Filimada Chhapaak iyo Thappad waxay ka siman yihiin ina yihiin labo filim oo atirishooyin hogaamiyaal ka yihiin sidoo kalena fariintooda waaqici tahay ganacsigooga ugu badana ay ka sameeyeen magaalooyinka ugu waa weyn Hindiya ama reer magaalka loogu tala galay.

Labadan filim waxay ka ganacsi badiyeen aflaanta la mid ahaayeen Panga iyo Saand Ki Aankh kuwaas oo dhulka galeen balse Chappaak iyo Thappad waxaa u suura gashay ganacsigooda 30 Crore inuu gaaro ama uu ka talaabo.

Filimka Chappaak oo Deepika Padukone hogaamiye ka tahay wuxuu ganacsi ahaan 2 Crore dheer yahay filimka Thappad ee Taapsee Pannu hogaamiye ka tahay inkastoo labadan filim ganacsi ahaan wada guul dareesteen haddana Chappaak wuu bad baadi lahaa haddii Tanhaji aysan isku dhici laheyn taasi oo ka caawin laheyd Deepika filimkeeda inu 40 Crore ka talaabo barta uu ku bad baadi lahaa balse midaas maba aysan dhicin.

Fadlan hoos kaga bogo is bar bar dhig shabakada BOI ka sameesay filimada Chhapaak vs Thappad ganacsiga ay gobol walbo oo Hindiya ah ka sameeyeen:

Mumbai

Chhapaak – 8.64 Crore

Thappad – 10.63 Crore

Delhi / UP

Chhapaak – 7.01 Crore

Thappad – 6.27 Crore 

East Punjab

Chhapaak – 2.99 Crore

Thappad – 2.50 Crore

Rajasthan

Chhapaak – 1.10 Crore

Thappad – 1 Crore 

CP Berar

Chhapaak – 1.50 Crore

Thappad – 82 Lakh

CI

Chhapaak – 81 Lakh

Thappad – 85 Lakh

Nizam / Andhra 

Chhapaak – 1.41 Crore

Thappad – 1 Crore

Mysore 

Chhapaak – 2.32 Crore

Thappad – 2.40 Crore

Tamil Nadu / Kerala

Chhapaak – 71 Lakh

Thappad – 40 Lakh

West Bengal 

Chhapaak – 3.24 Crore

Thappad – 2.12 Crore

Bihar

Chhapaak – 84 Lakh

Thappad – 54 Lakh

Assam

Chhapaak – 91 Lakh

Thappad – 33 Lakh

Odisha

Chhapaak – 40 Lakh

Thappad – 41 Lakh

TOTAL 

Chhapaak – 31.97 Crore

Thappad – 29.27 Crore 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here