Filimka fariinta wacan xambaarsan ee Chhapaak ayaa todobaadkiisa koowaad soo xareeyay kaliya 26 crore waana ganacsi kayar midkii la is lahaa sadaxdiisa maalin ugu horeyso ayuu soo xareyn doonaa.

Filimka Chhapaak ayaa caqabado ay ugu weyntahay booqashadii Deepika ku tagtay jaamacada ardayda muslimiinta ee dowlada hindiya mucaaradsan soo wajaheen waxaana sidoo kale la dhaliilay qaabka loo dhigay fariinta filimkaan taasoona sababtay in ganacsi ahaan bur-buro.

Chhapaak haatan waa Big Flop inta uu sanadkaan kasoo baxaayo filim ka daran asiga ayaa ahaan doono flopka ugu weyn sanadkaan 2020ka.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo lacagaha uu mudo todobaad ah ku keenay filimkaan;

Jimce; 4.50 crore.

Sabti; 6.50 crore.

Axad; 7 crore.

Isniin; 2 crore.

Talaado; 2.25 crore.

Arbaco; 2.25 crore.

Khamiis; 1.25 crore.

Wadarta guud; 25.75 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here