Home » Nolosha Jilaayaasha » Codeyn Kadib: Super Star Hritik Roshan Oo Ku Guuleystan Abaal Marinta Atooraha Ugu Wanaagsan Ee Shirkada Filmfare Award (Saadaalin)

Codeyn Kadib: Super Star Hritik Roshan Oo Ku Guuleystan Abaal Marinta Atooraha Ugu Wanaagsan Ee Shirkada Filmfare Award (Saadaalin)

Super Star Hritk Roshan ayaa ku guulestay codeyntii aan qabanay taaso akhristayaasha filmside u codeynaayen atooraha sanadkaan u qalmo bilada Filmfare Award bixiso sanad walba qeybta atooraha ugu wanaagsan (Best Actor).

Guud ahaan waxaa codka dhiibteen akhristayaal dhan 15 qof wuxuuna Super Star Hritik Roshan helay cod dhan 6 qof halka Varun Dhawan iyo Akshay Kumar heleen min sedex cod.

Rajkumar Rao ayaa kusoo xiga waan kaxunahay atooraha kaliya 1 cod ayuu helay, ugu damben SRK iyo Salman Khan ayaa heleen min 1 cod.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Xidigaha Aan Tartansiinay iyo mid walba codka uuhelay.

Hritik Roshan: 6 Cod

Akshay Kumar: 3 Cod

Varun Dhawan: 3 Cod

Rajkumar Rao: 2 Cod

Salman khan: 1 Cod

SRK: 1 Cod

marka aan liiskaan fiirino waxaa inoo soo baxeysa in Hritik Roshan ku guulestay abaal marinta atooraha ugu wanaagsan sanadkaan ayagoo akhristayaasha kusiiyeen bandhigiisa wacnaa filmka Kaabil.

Hambalyo Hritik Roshan saadaalinta Akhristayaasha Filmside Kuu Saadaaliyeen Waxaana La Rajeynaa Inaad Hanan Doonto Sanadkaan Abaal Marintaas……….

One Response to Codeyn Kadib: Super Star Hritik Roshan Oo Ku Guuleystan Abaal Marinta Atooraha Ugu Wanaagsan Ee Shirkada Filmfare Award (Saadaalin)

  1. M S N Reply

    December 8, 2017 at 8:25 pm

    Waa qalad sherukhan oo jogo in uu Ku guleysto runtii

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *