Home » Hollywood News » Channing Tatum-Jenna Dewan, Brad Pitt-Angelina Jolie Iyo Lamaanaha Nolosha Isku Firaaqeyen (+Sawiro)

Channing Tatum-Jenna Dewan, Brad Pitt-Angelina Jolie Iyo Lamaanaha Nolosha Isku Firaaqeyen (+Sawiro)

Sanadkaan 2018 waa macquul inuu noqdo sanad Box-officeka daqli badan soo galo inuu noqdo dhanka Filmada ganacsiga ay sameyeen balse dhanka nolosha gaar aha waa mid aad u liidato marka Hollywoodka la joogo.

Waxaa dhowaan lagu dhawaaqay inee kala tageen lamaanihii mudada 2 sano soo wada noola Jennifer Aniston iyo Justin Theroux waxaana ku xigsadeen oo xalay lagu dhawaaqay in ay ayagana kala tageen Lamanaaha mudada 9 sano wada noolayen Channing Tatum iyo Jenna Dewan.

Marka laga soo tago lamaanayasha waxaa jiraan kuwa kale oo dib loo milicsadaym misane kamid ahaa Hollywoodka waxaa macquul noqotay in qaar kamid ah ay dib guurkoda u dhaco micnaha intey kala tageen ayee hadana dib isugu soo laabten.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Lamaanayasha Hollywoodka Ugu Caansan Taariikh Ahaan Ee Nolosha Isku FIraaqeyen:

Jennifer Aniston iyo justin Theroux:

jennifer-justin

Angelina Jolie Iyo Brad Pitt:

brangelina

Anna Faris iyo Chris Pratt:

chris---anna

Jennifer Garner iyo Ben Affleck:

ben---jennifer

Kristen Stewart Iyo Robert Pattinson:

robert---kristen

Channing Tatum iyo Jenna Dewan:

8937a857ab74d2945c9ed6bd80b87fc8