Waxaa shalay lasoo bandhigay abaal marinta weyn ee Filimafare tartamayaasheeda qeybaha kala duwan waxaana loo kala qaaday ilaa 19-qeybood sidaan xalay idiin la wadaagnayba.

Hadaba qeybta atiriishada ugu wanaagsan (Best Actress) abaal marinta ah waxaa u tartamayaan 6 atiriisho oo wataan aflaamtii 2019 ay la imaadeen waxayna noqdeen 6-atiriisho ugu bandhiga wacnaa 2019 waxaana bilaawan doonta codeynta atiriishooyinkan iyo mida ku guuleysta oo la gudoonsiin doono 15 Febraayo Xaflada biladan lagu bixin doono waxaa la qabanaa 15 Feb misane atiriishada uqalanta codeyntana ku guuleysta la gudoonsiin doono inkastoo dhamaantood uqalmaan.

Adiga ahaan hadaa kamid ahaan lahed akhristale gudiga codeynta dhiibanayaan atiriishadee u codeyn lahed bal nala wadaag fikirkaada waxaan aruurineena codkiina atiriishada ugu cod badatana waan soo saarena.

Codka shacabka Filimside iyo codka gudiga Filimfare hadii iskumid noqdo oo hal atiriisho wada noqdaan midii loo wada codeyay waa iskoor weyn haye hada wey bilaawatay codeynta atiriishada aad isleedahay way uqalantaa ucodee 6-atiriisho iyo mid walba Filimka uu ku tartamaayo adigoo bandhigiisa qiimeynaayo taageeronimo xaga iska dhig.

Tartamayaasha Filimfare bilada Best Actress:

Alia Bhatt- Gully Boy

Kangana Ranaut-Manikarnika-The Queen of Jhansi

Kareena Kapoor Khan-Good Newwz

Priyanka Chopra-The Sky Is Pink

Rani Mukerji-Mardaani 2

Vidya Balan-Mission Mangal

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here