Chad Gayi Hai Waa Heeska Labaad Ee Laga Soo Bandhigay Akshay Kumar Filmkiisa Gold (+Video)

Waa heeskii labaad oo laga soo bandhigo filmka Gold ee Super Star Akshay Kumar hogaamiyaha ka yahay waxaana mashruucan la daawan doona sanadkaan.

Akshay ayaa heeskan jilaayo waana xili uu qamri cabsanyahay sida uu ku jilaayo waa tababare ciyaarta Hockey-ga misane kasoo jeeda reer Bengali Dance soo jiidasho lehna ku muujinaayo heeska.

Mashruucan waxaa atirisho ka ah Monuni Roy oo filmkaan ah keeda ugu horeyey ee Bollywood ah kuna jileyso xaaska AKkki maadama atirishadan Tv-yada caan ka tahay waxaana Gold la daawan doona 15 Aug 2018/

Fadlan halkaan hoose ka daawo heeska Chad Gayi Hai ee kujirta filmka Gold:

1 Comment

  1. Sxb ali aadan filimka nawabzaade googooskisa waa soo bandhigtay t.series maxaa looga hadliweyey weliba waa filim madadaalo iyo heeso cajiiba leh ….nala wadaaga faahfaahinta 3 atoore oo hal gabadh jeclamaya hhhhhhh ragbadan oo ruugcadana way ku jiraan sisa ka police ku metalaya waa kii filimka run ee junior bachchan ku jirey commedista ahaa ninka kalena kaba laderka ku mataleyna waa ka kujira ..ajey sanju iyo fardekhan filimkoda ee all the best iyo filimkii farz sunny deol ay jack shroff walalo kumatelayn .!!!!!!

    Filimkaa ka faaldo waa madaadlondhamytiran filim le .!

Comments are closed.