xidig walba oo Bollywood ka mid ah waxa uu leeyahay qoys kaaso kooban xaas iyo caruur waama riyo aktar walba uu ku riyoodo intabuu fanka guda gelin

iyadoo maanta dunida ay u dabaal-dagayso maalinta caruurta waxaa lasoo bandhigay ka mid ah xidigaha Bollywoodka kuwaaso dhalayn ilmaha ugu caansan

Saif Ali Khan iyo Kareena wiilkooda Taimur

Shah Rukh Khan wiilkiisa Abram

Soha Ali Khan iyo Kunal Khemu wiilkooda

Shahid Kapoor wiilkiisa

Shilpa Shetty wiilkeeda

Sushmita sen caruurteeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here