Muuqaalka udambey xalqada 50aad ee Hercai waa mid xiiso badan sababto ah meeshuu ku dhamaaday ayaa cajiib ah xaqiiq ahaana dadkoo dhana waxay sugi la’yihiin xalqada cusub ee jimcaha soo socda la daawan doono.

Caziiza markee ogaatay in Hazar wiilkeeda yahay waxay go’aansanee inee aargoosiga joojiso sido kalena ay soo celiso Dilshaah oo nool misane ay meel ku qarisay intaano sane hadaba markee timaado goobii ay Dilshaah ku oged waxay la kulmee Fusun Aslanbey oo meesha ku sugeysay yaab iyo cajiib.

Caziza wey fahamtay in Dilshaah ay kujirto gacanta Fusun hadaba waxay dhahee waan ogahay inaad Dilshah iga afduubatay ee Fusuney si aad Dilshah iigu soo wareejiso maxaan sameeyaa Fusun waxay dhahee waa inaad is dishaa waliba biskoolad ayee meesha uso saare .

Caziiza waxaa lakala dooransiiyay inee is disho ama Dilshaah ay weyn doonto xalqada meeshee ku dhamaane maxaa dhici doono marka Caziiza ma is dili doontaa si ay Dilshaah u bad baadiso mise wey dagaalami doontaa.

1 COMMENT

  1. Saaxib musasalkan inta taqana way taqana mida kale wuxuu kasoo gala tv yada ee hanaguso badinina meesha rag ayaa akhrista ee dumar uma badna
    Hadii xitaa war aad waydan hollywood ka wararkoda nala wadaaga please thanks for everything

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here