Chiranjeevi wuxuu markan gashanay kabaha Mohanlal maadaama u samayn doono filimka hirgalay ee Lucifer weliba isagoo Telegu Lucifer waa filim Tamil ah kaaso ku xareekeeyay aktarka Mohanlal waxaana filimkan u sameeyay ganacsi weyn

Haatan, dib u samayn doona  weliba isagoo Telugu aktarka megastar Chiranjeevi filimkan hogaamin doono sidoo kale aktarkan uu soo saari ka noqon doono filimkan.

Waxaa jira warar xan ah kuwaaso sheegaya inuu filimka Director ka noqon doono Directorka lagu magacaabo Sujeeth kaaso hore u sameeyay filimka Saaho

sidoo kale warar ayaa sheegaya  in filim samayn doono Director Sukumar kaaso sameeyay filimka ‘Rangasthalam’ laakiin Director Sujeeth ayaa wararka sheegaya inuu ugu cad cad yahay kursiga Director

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here