Daawadayaasha hindida dooq xumaa filimadaan ayay Flop ka dhigeen qaarkood Blocbuster u qalmay. Q.1aad.

0
1065

Markii dooqa filimada iwm sheekadu tagtu dadweynaha inta badan aragti ahaan aad ayay ugu kala duwanyihiin qolokasta dooq gaar ah ayay leedahay.

Hadaba waxaan maanta idiin soo bandhigi doonaa filimo soomaalida dhankooda aad looga helay balse daawadayaasha hindida iska diideen isla markaasna filimadaas Flop noqdeen iyo darajo aysan u qalmin.

Hadaba liiskaan oo dheer owgiis qeybtii koowaad halkaan kaga bogo;

1-Andaz Apna Apna;

Waxaa jilayaan Salman Khan Amir Khan iyo kuwa kal sheeko ahaan wuxuu helay qiimeyn aad u weyn balse Box Officeka ayuu ku fashilmay asigoona noqday Flop.

2-

Waxaa jilayo Sunny Deol Saif Ali Khan iyo kuwa kale wuxuuna noqday Flop.

3-Amaanat;

Waxaa hogaaminayo Sanjey Dutt iyo Akshey Kumar wuxuuna noqday Flop.

4-Yaar Gaddar;

Waxaa hogaamiye ka ah Mithun wuxuuna noqday Flop.

5-Jai Kishen.

Waxaa hogaamiye ka ah Akshey Kumar wuxuuna noqday Below Average.

La soco qeybta 2aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here