Home » Wararka Maanta » Codeynta Aktarka Sanadka 2018: Akshay Kumar Vs Allu Arjun  Yaa Codkaaga Siinaysa

Codeynta Aktarka Sanadka 2018: Akshay Kumar Vs Allu Arjun  Yaa Codkaaga Siinaysa

Kulanti Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxan Inoo Socon Doona Tartankii Aan Ku Ogaanayo Aktarka Ugu Shacbiyada Badan Gudaha Soomaaliya Waana Maalintiisa Afaraad Ee Tartanka Waana Barnaamij Sanadle Ah

Iyadoo Barnaamijkan Uu  U Dhaxeeya 32 Aktar Iyadoo Maalin Walba Masraxa Ay Inoo Saarnaan Doonan Labo Aktar Ilaa Iyo Inta Laga Gaarayo Final Ka Oo Ay Isugu Soo Hari-Doonan Labo Aktar

Shalay Tartankii La Qabtay Ee U Dhaxeeyay Shah Rukh Khan Iyo Saif Ali Khan  Waxaa Ku Guuleystay Shah Rukh Khan  Maantana Waala Arki Doono Cida Guusha Qaadata

Yaa Maanta Tartamaya

Akshay Kumar Vs Allu Arjun


Waa Labo Aktar Oo Caan Ah Oo Akshay Waxa Uu Ka Tirsan Yihiin Shirkadda Bollywood-Ka Halka Aktarka Allu Arjun Uu Isagana Uu Ka Tirsan Yahay Shirkadda Telugu Waan Kuwa Ka Mid Aha Aktarada Door Walba Sameyn Karaan  Xilligan.

Akshay Kumar

Shah Rukh Khan Waxa Uu Dhashtay 9 September 1967 Waxa Uu Aflaamta Kusoo Biiray 1992 Filimkii Saugandh Akshay Kumar  Waa  Loogu Yeera Khiladi Of Bollywood Waana

Sidoo Kale Loogu Yeera Madadaaliyaha Bollywood-Ka Inaba Taasoo Uu Ku Muteystay Inuu Yahay Aktar Sanad Walba La Imaan Kara Filim Hit

Isagoo Ka Mid Ah Aktarada Ugu Hit Ka Badan Gudaha Bollywood-Ka Isagoo Ah Aktar Wajiyo Badan Sameyn Kara Sida Action Comeyd ga Iyo Fariin Wadanimo Ah

Allu Arjun

Allu Arjun  Waxa Uu Dhashtay 8 April 1983 Allu Arjun Waxa Uu Soo Galay Aflaamta Sanadkii 2003 Isagoo Ku Soo Caan Baxay Filim Lagu Magacaabo Gangotri Allu

Waa Mid Ka Mid Ah Atoorayaasha Ugu Caansan Ee Haystaan Shirkadda Tollywoodka Isagoo Halkaas Loogu Yeero Stylish Star

Xeerka Codeynta: Codeynta Waxa Aad Ku Dhiiban Karta Qaybta Comments Adigoo Soo Qoraya Magacaaga Oo Sadexan Iyo Goobta Aad Ku Sugan Tahay Ka Dib Waxa Kaliya Codkaaga Siinaysa Mid Ka Mid Ah Labada Aktar Ee Tartamay

a Haka Xaasidin Aktarka Aad Sida Weyn U Taageeto Si Uu U Guuleysto Fadlan Aan Isla Dhowrno Xeerka Nidaamka Barnaamijkan Mahadsanidiin

F-G: Wixii Qoraal Ah Waad Inala Wadaagi Kartaa Kaliya Codeynta Uma Gaar Aha Waxaa Kaloo Jirta Codeyn Dhinaca Atariishada Ugu Taageeraha Badan Gudaha Soomaaliya Barnaamijkam Waa Maalinle Taaso Maalin Walba Aan Idinla Wadaagi Doona Saacadu Marka Ay Tahay Saacada 4:30 Galabnimo Xilliga Geeska

Waxaana Uu Ku Ekaan-Doona Ilaa Laga Gaarayo Maalinta Kale Xiligaas Oo Kale Waxan Rajeenaynaa Inan Si Fiican Aan Dhamaanteen Si Wadajir Isla Shaqey-Doono.

