waxaa maalintii shalay ah lasoo saaray goos-gooska filimka shactirada badan ee Housefull qaybtiisa afaraad kaaso ay wada jilayaan aktaro badan ee ugu horeeyo aktarka Akshay Kumar
Akshay Kumar waxa uu hogaamiye kasoo noqday dhamaan sadexdii qaybood ee ugu filimkan ugu horeeyeen isagoona hormuud u ahaa guulaha xariirka filimka uu kasoo gaaray Boxx officeka
Akshay waxaa filimkan jaceylka kula wadaagi doona atariishasa Kriti sanon sidoo kale waxaa jiraa atariishooyin kale kuwaaso hore aktarkan jaceylka shaashada kula wadaagayn taxanahan qaybihiisa hore sida Asin , Deepika iyo Jacqueline fernandes
haddaba waxaa la iska rabaa inas u codayso atariishada kusoo baxaysay Akshay Kumat taxanaha Housefull
Deepika Padukone ( Housefull)

Asin ( Housefull 2)

Jacqueline Fernandez ( Housefull 3)

Kriti Sanon ( Housefull 4)
