Home » Nolosha Jilaayaasha » Codeyn: Sultan, Rabne Bana De Jodi Iyo PK Anushka Sharma Atariisho Blockbuster U Saaxiib Ah!!

Codeyn: Sultan, Rabne Bana De Jodi Iyo PK Anushka Sharma Atariisho Blockbuster U Saaxiib Ah!!

Atariishada Anushka Sharma waxay Bollywoodka kusoo gashay Blockbuster keedi koowaad ee ahaa Rabne Bana De Jodi kaaso ay la hogaamineysay Shah Rukh Khan wixii markaa kadambeyay xidigtaan diba uma hakan.

9 Sano ee ugu dambeysay xidigtaan waxay la timid aflaam Classic ah waxaana xusid mudan inee lasoo wada shaqeysay dhamaan xidigaha ugu sarsareya Bollywoodka oo ay kamid yihiin King of Bollywood Aka Shah Rukh Khan, Mr.Prefectionst Aamir Khan, Mega Star Salman Khan, Super Star Akshay kumar iyo waliba dhalinta maanta sida Ranbir Kapoor, Rnaveer Singh iyo Shahid Kapoor.

kuwaaso inta badan ay guulo waxan la gaartay, xisaabta kudarso Anushka Sharma waa atariishada kaliya ee ilaa iyo hada heesata labada filim  kuwaaso Box-officeka ka keenen lacago sare udhaafaya 300 Crore.

sido kale waxay noqotay markaan Filim Qarash Gareye taaso maal galisay aflaamta kala ah Phillauri, NH10 iyo filimka sedexaad ee ay maal galin doonto kaso lagu magacaabo Pari.

waxay dib ola midoweysaa macalinkeeda fanka SRK kaaso ay lasoo wado filimkeeda afaraad oo ay xidigaan lakeyneeso waxaana iska leh Anand L Rai waana filim uu SRK nin gaaban kumatali doono.

hadaba aqriste Anushka sedexdeda filim ee ugu waaweyn kuuwaso kala ah PK., Sultan iyo waliba Rabne Bana De Jodi keeba dooqada ah waa aflaam waaweyn sheeko ahaan iyo ganacsi ahaanba.

PK: ( All Time Blockbuster)

Sultan: (Blockbuster)

Rabne Bana De Jodi: (Blockbuster)

Hadaba Aqriste Ucodee sedexdaan Filim Hadii Aad Daawatay Midkii Kuqanciyay oo Dooqada Ah Codkaada Sii, Kii Soo Baxaa Wuxuu Noqon Doona Anushka Filimkeeda Ugu Fiican Marka Laga Fiiriyo Shabakada Filimside.

11 Responses to Codeyn: Sultan, Rabne Bana De Jodi Iyo PK Anushka Sharma Atariisho Blockbuster U Saaxiib Ah!!

  1. HR

    October 16, 2017 at 10:58 pm

    ani ahaa PK si fiican ayay uga baxsatay bn is leeyahay

  2. Saadaq

    October 16, 2017 at 11:03 pm

    Rabne bana jodi

  3. Siciid ja

    October 16, 2017 at 11:32 pm

    Ani ahan wan dawaday sadexdaba lkn waxan dawashadoda Ku raxaystaa lbadan film PK iyo Rabne Bana De Jodi waa LBA film oo laga shaqeyay lguma cajisayo
    Lkn filimka sultan xoga waa lgu cajisaya half mar kabadan lama dawan karo

  4. Malik

    October 16, 2017 at 11:57 pm

    #Sultan

  5. Mohamud

    October 17, 2017 at 1:08 am

    PK

  6. Yusuf

    October 17, 2017 at 7:25 am

    hadii aan fikirkeyga ka dhibto
    filimka ugu weyni waa Pk
    laakin filimkeeda ugu qaab jilinka
    wanaagsani waa rabna bana di jodi

  7. Joseph

    October 17, 2017 at 7:26 am

    Rabne bana di jodi

  8. KING KHAN

    October 17, 2017 at 8:43 am

    Rab ne bana di jodi

  9. muxamed

    October 17, 2017 at 10:12 am

    Pk

  10. aidaro

    October 17, 2017 at 1:20 pm

    PK

  11. Amir malik

    October 17, 2017 at 9:13 pm

    sxb say wax u jiraan
    JAB HARI MET SAJAL
    iyo filkan uu ninka gaaban ku jilayo kala saar