31 Responses to Codeynta Aktarka Sanadka 2018: Akshay Kumar Vs Allu Arjun  Yaa Codkaaga Siinaysa

  1. Samiir irfaan

    September 14, 2018 at 4:46 pm

    Magacayga waaa Mohammed abuukar addow
    Waxaaan daganahay shibis
    Waxaaan u codeyay akshay Kumar

  2. Amiira Ahmed

    September 14, 2018 at 4:56 pm

    Amiira Ahmed o jogta london akshey kumar

  3. Maryama abdirahman ibraahim

    September 14, 2018 at 5:01 pm

    Asc bahda filimside mgceyga wa maariya abdirahman ibraahim jogta muqdisho asxabey marka hore intan codka dhiiban mgca akshay shahru khan ayad ku badashen bilowga iska badala teda kale waxan u cadeyna akshay kumaar

    • Jabriil Abdikadir

      September 14, 2018 at 5:06 pm

      Maariya Naqshada Codeynta Waa Midaas Kaliya Waa Inay Kala Duwanaanta Xogta Aktarada Kaliya Ee Tani Waa Naqshada Codeynta Mahadsanid

  4. Abdalle Omar

    September 14, 2018 at 5:07 pm

    Magacaygu waa cabdullahi cumar maxamed waxan jogaa dalka kenya gaar ahaan gaarisa waxaan u codeynayaa Akshay Kumar

  5. omar

    September 14, 2018 at 6:16 pm

    magacaga omar waxa joga kenya waxa u coodeye Allu arjun

  6. ramos

    September 14, 2018 at 6:18 pm

    magacaga waa cumar oo kenya joga waxaa u codeye Allu arjun

  7. ramos

    September 14, 2018 at 6:19 pm

    magacaga waa cumar oo kenya jogo waxaa u codeye Allu arjun

  8. abshir

    September 14, 2018 at 6:23 pm

    abshir oo joga mombasa stylish actor Allu arjun

  9. abdisamad

    September 14, 2018 at 6:23 pm

    abdisamad from hargeisa akki

  10. caliyaano

    September 14, 2018 at 6:39 pm

    mgacayga waa cali laki jogo kismayo codkayga waxaan sinayaa boqorka hitka akshey. kumar lion of bolly wood

  11. zakaria adem

    September 14, 2018 at 6:40 pm

    zakaria adem maxamwd
    jooga boorama
    codynta

    akshay kumaar

  12. JaabiR HassaN (muqdisho)

    September 14, 2018 at 6:55 pm

    codka waa akshey Kumar

  13. Abdi kaafi

    September 14, 2018 at 8:42 pm

    Magacaygo waa abdi kaafi oo jogo mogadisho codkayga qof kale malahan waxaa leh aktarka aan tagero ee akshay Kumar filimside.net su aal tartankaan udhaxeyo aktarada waxan ufahmay in aysan qas u ahayn boolawood ka oo kaliyah ayxitaa sogalayaan jilayasha uguwaawayn koonfur India aktarada kaxamasho oo aykamityihiin allu arjun Ram Charam and Vijay

  14. Cadnaan karaanka

    September 14, 2018 at 8:47 pm

    Magaceyga waa cadnaan aadan cilmi
    Waxaan ucodeyay akshey kumar

  15. abdi mohamed ali

    September 14, 2018 at 9:01 pm

    Allu Arjun

  16. khadar-basaldiid

    September 14, 2018 at 9:50 pm

    khadar muuse oo jooga kabo qorey waxan ucodeeyey AKSHAY KUMAR TWINKLE’S HUSBAND

  17. Juuxow

    September 14, 2018 at 10:17 pm

    jooga Garowe

    Waxaan Codkayga siiyay
    Super Star Akshay kumar

  18. Biikalo

    September 14, 2018 at 10:36 pm

    Magceyga waa Abdullaah Biikalo
    oo jooga magalada muqdisho
    codka waxan siyay Akshaey kumar

  19. A.k rashka

    September 14, 2018 at 10:55 pm

    mgcy wa nuur allu arjun

  20. Abdihakinn

    September 15, 2018 at 12:17 am

    Wa Aniga abdihakin ah ooo jooga Uganda waxan u codeyy akshy kumar

  21. Abdihakin

    September 15, 2018 at 12:51 am

    Akshy Kumar libaax

  22. suhayb

    September 15, 2018 at 1:24 am

    jooga berbera waxan ucodkayga siyay
    akshay kumar

  23. Hassan

    September 15, 2018 at 9:34 am

    Magaceygu waa Hassan Hussein
    Waxaan u codeynayaa akki king of Bollywood akshay kumar khiladi

  24. sallu

    September 15, 2018 at 9:41 am

    ilyaas oo jijiga jigjiga

  25. sallu

    September 15, 2018 at 9:42 am

    ilyaas oo jijiga jigjiga waxan codkayga siinaya akshay kumar

  26. kataaravic

    September 15, 2018 at 10:07 am

    magacayga waa kataarooz jooga dhulka hoostiisa waxaan ucodeeyey super star akshey Kumar

  27. Ilyas

    September 15, 2018 at 12:09 pm

    Stylish Allu arjun Ilyas oona joogo Germany

  28. shafici

    September 15, 2018 at 12:27 pm

    akhey kumar

  29. Ahmed Ali

    September 15, 2018 at 2:51 pm

    akshey kumar

  30. Abdi

    September 15, 2018 at 5:38 pm

    Abdiasis mohamed ,swedan , Allu arjun