Taapsee Pannu Filimkeeda Thappas waxay saxaafada dhaheen waa Filimkii ugu fiicnaa abid India sameyaan laakiin daawadayaasha ayaa dhaheen waa wax kana jiraan arinkaa dhirbaaxo kulul ayaana kudhacday mashruucan maadana India oodhan laga diiday.

Magaalooyinka ugu daqliga badan ilaa tuulooyinka Thappad waa laga diiday in laga daawado fariintiisa oo daawadayaasha qancin weyday aawged ma ahan markii ugu horeysay sanadkaan Filim sidaan dhan loo diido waxaa ka horeyaan Chhapaak, Saand Ki Aankh iyo Panga.

Thappad jimcadiisa labaad waxuu keenay 1 Crore kudhowaad waxuuna cimri ahaan ku istaagi doonaa 30 Crore daawadayaasha oo diideen iyo Corona Virus oo faafay aawged hoos kaga bogo ganacsigiisa.

Todobaadka Kowaad: 21.15 Crore

Jimco Labaad: 90 Lakh

Wadarta Guud: 22.05 Crore (Trade Figure).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here