taxliil ku saabsan dhacdooyinkii xalqada 25aad ee taxanaha Hercai.

0
7402

Kulanti wacan oo wanaagsan dhamaan akhristayaasheena sharafta leh kusoo dhaawada barnaamijkii aan ku taxliilin jirnay dhacdooyinka xalqooyinka taxanaha Hercai.

Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doonaa taxliil ku saabsan dhacdooyinkii xalqadii 25aad fadlan halkaan hoose kaga bogo.

Mida kale fadlan na taageer oo Subscribe saar kanaalkeena Anteeno TV kaasoo aad kala socon kartaan barnaamijyo kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here