Mashruuca Chhapaak ayaa isniintii shalay ahed hoos udhacay 55% marka lala bar bardhigo jimcadiisa kowaad sida liidatay oo uu kufurmay taasi oo cadeyneysa in gabi ahaanba Chhapaak la iska diiday maadama 50% ka badan hoos udhacay.

Maalintii shalay ahed waxuu keenay 2 Crore waana Filim daawadayaasha iska diiden inee tiyaatarada uguso daawasho tagaan mudo 4 maalmood ah hader waxuu keenay 20 Crore sido kale todobaadkiisa kowaad 26 Crore ayuu keeni doonaa qiyaas ahaan.

Waa run maanta iyo beri inee fasaxyo jiraan balse xalay oo fasax jiray ayuuba ka faaideysan waayey markaa Filim daawadayaasha diiden fasax kasto jiro kama faaideysan karo waana musiibo si gaar ah u heysato Chhapaak.

Waxaa wanaagsaned ugu yaraan in aan tiyaatarada lala saarin Tanhaji sikaste ahaataba Chhapaak daawadayaasha ayaa sigaar ah udiideen Deepika aawged ayeena tiyaatarka uguso aadi waayeen hoos kaga bogo ganacsigiisa maalinlaha ah:

Jimco: 4.50 Crore

Sabti: 6.50 Crore

Axad: 7 Crore

Isniin: 2 Crore

Wadarta guud 20 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here