Waxaa shalay lasoo bandhigay abaal marinta weyn ee Filimafare tartamayaasheeda qeybaha kala duwan waxaana loo kala qaaday ilaa 19-qeybood sidaan xalay idiin la wadaagnayba.

Hadaba qeybta atooraha ugu wanaagsan (Best Actor) abaal marinta ah waxaa u tartamayaan 6 atoore oo wataan aflaamtii 2019 ay la imaadeen waxayna noqdeen 6-atoore ugu bandhiga wacnaa 2019 waxaana bilaawan doonta codeynta atoorayaashan iyo midka ku guuleysta oo la gudoonsiin doono 15 Febraayo Xaflada biladan lagu bixin doono waxaa la qabanaa 15 Feb misanw atoorihii uqalmay codeyntana ku guuleysta la gudoonsiin doono inkastoo dhamaantood uqalmaan.

Adiga ahaan hadaa kamid ahaan lahed akhristale gudiga codeynta dhiibanayaan atoorahe u codeyn lahed bal nala wadaag fikirkaada waxaan aruurineena codkiina atooraha ugu cod batana waan soo saarena.

Codka shacabka Filimside iyo codka gudiga Filimfare hadii iskumid noqdo oo hal atoore wada noqdaan midkii loo wada codeyay waa iskoor weyn haye hada wey bilaawatay codeynta atooraha aad isleedahay wuu uqalmaa ucodee 6-atoore iyo mid walba Filimka uu ku tartamaayo adigoo bandhigiisa qiimeynaayo taageeronimo xaga iska dhig.

Tartamayaasha Filimfare bilada Best Actor:

Akshay Kumar-Kesari

Ayushmann Khurrana-Bala

Hrithik Roshan-Super 30

Shahid Kapoor-Kabir Singh

Ranveer Singh-Gully Boy

Vicky Kaushal: Uri-The Surgical Strike.

16 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here