marka aad joogto Bollywoodka waxaa jira lamanayaal caan ah kuwaaso shaashada looga haray kuwaaso si weyn isugu soo baxayaan markay filim ku midoobaan sida Shah Rukh Khan iyo Kajol, Sanjay Dutt iyo Madhuri Dixit 

Bollywood-Ka ayaa sanadka 2020 waxa ay u noqon doonta sanad xiiso badan maadaama la arki doono inay shaashada ku midoobayn atoorayaal iyo atariishooyin kuwaaso si weyn loo xiisenaysa inay filim ku midoobaan

waxaana ka mid ah Salman Khan Iyo Alia Bhatt kuwaaso markii ugu horeesay ku midoobi doonan filim lagu magacaabo Inshallah kaaso uu Director ka yahay Sanjay Leela Bhansali

laakiin waxaa sidoo sanadka 2020 la arki doona aktaro caan ah kuwaaso hore shaashada filimka nooga yaabsadayn sida Akshay Kumar iyo Katrina Kaif oo 9 sano ka dib ku midoobayn filimka Soorayavanshi iyagoo hore isla sameeyeen aflaamo badan sida Humko Deewana Kar Gaye (2006), Namastey London (2007), Welcome (2007), Singh Is Kinng (2008), De Dana Dan (2009), Tess Maar Khan (2010)

sidoo kale Amir Khan iyagana ka dib aflaamta 3 Idiots (2008)  iyo Talaash (2012) waxa ay markan dib ugu midoobi doonan filimka weyn ee Laal Singh Chadda kaaso laga soo min guuriyay filimka Hollywoodka

halka mar kale shaashada lagu arki doono midoobida Salman Khan iyo atariishada Sonakshi Sinha kuwaaso hore ugu midoobayn aflaamk badan kuwaaso ay ugu horeeyaan taxanaha Dabbang labadiisa qaybood  iyagoona sidoo kale dhamaadka sanadkan la imaan doonan Dabbang qaybtiisa sadexaad

haddaba Akhriste yaa si weyn u xiiseenaysa inay mar kale filim ku daawato Akshay Kumar iyo Katrina Kaif ama Amir Khan iyo Kareena Kapoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here